Saalax Posted October 16, 2010 (Ragaan Walaalaha ah- Maslax Maxamed Siyaad Barre iyo Xasan Maxamed Siyaad bare ayaa isku haya Lacag ay ka soo shaxaadeen Madaxweynaha Liibiya) Nairobi(OWN)-Muran isku bedelay gacan ka-hadal ayaa magaalada Neyroobi ku-dhex-maray Maslax Maxamed Siyaad iyo walaakii ahna Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Cumaan Xasan Rupeeti oo dagaalkoodu ku saleysan-yahay,xoogaa lacago ah oo ay shaxaad-ahaan ooga soo qaateen Madaxweynaha Dalka Liibiya Mucamar Alqadaafi,balse lacagtii uu si xirfadeysan u dhacay Xasan-Rupeeti,waxaana falkan ka carooday Maslax oo isagu gacan-ka hadalka ku-hormaray,isagoo walaalkiis ku eedeynaya inuu dhacay inta badan lacagtii Dalka Liibiya laga soo wada-siiyay,iyo inuu wax ka qaban-waayay falkii isaga iyo General-Morgan looga soo masaafuriyay Dalka Cumaan,kadib markii Booliiska ay gacanta ku-dhigeen xili ay cirka marayeen oo ay sakhraansanaayeen,gaarigana ay u saarnaayeen Dumar jirkooda ka ganacsada. Full Story click for link Maslax Maxamed Siyaad iyo Xasan - Rupeeti oo ku feertamay Magaalada Nayroobi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 16, 2010 Lacag ay ka soo shaxaadeen Madaxweynaha Liibiya) Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted October 16, 2010 Libaahee, ciil horaad qabtaa allaha ku caafiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted October 16, 2010 The Zack i think you should donate a couple of caanboodhe cans to maslax sxbka lacagla'an ba haysa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 16, 2010 ^^ Ciil maxay ah niman lacag ay so shaxadeen isku dilay waba arin la yaab leh , kan maslax sooki yidhi madaxweyne ban rabay inan noqdo ka waran kaaso oo madaxweyne noqon laha lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 16, 2010 Rabi ha caafiyo Libaadhe, yarka ciil baa lafaha ka galay, cid ka naxda oo dhakhtar geesa ayuu u baahanyahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted October 16, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: ^^ Ciil maxay ah niman lacag ay so shaxadeen isku dilay waba arin la yaab leh , kan maslax sooki yidhi madaxweyne ban rabay inan noqdo ka waran kaaso oo madaxweyne noqon laha lol My thoughs exactly. bankrupt men wanting to be presidents of somalia lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted October 16, 2010 Liibaan. As usual starting personal insults stay on topic this is not about Libaahe going bankrupt. But two relative politicians fighting each other over Libya Doner money. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 16, 2010 Originally posted by Libaahe*: Liibaan. As usual starting personal insults stay on topic this is not about Libaahe going bankrupt. But two relative politicians fighting each other over Libya Doner money. Libaahe, Allah ha ku caafiyo danbi maaha, wax zamaan hore dhacay baa wali daba socotaa, maxaa ku dabadhigay la badan relative ka ah Hadii ee ilaaa iyo maanta madaxda caalamku ee siinayaan lacago labadan waaba Rich, waa maxay bankrupt iyo waxa aad ka hadlaso? soo bisha iyo sanadka soo socdana lacago kale oo badan heli maayaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 16, 2010 liibaan miyanad ogeyn shaxaadku wa dawarsi yara casriyeysan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted October 16, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: liibaan miyanad ogeyn shaxaadku wa dawarsi yara casriyeysan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted October 16, 2010 Libaaahe, I am sure Maslax is way richer than you and all your brothers combined. You said he used to drive Land Cruiser, he now drives way better cars Now keep being a prisoner of what hapenned 20 yrs ago. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted October 16, 2010 The Zack. Xasaarada naga da niyohow you have to admit its funny hearing two former politicians who were rich back in the day on behalf of others. now fighting over Dawrsi money from libya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted October 16, 2010 Libaahe I got your humor waryaa, I am just stating facts. The man owns a million dollar house in Cali and you think he is poor LOL. Waxoogaa dhowr million ah from Qadaafi won't hurt lakin. Quote Share this post Link to post Share on other sites