me Posted November 8, 2009 War-Saxaafadeed Ka Soo Baxay Hogaanka SSC Ujeeddo: War Saxaafadeed. Nairobi 8Th_11.09 * Hogaanka Badbaadada iyo Midnimada SSC Soomaaliya. Wuxu cambaareynayaa maamulka Hargaysa falalka Arxandarrada ah iyo ciqaabta ay ka wadaan Gobolada SSC, ayagaaoo Xadhig , Jidh dil iyo Cadaadis joogta ah ku haya Dadweynaha aan waxba galabsan. Ee ay sida qasabka ah Dhulkooda ku joogaan. * Hogaanku wuxuu Cadaynayaa in aanu wax lug ah ku lahayn Qarrixii dhawaantan ka dhacay Xarunta Gobolka Sool ee Laascaanood. Ayadoo ay isi soo tarayso in qaraxaasi ahaa mid maleeshiyooyinka Waqooyi galbeed Dhexdooda ku Ekaa * Hogaanku wuxuu ka soo Horjeedaa falalka Argagixisonimoda ah. * Hogaanku wuxuu ugu Baaqayaa waayeelka iyo waxgaradka Beelaha Burco iyo Hargaysa inay wiilashooda kala baxaan Mandaqadda SSC ee ay dulmiga iyo Gardarrada ku Haystaan. Si looga hortago Shirqooladda maamulka Hargaysa maleegayo loona baajiyo Dhiig daata & Colaad cusub oo Aagaas ka bilaabata. * Sidoo kale Hogaanka Badbaadada iyo Midnimada SSC Soomaaliya wuxuu ka Codsanayaa dalalka Deriska ah iyo kuwa Soomaaliya daneeyaba, inay gacan ka geystaan Sharafta , Aminga iyo Xuquuqda dadka SSC. Isla markaana ay Ogaadaan Gardarrada maamulka Hargaysa iyo ku Dirqinta kala Goynta Umadda Soomaaliyeed ee aysan Raali ka ahayn shacabka reer SSC, kuna cadadiyaan in maamulkaasi kala baxaan Maleeshiyaadkooda Deegaana SSC. * Wuxuu Soomaalida iyo Beesha caalamkaba ka Codsanaynaa in ay wax ka qabtaan Gefka iyo xaqdarrada Maamulka Hargaysa ku hayo Goboladda SSC. Iyo Xuquuqda guud ee dadkaasi leeyihiin. * Wuxuun Bulsha weynta Reer SSC ku Borinayaa. Midnimadooda iyo Soomaalinimadooda , Wuxuuna Hogaanku diyaar u yahay in sida ugu dhakhsaha badan uguna Haboon wax uga qaban doono Dhibaatooyinkaas. {Iinsha Allaah} :Ilaah baa Mahad Leh: Dr: Saleebaan Ciise Axmed Hogaamiyaha HB&M SSC Soomaaliya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 8, 2009 Me are you a somalilander or not you always confuse me Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted November 8, 2009 ^^ Don't let his status of where he claims to be from confuse you. lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 9, 2009 Africa own Is he an koonfurian wanne be lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted November 9, 2009 Xunjuf, What has that got to do with the topic? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 9, 2009 Hogaanku wuxuu Cadaynayaa in aanu wax lug ah ku lahayn Qarrixii dhawaantan ka dhacay Xarunta Gobolka Sool ee Laascaanood. Failure of the JNM ?? ,,, that is the problem when you relay on a mad man ,,,, I can see policies are failing ,, already ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted November 9, 2009 Originally posted by Jacaylbaro: quote: Hogaanku wuxuu Cadaynayaa in aanu wax lug ah ku lahayn Qarrixii dhawaantan ka dhacay Xarunta Gobolka Sool ee Laascaanood. Failure of the JNM ?? ,,, that is the problem when you relay on a mad man ,,,, I can see policies are failing ,, already ,,, Let's have a look at this situation. 1. The leadership of the SSC stated that they have nothing to do with the attack that happened in Laas Caanood. 2. You equated that statement with failure. 3. Are you saying you that you expect the leadership of the SSC to engage in violent activities and if they do not do that then they have failed in your opinion? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted November 9, 2009 Hogaanku wuxuu ugu Baaqayaa waayeelka iyo waxgaradka Beelaha Burco iyo Hargaysa inay wiilashooda kala baxaan Mandaqadda SSC ee ay dulmiga iyo Gardarrada ku Haystaan. Si looga hortago Shirqooladda maamulka Hargaysa maleegayo loona baajiyo Dhiig daata & Colaad cusub oo Aagaas ka bilaabata. Waa nabadeed oo ee ka muuqatu sida uu hogaanka cubi u tixgalinayo jaar wanaaga shacabka soomaaliyeed iyo gobolada soomaaliyeed ee jaarka ah Horaa loo yighi NIN KUU DIGEY, KUMA DILIN Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted November 9, 2009 dalmar calm yourself boy, you dont speak for sool you in minority view Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 10, 2009 Waxoogaa kharash ah baa lagu ruxruxanayaa meesha ..... nothing else. Quote Share this post Link to post Share on other sites