General Duke Posted March 30, 2007 Geele oo tageray faragalinta 30 Mar 30, 2007 - 3:15:36 PM Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele oo wareysi siinayay laanta Af-Somaliga BBC-da ayaa markii ugu horeysay tageeray faragalinta ciidmada Ethiopia ku sameynayaan arrimaha Somalia ee murugsan. Ismaaciil Cumar Geele ayaa sheegey in dowlada Ethiopia aysan rabin in Somalia qabsato isla markaana aysan tabar u heyn qabsasho dal kale madaama ay dadkeedii gaajeysan yihiin balse arrimo la xiriira amaankeeda iyo codsi ka yimid DF ku tagtey Somalia. Geele ayaa shacabka Somalida ka codsadey in dowlada Federalka ah la shaqeeyaan ayna isku dayin in ay fursadaan dhumin. Madaxweyne dalka Jabuuti ayaa dhinaca kale dowlada Federaalka ah ka dalbadey in shirka dib u heshiisiinta ka qeyb galiso dhinacyada isku siyaasada marka laga reebo kuwa xooga wax ku raadinaya. Geele oo horey u dhaliili jirey arrimaha Somalia ayaa waxa ka muuqta isbadal siyaasadiisa ku aadan arrimaha Somalia. Wareysiga Ismaaciil cumar Geele ka dhageyso halkan. Garowe Online+Wakaaladaha Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 30, 2007 When was the last time uncle Djibouti changed his mind? The day when Baidoa was not able to fall to the clown courts... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gordon Gekko Posted March 31, 2007 So what makes Gelle utter these remarks? This needs further analysis. Quote Share this post Link to post Share on other sites