Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Inaalilaahi wa inaalilahi rajicuun Xaaji cali botaan dies in Hargeisa

Recommended Posts

Alle Ha u Naxariistee waxa Saaka ku geeriyooday Magaalada Hargeysa Xaaji Cali Bootaan Cabdi oo ka mid ahaa Ganacsatada Iyo odayaasha waaweyn ee Somaliland

posted by: Webmaster

 

 

Alle Ha u Naxariistee waxa Saaka geeriyooday Xaaji Cali Bootaan Cabdi Marxuumka oo ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa, Xaajiga ayaa Yaalay Cusbitaalka Edna .

 

Alleh Ha u naxariistee marxuunka oo ahaa Odayaasha Waaweyn ee Reer Somaliland isla markaana ka mid aha Ganacsatada ugu waaweyn Dhulka Soomalida ahaana Oday qaradin iyo xishmad shacabka dhexdiisa ku lahaa isla markaana lagu xasuusto Qaybtii uu ka qaatay Nabadgelyada ay ku faanto Maanta Somaliland iyo Dhidib u taagida Somaliland ayaa waxaa maanta lagu aasi doonaa magaalada Hargaysa Gaar ahaan Xabaalaha Masalaha isaga oo Marxuumka Maydkiiska Laga qaadi Doono Marka lagaga Tukado Masjidka Alhuda ee Xaafada Guryasamo .

 

Dhamaan Bahda ToggaHerer meelkasta oo ay joogaan annagoo ka tiiraanyeysan geerida naxdinta leh uu ku timid Xaaji Cali Bootaan Cabdi tacsi tiiraanyo leh u diraynaa caruurtii, xaasaskii, Reer Bootaan Cabdi meelkasta oo ay joogaan iyo eheladii kale uu ka baxay marxuumka iyo dhamaan Shacabk somaliland. Waxaana Illaahay ugu baryeynaa inuu Geeyo Marxuumka Jannatul-Firdawsal-Aclaa, Dhamaanteena samir iyo iimaan naga wada siiyo, aamiin aamiin.

KULLU NAFSIN THAA’IQATUL MAWT.

 

Warqabadka TogaHerer

Hargeisa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaji cali botaan he was very old he was over 90 may allah bless his soul he was one of the most influential individuals from hargeisa and somaliland ilahay ku naxariso.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this