MoonLight1 Posted May 12, 2009 Ururka Al-shabaab oo ku hanjabay in saacadaha soo socda weerar ku qaadi doonaan Xarunta Madaxtooyada. Muqdisho,(WNT): Sarkaal ka tirsan Ururka Hubeysan ee Al-shabaab ayaa shaaca ka qaaday in saacadaha soo socda weerar xoogan ku qaadi doonaan xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia. Sarkaalkaan ayaa hadalkaan ka sheegay Masjidka Abuu Hureyra ee suuqa bakaaraha xili laga soo baxayay salaadii duhurka. Isaga oo hadalkiisa sii wata waxaa uu sarkaalka carabka ku adkeeyay in iminka Hub iyo saanad milatari soo galeen gudaha Muqdisho isla markaana aysan meelna kaga leexan doonin xarunta Madaxtooyada. "waxaan ugu baaqayaa Odayaasha in iminka hubkooda soo qaataan si inta yar ee cadawgu ka taliyo saacadaha soo socda ula wareegno hadii kale bari la iskama yeeli doono aniga oday ayaan aheyd xushmad ayaan leeyahay"ayuu si caro leh ku yiri sarkaalka. Sarkaalkaan ayaa si cad ugu sheegay dadka ku dhaqan suuqa bakaaraha in laga doonayo in xiligaan la garab istaago dagaalka xaga uu ku tilmaamay ee ka socanaya Magaalada Muqdisho. Hadalka Hanjabada ah ee ka soo baxay sarkaalkaan ayaa imaanaya xili Ciidamo taabacsan Ururka Al-shabaab Hal KM ka yar u jiraan Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia. Xafiiska Wararka Waayaha.net,Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted May 12, 2009 THEY SEEM TO BE CONFIDENT THAT THEY CAN ARREST THE VILLA TOMORROW WEDNESDAY, TODAY WAS A DAY OF HUB URUURSI AND RE-ENFORCMENT. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 12, 2009 Your predictions about today were wrong Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted May 12, 2009 LOL, YEAH, I THOUGHT THEY WOULD GET THE VILLA TODAY, BUT IT WAS A HALFTIME BREAK LIKE, I THINK IT WON'T BE EASY WALK, SINCE SHARIIFS SUB-CLAN SWORE TODAY TO DEFEND HIM TO THE LAST MAN, SO THE SITUATION LOOKS BLEAK. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted May 13, 2009 I do not think, it is the intrest of Alshabaab and xisbul islam to attack Villa Somalia. I will surprise if they do at least for now. They already reached their goal. things can change quickly in moqdisho, alshabaab should realy be careful. Alshabaab is control of siinaay and Bakaaraha. they can attack villa somalia behind. Quote Share this post Link to post Share on other sites