General Duke Posted June 22, 2009 Dibad bax balaaran oo looga cabanayo dhobaatooyin dhinaca nolasha ah oo maanta Barakacayaal ay ka dhigeen deegaanad isku xira Muqdisho iyo Afgooye. Posted: 6/22/2009 9:22:00 PM Shabelle: AFGOOYE Dibad bax aad u balaaran ayaa maanta waxaa uu ka dhacay inta u dhaxeysa magaalada Muqdisho iyo Afgooye kaasoo ay dhigeen dadkii ugu dambeeyay ee ka barakacay Magaalada Muqdisho iyagoona ka cabanaya dhibaatooyin dhanka nolasha ah oo ay kala kulmeen deegaanada ay u barakaceen. Banaanbaxaani oo ahaa mid aad u balaaran islamarkaana ay dhigayeen dadweyne aad u fara badan oo isugu jira haween iyo caruur Barakacayaal ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye halkaasi oo ay ku suganyihiin Barakacayaashii ugu badnaa ee ka barakaca magaalada Muqdisho. Dadkaani dibaxa dhigayay ayaa waxaa ay ka cabanayeen dhibaatooyin la xariira dhanka nolsha oo ay ugu harayso cuno yari iyo hay la’aan bahsan oo ku heysta kaamamka ay ku nool yihiin Barakacayaashaani,wa xaana dadka banaanbaxa dhigayay ay isugu jireen kuwii horay halkaasi ugu sugnaa iyo barakacayaashii kale ee maalmihii la soo dhaafay ka caray Muqdisho. Dibadaaxi ayaa ku dhamaaday jawi nabadeed iyadoona dibad naxayaashaasi ay isugu soo aruureen Barxad weyn oo ku taala deegaanak Ceelasha biyaha halkaasi oo ay banaanbaxayaashu ku muujiyeen waxyaabaha ay ka cabanayaan. Banaanbaxayasha ayaa hay’adaha gar gaarka bixiya waxaa ay ka dalbadeen in ay daraasaad ku sameeyaan dhibaatooyinka heysta barakayaasha soo cararay inta aysan soo gaarsiin raashinka gar gaarka ah. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 22, 2009 The youth who blew himself & 100 others in Beledweyne Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 22, 2009 Sharif AHmed & Adan Madoobe crying for Ethiopian troops[/i] Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 22, 2009 Violence spirals out of control in south-central Somalia 21 Jun 21, 2009 - 5:37:31 PM MOGADISHU, Somalia June 21 (Garowe Online) - Violence is quickly spiraling out of control in parts of southern and central Somalia, as pro-government forces are struggling to survive against a burgeoning insurgency, Radio Garowe reports Sunday. At least 20 people were killed and 60 others wounded in renewed clashes that raged in parts of Mogadishu, especially in Kaaraan district where pro-government forces and Al Shabaab insurgents battled for control of a district that has been under the control of government forces since 2007. A Somali lawmaker, MP Mohamed Hussein Addow, was among the dead victims in heavy battles where Hizbul Islam and Al Shabaab militia attacked government-held districts including Kaaraan, Shibis, Abdiaziz and Wardhigley, where the Villa Somalia presidential palace is located. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 22, 2009 The man who made money out of Somalia and those fool enough to support the Caravan of ignorance Quote Share this post Link to post Share on other sites