Sign in to follow this  
General Duke

Warlord media blames the people of Xamar....

Recommended Posts

They have raped, robed and enriched themselves on the people. they have divided and fought meaningless batles that have maimed and dehumanised the population. Their checkpoints and airports feed their children, they have introduced drugs and murder of the brave into Somali daily life. Now they warlords, and media blame the broken, battered innocent population for their failures..... Time will catch up with them...

 

 

Dadka Muqdisho ku nool oo aan marnaba rabin nidaam dowladeed soo celiyo nidaamka iyo kala danbeenta

Muqdisho

 

 

Magaalada Muqdisho oo ah meesha kaliya oo Soomaaliya oo idil u hanqaltageyso in ay ku soo noqoto ayaan hadana dadka ku nool ama sheeganaayo madaxda marna dooneynin in caasimadu noqoto meel nabdoon ee lagu soo celiyo nidaamka iyo kala danbeynta ayadoona xiliwalba la soo baxaan waji cusub oo lagu sii dhereysanaayo in ay sii socoto nidaam la´´aanta ka jirto Muqdisho.

 

Hadaba dadka Muqdisho ma nidaam diidka waxey ka tahay garsho la´´aan mise waxey doonayaan in ay sidaan iska sii ahaato Soomaaliya .

 

Dadka Muqdisho ku nool oo ah kuwa xiliwalba la taagan wax aan marnba u rooneyn qarankii Soomaaliyeed ayaa hadana waxaa kuu soo baxaayo in ay doonayaan oo kaliya in Isbaarada leyska dhigto in la laayo qofkastoo lagu tuhmo in uu aqoon diin iyo mid maadi leeyahay si Bulshadu u sinaato oo loogana waayo qof kala garato waxa xun iyo waxa fiicaan .

 

Aduunka kama dhicin meel xumaanta garab lagu siinaayo wanaagana lagu diidayo wasida hadda ka jirto Muqdisho oo garab lagu siinaayo qaadacu dariiq uu ilaahey quraankiisu ku yiri qaadacu dariiqa halaga jaro lug iyo gacan is dhaaf ah .

 

Markaad fiiriso dadka Muqdisho iyo nawaxigeyda ku nool waxaad isleydahay dadkaani malaha miyaa wax aqoon leh mise aqoonyahnadooda shilinka ay NGO ayada ay ku helayaan ayaa ugu qiimo badan in ay soo noqoto noloshii Muqdisho.

 

Muqdisho ayaan marnba laga sugeynin xal in ay garaan inta ay isdiidantahay siyaasada Hotel Ramadaan iyo Hoteel Saxafi isbaaradana wey sii socon doontaa inta laga gaaraayo heshiis siyaasada ka socoto labada Hoteel.

 

 

Ku noqo beejka

 

 

webmaster@dayniile.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this