Sign in to follow this  
Qudhac

Widhwidh Exodus has Started ssc soldiers arrive

Recommended Posts

Ok, the Garaads are now willing to sit witht he SL government... but the question is What are they going to talk about?? What is on the table?

 

Where are the Kulmiye cheerleaders when you need them?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

Suldaanku they will talk how to bring peace in the region and how the administration can reach the last place which is buhoodle.

That is all good if it is indeed as you put it. But what I heard from the Suldan of east Burco was contrary to that. In fact, the suldan of East Burco said on BBC recently that the traditional elders agreed upon relocating the Somaliland Army from Widhwidh back to Laascaanood. How do you see this yaa Xaaji?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Suldaanka this is what i believe there is nothing wrong with traditional elders meeting their colleagues from other regions of somaliland. But the traditional elders should not just be from East burco their should be a delegation from every part of somaliland and our house of lords Guurti. i dont believe in relocating the somaliland army as they are peace bringers in that particular region of somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Suldaanka:

Ok, the Garaads are now willing to sit witht he SL government... but the question is What are they going to talk about?? What is on the table?

 

Where are the Kulmiye cheerleaders when you need them?

:D:D I'm with you on that.

 

For SL sake, I hope their plan is a success

Share this post


Link to post
Share on other sites

Suladiintii Sida Weyn Uga Soo Horjeeday jiritaanka S/land Oo Dhaweyey Hadalkii Xukumada Silaanyo

Saturday, 21 August 2010

Burco-(Togdheernews.com)-Qaar ka mid ah Madax-dhaqmeedka Reer Sool, ayaa markii u horeysay shaaca ka qaaday inay soo dhaweynayaan hadalkii, ka soo

 

 

yeedhay Xukuumadda Cusub ee Madaxweyne Siilaanyo ee lagu sheegay in Wada hadal iyo Nabad lagu xalinaayo xiisadda iyo Dhibaatadda ka Taagaan Degaamada Buuhoodle.

 

 

Garaad Abshir Saalax, oo ka mid Salaadiyiinta Reer Sool, ayaa sheegay in Shir Maalmahan ka scday magaaladda Widh-Widh,oo ay ka soo qayb galeen, Madaxdhaqameedyo iyo Waxgarad badani oo Beeshaasi , lagu go’aansaday in wada hadal iyo Nabad lagu dhameeyo Xaaladda iyo Mushilaadaha ka taagan Deegaanka Buuhoodle, isle markaana lagu soo dhaweeyay dhawaaqii ka soo yeedhay Xukuumadda Cusub ee Madaxweyne Siilaanyo.

 

 

Talaabadan ayaa ku soo beegantay Wakhti Xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo, ay Todobaadkii hore u magac waday Arrimaha gobolladda Bariga Soomaaliland guddi Wasiiro ah oo uu gudoomiye ka yahay Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliland, Dr Maxamed Cabdi Gaboose, kuwaaso la sheegay in loo xilsaaray Waxka qabashada Xiisadaha ka jira Degaanka Bariga Soomaaliland.

 

 

Haseyeeshee, hadalkan ka soo yeedhay garaad Abshir Saalax, oo ka mid ahaa Madaxdhaqameedkii Sidda Weyn uga soo Horjeeday jiritaanka Soomaaliland, kana mid ahaa Xubnihii Sida wayn u taageeri jiray Jabhadda SSC, sidda ay go’aankiisa ugu Qanci doonaan Maleeshiyaadka ka soo horjeedda Somaaliland, iyo garaadada kale, ee Reer Sool , inkastoo ay Madaxda Maleeshiyaadka SSC, aya hore u Cadeeyeen ina u jeedadda ay u dagaalamayaan ay tahay, sidii ay Abuuri lahaayeen Maamulka ka Madax banana Soomaaliland iyo puntland.

 

 

Hortaanti Bishan ayay ahayd markii Madaxdhaqameedyo ka tirsan degaamadda Togdheer iyo Buuhoodle, kulan ay wada yeesheen ku soo saareen go’aamo dhowr Qodob ah , kuwaaso ay ka mid ahaayeen in Ciidaamada Qaranka ku sugan Deegaanka Buuhoodle dib loogu celiyo Fadhiisimaddii hore, Balse wax markiiba Arritan Beeniyay kuna tilmaamay waxba ka ma jiraan Xukuumadda Cusub ee Madaxwyene Siilaanyo, kuwaaso sheegay inay soo dhaweynayaan talaabo kasta oo lagu gaadhaayo Naabad.

 

a

 

Haseyeeshee Ciidaanka Qaranka Soomaaliland Dib looga soo Celinayn goobaha ay iminka degan yahay haddaba si kastaba ha ahaatee waxa is weydiintii tahay xukuumadda Soomaaliland, ma ku dhiiran karta in Ciidamada Qaran ee ku sugan.

 

Gobolka Sool, ay dib u soo celiso, haddise ay dhici waydo, Madax dhaqameedka Reer Sool, heeshiis iyo Wada hadal ma la qaadan doona Xukumadda Soomaaliland Su’aalaha Jawaabaha ay soo Bxi doona Markii u horeysay ee wada hadal Fool ka Fool dhex mara, labada dhinac.

 

 

Togdheernews.com/ Burco

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this