Sign in to follow this  
Aaliyyah

Darwish - Saado Cali Warsame

Recommended Posts

Aaliyyah   

this song is dedicated to anyone who is fighting for Somali unity.

 

tacabkini hore dhibta ku jabiseen jira oo alaashada

jilibkii darwiishkow

 

soomali jamaceed yaa dhankina joogte

gobonimadu yey jabin dalka yaa lakala jarin

 

jiiq weeye ee jara

jilibki darwiishko

 

Bless Saado Cali once again she shows her talent and love for somali unity.

 

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Gobonimadu yay jabin, dalka yaan la kala jarin...

 

Horta garaad dumar ma noqon kartaa?

Saado ma loo dhiibo jago, dhiigh bey leedahay. I grew up listening to her old songs.

 

AS ma u heestey weli horta? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^ Saado waxay ka mid aheed dadki kasoo hor jeesaday siyad barre oo diiday in dadka xaqdaro lagu sameeyey...oo heseheedi ka mid aha landcruiser gado yadoo magasay siyad bare iyo governmentkisi. Sido kale wa ta u heestay O-gadenia somalida dagta, maantana wa taa laascanod iyo ssc dadka xaqdarada lagu wado u heestay.

 

Saado Cali Warsame garaadnimo iyo ka badanba way istaahisha. Qabiil ma taqaano waaa wadaniyad. Ilaahay hano daayo say ameeeeeen you all smile.gif

 

And, what do you mean by AS?? clarify that 4 me? tnx

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

AS=Alshabaab dee.

 

Btw thanks for the bio, intaas waa ogaa. :D

 

Xageed jirtey ood ku dhuumatey beryahaan? waan daale sidaan ku raadinaaye. icon_razz.gif (hoos iigu sheegba)

 

Amiin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^ lol As means alshabab since when? no one updated me on that abbreviation..im a bit slow so dont mind me. And, no I dont believe she did....I haven't heard of it.

 

walaal I was posting on Sol lol err maybe not as often....

 

ma dhuuuman. im still around and breathin icon_razz.gif ...

 

what you been up to?

 

salaam

 

Ps. NNC kugu oga gorma Ninanc NOQOTAY..nimco ma sheko xariir bay aheed :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

lol waxaan is iri hadey Aaliyah badalan karto, maxaa ii diidey anigana icon_razz.gif . For some reason I mistakenly erased my name and i couldn't get it back, hence the Nina. Some Solers aaba maalinba magac iigu waci jirey, hada isbaaro oo Nina dhahaayo ayaan dhigtey.

 

Dhinaciina u soo socdaa in couple of weeks. How is the weather down there? kuleel ma rabee, qaboowgaan anigo ku jira, dhaxan yar yacni. Inta kale caafimaad iyo bash bash. Adiguna ii waran?

 

Horta ma kuu sheegey that I met Saado in Mogadishu, she was my classmate's aunt and they lived in the same house. That's when I started liking her songs.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^ Wow you knew Saado that long. Amazing.

 

lol@ isbaaro..wa saas walaal maxaaba maalina magac lugugka bixinaya mid iska dooro.

 

Nina sounds cool.

 

Nina it is been scorching hot lately...kulul anba ma jecli but it is what it is....especially few days ago it was crazily hot to a point you couldnt breath. Today was hot but not that hot...laakin qabow ma jiro wa kuleel. Few days ago I was wishing it was winter and that never happens I hate winter..

 

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Aniga kuleel ma jecli qabowna ma jecli. Somewhere in the middle is just what I like.

 

I miss Tdot iyo asxaabteydii iyo reeraheygii. Meeshaas waa lama huraan :D

 

p.s. Thanks, Aaliyah ka daran dee, habeen wanaagsan walaal.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this