Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Eritrean Foreign Minister: Maalin walba laba haween Soomaaliyeed ...

Recommended Posts

Cali Cabdoow: "Maalin walba labo haween Soomaaliyeed ayay ciidamadda Itoobiya qaadsiiyaan cudurka AIDSka"

 

Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Ereteriya Cali Cabdoow Axmed ayaa mar uu u waramayey taleefishinka Aljasiira waxa uu sheegay in dhibaatada ka taagan Soomaaliya ay ugu wacan tahay Ciidamadda Itoobiya oo uu sheegay.

 

"Maalin walba waxaa la gumaadaa Ummadda Soomaaliyeed, waxaana laga buuxiyaa xabsiyada" ayuu yiri Wasiirka arrimaha Dibadda ee Ereteriya, waxa uuna intaa raaciyey, "Waxaan ogaanay in maalin walba labo haween Soomaaliyeed Ciidamada Itoobiya qaadsiiyaan Cudurka AIDSka, marka ujeedada Itoobiya waa sidii ay uga aarsan lahayd una baabi'in lahayd Ummada Soomaaliya".

 

Wasiirka arrimaha dibadda waxa uu beeniyey warar dhawaan ka soo yeeray ururka Midowga Afrika oo ahaa in Ereteriya ay hub gaarsiisay kooxo ka soo horjeeda Dowladda Federaalka, waxa uuna warkaasi ku tilmaamay mid aan sal iyo raad toona laheyn oo ladoonayo in lagu marin Habaabiyo ummadda Soomaaliyed.

 

Wasiirka waxa uu sheegay in Dhibaatada Soomaaliya aysan marnaba degi doonin tan iyo inta ay Dowladda Itoobiya faragelinta ku hayso arrimaha Soomaaliya, isagoo soo jeediyey in arrimaha Soomaaliya loo madax banaaneeyo ummadda Soomaaliyeed.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

"Waxaan ogaanay in maalin walba labo haween Soomaaliyeed Ciidamada Itoobiya qaadsiiyaan Cudurka AIDSka,

If ever there was a innendo it has to be this remark. It is cheap and undermines the importance of the opposition towards this unacceptable, illegal occupation and invassion and naked aggression against the people and the country of Somalia by the Xabashi.

What do we have here Foreign minister of the country that plays host to 'barlamanka xorta ah' & 'Golaha Maxakiinta' making his main argument point 'aids infection' damn - give me Muse any time I bet he is more articulate. What happened to building a constructive and able opposition with real and tangible issues to display the catastrophic epic.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this