Yaabka-Yaabkiis Posted October 26, 2008 Qaf ayaad waxaad ku aragtay Falal xun xun sida waxyaalaha aan ALLAH baneenin uuuna baneen adeeegsigiisa ama sixirka sida u dhanyahay waxaa kalo dareentayay ama aragtay in qaftaas waxayaalo badan u qarsantahay sida Qaniisnimada iyo waxyeele kale...waad aragtay ama waad hubtaaa ama adiga ayuu kuula yimid ama kuugu dayay.... DIINTA MA QABTAA IN AAD FADEEXEESID OO AD SHEEGTAY QURUNKA MUSLIMKA KULA DHEXJIRO IYO WAXA U YAHAY OO AAD HUBTID. Salaamaha an waa Yaabay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yaabka-Yaabkiis Posted October 26, 2008 I need answer please i mean those AQOONTA DIINTA LEH SIDA NUR..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nur Posted October 26, 2008 Yaabka Yaabkiisa Runtii, waxaad sheegtay waa wax yaab badan leh, inkastoo la filan karo samanka aan joogno. Diinta wexey na fareysaa in wanaagga aan isu sheegno, sharta iyo xumaantana aan iska celinno, laakin waxaa loo baahan yahay in xikmad la adeegsado, maxaa yeelay, waxaa dhici karta in adigoo kheyr ka talinaya aad dhibkii aad joojin laheyd, aand mid ka weyn dhaliso. Labada dambi ood ku sheegtay waa culus yihiin, hadaba aad u hubi iskuna day inaad u heshid markhaati kula arka shartaas si wax looga qabto dadkana looga digo. Hadaba, haddaad si cad aad u aragto qof dadka ku dhex jira, oo qarsanaya dunuubta waaweyn ( Kabaa'ir), isla markaasna aad dadka inuu saameeyo aad uga baqdo waa inaad degdeg ku gaadhsiiso arrintaas culimada ama sheikhyada ama imaamyadaa Masjidka deegaanka. Adigana arrintaan Allah ajar badan kaa siiyo. Nur Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yaabka-Yaabkiis Posted October 28, 2008 Jizaaka laah bro i will do that. Quote Share this post Link to post Share on other sites