Saalax Posted September 27, 2010 War Deg Deg Ah:Mas’uuliyiin Ka Tirsan Shirkadda Nation-Link Oo Lagu Afduubay Magaalada Laasqoray. Ceerigaabo(Oodweynenews) Mas’uuliyiin ka socdey Shirkadda Isgaadhsiinta ee Nation-Link ayaa Isniintii(maanta) waxay gaadheen magaalada ku taalla xeebta waqooyiga gobolka Sanaag ee Laasqoray, halkaas oo sida ay xaqiijiyeen wararka naga soo gaadhey mas’uuliyiintaas iyo baabuurkii ay wateenba ay afduubeen dad u dhashay degaanka Laasqoray. Mas’uuliyiintan oo tiradooda lagu sheegay afar oo saddex ka mid ahi kazoo kicitimeen dhinaca Caasimadda Somaliland ee Hargeysa halkan kan afraadna ka raacay magaala-madaxd gobolka Sanaag ee Ceerigaabo ayaa afduubashadoodan ka hor maalintii Axadda oo ay gaadheen magaalada Badhan (Bariga Sanaag) waxa halkaas ku qabsaday madaxda qaar ka mid ah ciidammada Puntland ee halkas deggan, haseyeeshee muddo kaddib la sii daayey iyagoo weliba lgu daray laba askari (ilaalo) katirsan ciidanka Puntland iyo warqad kusaabsan socdaalkooda (waddo-maris) oo madaxda ciidammadaasi usii qoreen, kaddibna ay usii kicitimeen dhinaca magaala-xeebeedka xilligan lagu afduubay ee Laasqoray. Afduubka mas’uuliyiintan (Nation-Link) ayaa sida ay sheegeen wararka aannu halkaas ka helnay wuxu salka ku hayaa qaar ka mid ah kooxaha budhcad-badeedka ku xidhan xabsiga Mandheera oo iyagu kazoo jeeda degaankan Laasqoray. “Nimankan maanta Laasqoray lagu afduubay waa afar nin oo ka socdey shirkadda Nation-Link oo ka yimid dhinaca Ceerigaabo iyo galbeedka, wateyna baabuur Landcruiser ah, shalaytona Badhan ciidnk puntland ayaa ku qabsaday oo cabbaar caddibey haseyeeshee markii danbe intay laba askari ku dareen warqadna u qoreen ayaa la sii daayey, waxayna usii kicitimeen dhinca laasqoray ee maanta lagu afduubay”. Sidaas waxa yidhi mid ka mid ah bulshada degaankaas ku dhaqan oo aannu khadka telefoonka kul xidhiidhnay. Isagoo ka hadlaya sababta mas’uuliyiintan loo afduubayna wuxu yidhi “Arrintan waxa sababay madax-furashadii maxaabbiista budhcad-badeedda iyo gaadiidka ay isku weydaarsadeen Somaliland iyo puntland, waxana manta raggan loo haystaa qaar ka mid ah maxaabbiista budhcad-badeedda eek u xidhan Mandheera oo kazoo jeeda degaankan Laasqoray. Waxayna arrintaasi sababi kartaa sidan oo kale in qaar klena meelo kale lagu qabsado”. Dhinaca kalena bulshada qaybeheeda kala duwan eek u dhaqan gobolka Sanaag ayaa guud ahaanba wel-wel iyo shaki ka muujiyey saamaynta arrintani ku yeelan karto xasilloonida iyo nabadgelyada gobolkan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted September 27, 2010 ka hor maalintii Axadda oo ay gaadheen magaalada Badhan (Bariga Sanaag) waxa halkaas ku qabsaday madaxda qaar ka mid ah ciidammada Puntland ee halkas deggan, haseyeeshee muddo kaddib la sii daayey iyagoo weliba lgu daray laba askari (ilaalo) katirsan ciidanka Puntland iyo warqad kusaabsan socdaalkooda (waddo-maris) oo madaxda ciidammadaasi usii qoreen, kaddibna ay usii kicitimeen dhinaca magaala-xeebeedka xilligan lagu afduubay ee Laasqoray. So this is part of the Somaliland delegation that "toured" Badhan the other day? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 27, 2010 Libaax sankataabte your confusing badhan with laasqoray Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted September 27, 2010 ^^ Xaaji, miyaad indho beeshay Mujaahid? ka hor maalintii Axadda oo ay gaadheen magaalada Badhan (Bariga Sanaag) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted September 27, 2010 Xaajigu ma uu wada akhriyin dhambaalka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted September 27, 2010 Not only problems with his eyes, he post articles that are not authentic, deleting and manipulating them. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 27, 2010 Thankful is Buunbuuniland still seeking independence Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted September 27, 2010 This latest development has negative impact on the relations between the people of sanaag, and the tensions it might cause. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 27, 2010 ^^^Stop trying to start trouble between people.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted September 27, 2010 Stop trying to start trouble? i am all for peaceful coexistence between the people of sanaag, i am not the one who started kidnapping random citizens, however i believe this issue will be sorted out in the upcoming days before it turns to something more unpleasant. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 27, 2010 ^^^Its not a big deal and you are fishing for an angle. Somaliland soon will abide by the Fedral Law of the republic of Somalia which will help addresss problems that arise throughout Somalia.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted September 27, 2010 ^^^In your wishes, and of course it's a big deal since 4 innocent citizens have been kidnapped. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 27, 2010 ^^^Ever heard the old saying, one man's Pirate is another man's Entrepreneur Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted September 27, 2010 General Dukey, this is not a laughing matter, it's like snatching and kidnapping 4 innocent puntlanders out of the blue somewhere in hargeysa? is that what you desire? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 27, 2010 ^^^Adeer I dont desire any innocent person regardless of race, creed or ethnicity to be snatched from anywhere. However one can not take your stories that seriously. If this is true it will settled by the locals.. Quote Share this post Link to post Share on other sites