OLOL Posted July 31, 2005 http://www.midnimo.com/Julay/31_07_muran_ka_dhacay_samenta_ciidamada_qaran.htm Muran ka dhashay Sida loo qeybsanayo Ciidamada Qaranka Soomaaliya Wararka naga soo gaarayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in uu khilaaf kala soo dhex galay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Col.C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Wasiirka Beeraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Col. Xasan Maxamed Nuur Shaati Gaduud kadib markii lasheegay in Ciidamo Halkaa lagu aruurinayo. Labadani Mas’uul ayaa waxa keenay Khilaafkooda dhinaca Fikirka ah qaabka loo uruurinayo ciidamada qaranka dalka Soomaaliya oo haatan uruurintiisa ay ka soconeyso qeybo ka mid ah gobolka Bakool. Quote Share this post Link to post Share on other sites