Captain Warya Posted July 8, 2009 Warar lagu kalsoon yahay oo ay Gedoweb heshay ayaa sheegayo in Xildhibaan Barre Aadan Shire (Hiiraale loo magacaabi rabo wasiirka gaashaandhigga DKMG ah ee Somalia, iyadoo qorshahaas ay wadaan mas'uuliyiinta ugu sareysa dowladda. Illo wareedyo ku kala sugan magaalada Muqdisho iyo degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa xaqiijiyey warka la xiriira in Barre Hiiraale wasiirka difaaca dowladda Somalia loo magacaabi rabo, waxayna intaas ku dareen in qorshahan cusubi uu soo jeediyey madaxweynaha dowladda KMG ah oo uu haatan wadatashi kala sameynayo mas'uuliyiinta kale. Wararku waxaa kaloo sheegayaan in haddiiba la magaacabo Barre Hiiraale ay ka dhigan tahay xoga muujinayo in wasiirka gaashaandhigga ee hadda xilka hayo Prof: Maxamed Cabdi Gaandi lagu eedeeyey wax qabad la'aan iyo in uu si khaldan u maareeyey wasaaradiisa difaaca iyo in uu qaadan waayey doorkiisa kaga aadan howsha militeri ee hadda ka jirta Xamar. XIldhibaan Barre Aadan Shire (Hiiraale oo ah gaashaanle sare oo dhameystiran (Full Colonel ayaa iminka jooga degmada Doolow ee xuduuda ku taalla, halkaasoo uu bilooyinkanba ciidamo ku ururinayey, lamana oga sida uu arki doona haddii wasiir gaashaandhig oo uu bari hora ahaa loo magacaabo. http://www.gedoweb.c om/index/modules.php ?name=News&file=arti cle&sid=2267 Oh man.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted July 8, 2009 Indhaccade and Hiiraale, what joke, it would be funny if it wasn't so sad Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted July 8, 2009 lol wax kasta waad maqli!! this headless tfg waa rafaneysaa ee yee ku rafanesa weeye su'aashu! Quote Share this post Link to post Share on other sites
B Posted July 8, 2009 An illustration of how inept the Sharif adminstration is. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 9, 2009 Juje wuu ka aamusay arinkaas ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted July 9, 2009 Haddii ay run noqoto dad badan oo hadda iska dhiga inay Shabaab taageeraan oo TFG taageera waa arki doonnaa Insha Allaah...Soomaali iyo xaalkeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted July 9, 2009 ^ Isn't that the reason for Barry's supposed return. Quote Share this post Link to post Share on other sites