Dhubad. Posted September 11, 2007 Warbixin Guud oo ku saabsan Shirka uga soconaya Magaalada Asmara Isbaheysiga la magacbaxay Xoreynta iyo dib u soo nooleynta Soomaaliya. Shirweynaha kasoconaya Magaalada Asmara ee Xarunta Wadankani Eritrea ayaa kudhaq heer gabo gabo, waxaana tan iyo markii uu ka furmay Carwo weyn oo ku taalla Magaalada Asmara ee Xarunta Wadanka Eritrea. Xarunta Shirka ayaa weli waxaa soo gaaraya Ugaasyo iyo Waxgarad kasocda Beelaha Soomaaliyeed, waxaana ugu dambeeyay oo soo gaaray Xarunta Shirka Ugaas Maxamed Weli iyo ugaas kasocda Beelaha Digil iyo Mirifle. Sidoo kale Shirka waxaa kasoconaya doodo kulul oo la isku dhaafsanayo dhismaha Isbaheysiga iyo sidoo kale sidii Guddiyadiisa loogu magacaabi lahaa. Doodii ugu dambeysay ayaa waxa ay ku saabsaneyd sidii loo dhaqan gelin lahaa loona ansixin lahaa Xeerka uu kudhaqmayo Isbaheysiga laga abaabulayo Magaalada tan asmara. Ereyo la isla mari waayay ayaa kujiray hadaladii ajendeyaasha taasi oo ay kamid aheyd in la badalo ereyga JIhaadka oo lagu badalo Muqaawamo ama halgan ama ereyo kale, waxaana arrintaasi loo saaray guddi lasheegay in ay kazoo talo bixin doonaan isla markaana ay keeni doonaan Magac wanaagsan oo lagu wada shaqeyn karayo. Shirka ayaa sidoo kale goobta uu kasoconayo waxa uu u muuqanayaa Maalmahani dambe mid si xawli ah kusoconaya, waxaana iminka harsan oo keliya sidii loogu dhawaaqi lahaa Guddiga Fulinta, kan dhexe iyo Doorashada Guddoomiyaha Isbaheysigani Asmara iminka uu shirka uga soconayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cige Posted September 11, 2007 Dhuba d saaxiibkaa maxaad u bari wayday in dadka marka lala hadlaayo si fiican loo fariisto :rolleyes: midka kursiga soke fadhiya, xaggee ka yimid? wuxuu u egyahay kuwii SABLAALE iyo DUJUUMA ku jiri jiray Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted September 11, 2007 lool@Sablaale, maya waa ragii Habaar_Waalid iyo xagaa ku godoomay!. Saaxiibkaa siduu u fadhiyo ayaaba icajabisay, waa rageediye daa, gaaladu waxay u barteen dad markay la hadlayaan dhulka fiiray...! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jamster Posted September 11, 2007 This is doomed walahi. Look at the individuals that are suppose to be "winning" the hearts and minds of the people? Tarzan & Co!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted September 11, 2007 I don't get it Fahiye. What do you mean walale? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cige Posted September 11, 2007 do u guys know that this guy @tarzan' was Muse Sudi's represantative in London? and now he is preaching us to get rid off the Qabyaalad :mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cige Posted September 11, 2007 do u guys know that this guy 'tarzan' was Muse Sudi's represantative in London? and now he is preaching us to get rid off Qabyaalad etc. :mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jamster Posted September 11, 2007 MJ huuno; Tarzan is qabiilist to the core and if he and his likes are directing the course of this Shir expect nothing but failure--- he incompetetnt qabiiliste; nothing more nothing less. Fahiye PS: as the above guy mentioned, he was Suudi Yelaxoow's mouth piece during Eldoret meeting; go figure. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted September 11, 2007 Well even Huseen caydiid jr. is present in that meeting. As long as these folks are not given any serious positions then this conference should be a success. Just because they are there doesn't neccesarily determined the success or lack thereof of this conference. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jamster Posted September 11, 2007 They seem to be very influencial matey. Hussein Eidid is a political bufoon; but these guys are sold to the meeting the "the beacon of hope; the intellectuls of the diaspora" as such they are steering the conference mate. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kashafa Posted September 11, 2007 ^^ Might as well relax with that BS, duqa. The leaders of this Shir are well-known and need no introduction. Tarzaan, Monkey-Man, and Qoris-Ismaris can all attend as spectators. Here, enlighten yourself about what this Shir is all about. Qabyaalad aa ? Heh, this ain't the TFG's fowr-bointi-fife, abti. Rekanise. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted September 12, 2007 Originally posted by Fahiye: They seem to be very influencial matey. Hussein Eidid is a political bufoon; but these guys are sold to the meeting the "the beacon of hope; the intellectuls of the diaspora" as such they are steering the conference mate. "SEEM" mawaxaasad lashirtimid. Raali ayaad iska ahaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites