General Duke Posted December 14, 2006 Shirka dalalka Harooyinka waaweyn oo ka furmay Nairobi iyo Cali Maxamed Geedi oo ka qeyb galay Last Updated::2006-12-14 14:40:22 Nairobi:- Waxaa saaka ka furmay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, shirka Dalalka Harooyinka waaweyn ee Afrika. Kulankaani oo ay kasoo qeyb galeen Hogaamiyayaasha dalalka Afrika ee leh Harooyinka waaweyn ayaa saaka ka furmay Xarunta Qaramada Midoobay ee Gigiri. Madaxweynaha DR Congo Joseph Kabila iyo Madaxa Midowga Afrika Omar Konare Shirkan oo lagu waday inuu kasoo qeyb galo Madaxweynaha dalka Soomaaliya, C/laahi Yusuf Ahmed ayaa ka baaqday, ayadoo shirkaasi uu booskiisa ka qeyb galay Ra'iisul Wasaare Cali Maxamed Geedi. Hogaamiyasha kale ee kasoo qeyb galay shirkan ayaa waxaa kamid ah: 1- Mwai Kibaki (Kenya 2- Yurweri Museveni (Ugandha) 3- Paul Kagame (Rwanda) 4- Joseph Kabila (DR Congo) 5- Pierre Nkurunziza (Burundi) 6- Jakaya Kikwete (Tanzania) 7- Hassan al Bashir (Sudan) 8- Levy Mwanawasa (Zambia) Waxaa shirka sidoo kale ka qeyb galaya Xoghayaha Qaramada Midoobay Koffi Anan, iyo Madaxa Midowga Afrik Omar Konare. Shirkan oo lasoo geba gabeyn doono maalinta beri ah ayaa lagu wadaa in lagu saxiixo heshiis la xariira dhinaca iskaashiga AMNIGA iyo HORUMARINTA. Shirkan ayaa ah kii labaad oo ay dalalkaasi yeeshaan ayadoo shirkoodii ugu horeeyey ay ku yeesheen magaalada Dara Salaam ee dalka Tanzaaniya bishii November ee sanadkii 2004tii. Madaxweynayaasha Kenya iyo Tanzania iyo Madaxa UNHABITAT Mrs.Anna Tibaijuka Madaxweynaha Tanzanian Jakaya Mrisho Kikwete oo shir gudoonka ku wareejiyey Madaxweynaha Kenya Mwai Kibaki Madaxweynaha Burundi Pierre Nkurunziza oo ka qeyb galaya shirka Madaxweynaha Ugandha Yuweri Musefeni oo soo gaaray xarunta Shirka ee Gigiri Ahmiyada shirkan uu leeyahay ayaa ah in wadamadaasi ay iska kaashadaan sidii loo adkeyn lahaa dhinaca Amniga iyo waliba sidii loo heli lahaa iskaashi guud oo ah dib u dhiska dalalkaasi. Ahmed Musse HorseedNet.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 14, 2006 A useless gathering!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ahmed_Guree Posted December 14, 2006 Duke why are you hapy posting USC clan member hiding under TFG???? Better post A/Y,Cadde Musee etc. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 14, 2006 ^^^Take that garbag some where else. Brother if you want to make a point by all means do so. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ahmed_Guree Posted December 14, 2006 so it turns out to be garbage!!!!! if Dhahir aweys,C/Qassim etc are all clan courts and presumed USC what gives immunity to gedi :confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
XOG-ogaal Posted December 14, 2006 i agree with che.......gedi player buu ismooday war xoolaha somalia dhaqtar yaal badan bay u badan yiihin Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 14, 2006 ^^^The TFG is headed by Yusuf/Geedi/Sharif Xasan/Buuba and so on. The Clan Courts is a single clan headed by, Xasan Dahir/IndaCade/Cadow/Sharif Ahmed/Janagow/Abdulkadir Abukar Cadaan.. Xasan Turki position is comander of al-Shabaab much like Afgaduud is comander in the TFG armed forces, thus no decesion making capacity Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ahmed_Guree Posted December 14, 2006 still not convinced :confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jaylaani Posted December 14, 2006 Soomaalidu goormay Haro (Lake) waa wayn yeeladay. Waxay iigu qosol badnayd markay dawladii siyaad bare u soo dirtay Cabdirahman Buluq Buluq shirka wadamada Afrikee Af FRANSIISKA ku hadla. He's the only one who couldn't speak French in the conference...very embarrassing Quote Share this post Link to post Share on other sites
XOG-ogaal Posted December 14, 2006 Duke naga daa dee turki waa amirka jubooyink if he didn't have any say jubooyinka gacmaha ma loo sagalin laheen Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 14, 2006 ^^^So he is a regional leader, while Xasan Dahir/IndaCade/Cadow/Sharif Ahmed/Janagow/Abdulkadir Abukar Cadaan.. are all national leaders within the courts structure? How you confuse yourselfs, lads. Ahmed-Gurey, go ask anyone who holds the major portfolios of the Clan Courts? Yesterdays soldiers are todays soldiers. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted December 14, 2006 Is he not gonna fly to Addis to feedback Meliz on this conference too? As he always does whenever he goes to a trip abroad............ Quote Share this post Link to post Share on other sites
XOG-ogaal Posted December 14, 2006 Duke walaakiis no matter how you put this is gonaa turner qabiil war ufiira adigu maalin walba waxaa tiraah daa clan court ....that is equal usc so mahan dadka dowlanda ugu jirta waa dadkii shalay dhibaatada way a/y qabiilkiis wuu caawiyay hadii aan runta isku sheegay no riyaale qabillkiis wuu caawiya waxa meesha kusoo hara waa dadka bay and bakook iyo shabelle dadka aad usc way is cawaaniyaa read this news about the governmet and tell me if this is not qabill think xaaran kunaax ciidan kiisii baa so bax saday no a/y ciidankiis anigu waxaan rumaysanahay been is laisku sheegayo Ciidamo ka soo baxsaday dowladda oo ku soo biiraya maxkamadaha Mogadishu 14, Dec.06 ( Sh.M.Network) – Ku dhowaad 100 ciidan ah oo wata 6 gawaarida dagaalka ayaa ka soo goostay dowladda Somalia, iyagoo isku soo dhiibay ciidamada maxkamadaha islaamka, haatana uu abaabul aad u xoogan uu ka socdo deegaanka Buulo Mareer oo lagu soo dhaweynayo. Maleeshiyadan oo daacad u ahaa Xildhibaan Bootaan Ciise Caalim oo ka tirsanaa isbaheysigii la dagaalanka argagixisada ee kal hore lagaga adkaaday dagaaladii ka dhacay caasimadda, horeyna uga tagay deegaanka Suuqa xoolaha ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay maanta go'aansadeen in ay ku soo laabtaan magaalada Muqdisho. Ilaa 100 maleeshiyo ah oo wata 6 gawaari dagaal oo isugu jirta 3 yaryar iyo 3 waaweyn ayaa haatan ku soo fool leh dhinaca deegaanka Buulo Mareer, iyagoo ka soo gudbay dhinaca degmada Diinsoor, waxaana deegaanka Buulo mareer ka soconaya soo dhaweyn loogu diyaar garoobayo maleeshiyadaan sida uu shabelle u sheegay Macalin farxaan Warsame oo ka tirsan maxkamadaha islaamka Somalia. Waxa uu meesha ka saaray in ay jirto wax baayactan ah oo maleeshiyadaan lala galay intii ay joogeen magaalada Baydhabo si ay ugu soo wareegaan dhinaca magaalada Baydhabo. Maleeshiyadaan ayaa waxa ay isku dhaceen sida la sheegay ciidamo Ethiopian ah duleedka xerada Manaas markii ay u soo ambabaxeen dhinaca degmada Diinsoor. isku dhacaasina waxaa uga geeriyooday hal ruux oo sida haatan wararka lagu helayo lagu aasay dhinaca degmada Diinsoor. Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dowladda Somalia oo ku aadan arintaan, iyadoo xiriir aanu la sameynay dhinaca dowladda aysan inoo suurto galin in aynu helno. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 14, 2006 ^^He might do, if he chooses to. Nothing you can do about it is there. Maybe you would like to insut his father like Bacadle while you are at it..Bacadle geedi insult creates trouble Attacking Geedi will only make him more popular in the eyes of his huge Clan. The man is already becoming a hero, when Bacadle, IndaCade, Xasan Dahir, Abdiqasin and the likes of Abwan add thier two cents.....So keep it up. Quote Share this post Link to post Share on other sites