Saalax Posted September 27, 2010 Like i said this upcoming days will tell if this issue will be solved locally or if it will come to military confrontations. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garaad Bari Posted September 28, 2010 Originally posted by Libaahe*: Like i said this upcoming days will tell if this issue will be solved locally or if it will come to military confrontations. Weger Maakhiriyiintaa isku cadhi indhaa hakaala soo baxeen,,,,,,war nimankaa waa la baryaaye barya nimanka haydiin soo daayeene Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 28, 2010 Taliyaha Booliska soomaaliland oo Faah-faahin ka Bixiyey Afduubkii Laasqoray Tuesday, 28 September 2010 Taliyaha Booliska Somaliland ayaa faahfaahin ka bixiyay dad lagu afduubay deegaanka Laasqoray iyo waliba amaanka Magaalada Boorame oo ay ku sugan ciidamo aad u tiro badan oo ay dirtay Xukuumada Somaliland. Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Cornayl Cilmi Kabaal oo isaga oo gaadhigiisa Fuushan waraysi siiyay warbaahinta ayaa sheegay in deegaanka Laasqoray lagu afduubay 4-qof oo u shaqaynayay shirkada Isgaadhsiinta Nation Link, waxaana uu tilmaamay in ay dadkaasi afduubeen Maamulka Puthland waxaana uu yidhi “Warbixin kooban ayaan ka hayaa qolada Nation Link ka socotay ee la afduubay, anagu marka hore lamaanaan socon waxaanse Maqalnay in laas qoray lagu qabqabtay Odoyaalna ay u kaceen oo aan laasqoray la dhaafanin imika ay ku sugan yihiin guri qoladaa qabatayna ay meesha ku hayso intaas oo qudha ayaan ka ogahay”. Taliyaha Booliska Somaliland Cornayl Cilmi Kabaal ayaa isaga oo ka hadlaya Xaalada Magaalada Boorame iyo Mudaharaadyo la sheegay inay ka dhacayaan halkaasi waxa uu idhi “Wax mudaharaad ah oo ka dhacay ma jiro, cidii soo sheegtayna waa been weeyaan, Ciidankana waanu gayna oo mudahaarad ayaa la sheegay in laga baqayo, wasiirkii arimaha Guduhuna wuu joogaa, wixii laga wada hadlayayna waa laysku afgartay”. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted October 9, 2010 The five men have been released today, It is a great news. Quote Share this post Link to post Share on other sites