Cowke Posted October 30, 2009 Xisbul-Islaam oo dhexaadinta Liibiya soo dhawaysay. Muqdisho: (Bosasomedia) Xogyahaha Xafiiska warfaafinta ee Xisbul-Islaam Sheekh Max’ed Macalin Cali oo saxaafadda shir jaraa’id ugu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in Ururka Xisbul-islaam ay diyaar u yihiin dhex dhexaadin kasta oo kaga timaada wadamada ay saaxiibka yihiin anha muslimiinta isagoo tusaale u soo qaatay hogaamiyaha dalka Liibiya Macamur Al qadaafi oo dhawaanahan la hadal hayay in uu dhex dhexaadin ka dhex samaynayo dhinacyada isaga soo horjeeda siyaasadda Soomaaliya. Waxaa uu meesha ka saaray aqbalaad ku aadan dhex dhexaadin ay ka dhex sameeyaan Soomaalida wadamada ku bahoobay Urur goboleedka IGAD oo uu sheegay in mudadii 19-kii sano ee ugu dambeeyay ay dambi ka galeen shacbiga Soomaaliyeed. Sidoo kale xogyahaha Afhayeenka Ururka Xisbul-Islaam waxaa uu cadeeyay in aysan wax amni daro ah ka jirin meelaha ay ka arimiyaan Ururka-Xisbul Islaam sida degmada Afgooye iyo deegaanada ku dhow dhow ee gobolka Sh/hoose halkaasi oo mudooyinkii ugu dambeeyay falal amaan xumo ah laga soo sheegayay. Hadalka ka soo yeeray Ururka Xisbul Islaam ayaa waxaa uu daba joogaa hadal dhawaan ka soo yeeray Al-Shabaab kaasoo ku aadana in ay soo dhaweynayaan dhex dhexaadin ku salaysan Shareecada Islaamka oo ay ka dhex sameeyeen wadamo islaam ah. Xafiiska Wararka Bosasomedia ee Garowe:- Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 30, 2009 Maahmaahdii maxee ahayd? Nin daad qaaday xumbo... Wey ka taalaa. Iyagii ayaaba sii kala jabjabooyo hoos hoosaad. Hiiraan fiasco is the latest, forcing Macoow to seek army reinforcement from Ahlusunna Wajameeca of all groups. Ar Soomaalidaa. This Macoow dude is free shopping. Mar dowladda kumeelgaarka la safnaa. Mar kuwaas Dhalinta la baxay u tagay. Marna kuwaan Ururka Islaamka la baxay ku biiray. And finally Ahlusunna ka raadiye caawimaad. Intaas because of kursigiis ilaalis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 30, 2009 ^^^How is your Sharif Hotel, and Sharif Illeterate government going? Have they build the Villa's in Baidoa for you yet? Ah the fake groups and their nonsense. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted October 31, 2009 ^^ "Villa in Baidoa"??? You mean a mud hut, right? Quote Share this post Link to post Share on other sites