Sign in to follow this  
General Duke

Geele changes toone Ethiopia is not occupaying...

Recommended Posts

Geele oo tageray faragalinta

30 Mar 30, 2007 - 3:15:36 PM

 

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele oo wareysi siinayay laanta Af-Somaliga BBC-da ayaa markii ugu horeysay tageeray faragalinta ciidmada Ethiopia ku sameynayaan arrimaha Somalia ee murugsan.

 

Ismaaciil Cumar Geele ayaa sheegey in dowlada Ethiopia aysan rabin in Somalia qabsato isla markaana aysan tabar u heyn qabsasho dal kale madaama ay dadkeedii gaajeysan yihiin balse arrimo la xiriira amaankeeda iyo codsi ka yimid DF ku tagtey Somalia.

 

Geele ayaa shacabka Somalida ka codsadey in dowlada Federalka ah la shaqeeyaan ayna isku dayin in ay fursadaan dhumin.

 

Madaxweyne dalka Jabuuti ayaa dhinaca kale dowlada Federaalka ah ka dalbadey

in shirka dib u heshiisiinta ka qeyb galiso dhinacyada isku siyaasada marka laga reebo

kuwa xooga wax ku raadinaya.

 

Geele oo horey u dhaliili jirey arrimaha Somalia ayaa waxa ka muuqta isbadal siyaasadiisa ku aadan arrimaha Somalia.

 

Wareysiga Ismaaciil cumar Geele ka dhageyso halkan.

 

Garowe Online+Wakaaladaha

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this