Jacaylbaro Posted January 3, 2008 “Somaliland xuduudaheeda way u socotaa waanay tegi doontaa, martina ugamaaha Cabdilaahi Yuusuf, Cabdilaahina waa nin isaga oo kursigiisii ku fadhiyi kari la’a hadana jecel in uu cidkasta u hanjabo. Waxaana anigu qabaa hanjabaad waxba ku qaadi maayo,” ayuu yidhi Madaxweyne Rayaale oo ka jawaabayey hadal shalay ka soo yeedhay Cabdilaahi Yuusuf. “Somaliland diyaar bay u tahay dalkeeda in ay difaacdo, cid ay ka baryeyso gooni isu taageedana isaga [Cabdilaahi] iyo qayrkii midna kama baryeyso” ayuu yidhi “Waxaan qabaa inuu Cabdilaahi Yuusuf yahay nin muusiga u tumayey si raali-gelin ah oo khiyaali ah ayaan u arkayey wixii uu shalay ku hadlayey ,wax ka soo qaadna malaha wixiisu, waa nin meelaha markasta waxa uu doono isaga hadla” ayuu yidhi Rayaale. Here Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 3, 2008 Very breif, concise and smart indeed. “Waxaan qabaa inuu Cabdilaahi Yuusuf yahay nin muusiga u tumayey si raali-gelin ah oo khiyaali ah ayaan u arkayey wixii uu shalay ku hadlayey ,wax ka soo qaadna malaha wixiisu, waa nin meelaha markasta waxa uu doono isaga hadla” end of story ............. Quote Share this post Link to post Share on other sites