Jacaylbaro Posted August 2, 2009 Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa si rasmi ah u soo saaray jadwalka kama danbaysta ah ee la bilaabi doono ololaha doorashada Madaxtooyada ee lagu wado inay qabsoonto 27 bisha September ee fooda inagu soo haysa. Warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay Gudoomiyaha Guddida Doorashooyinka Qaranka, Md. Jaamac Sweden oo ay arrintan kaga hadlayaan, ayaa waxay ku iftiimiyeen inu berri oo ah Isniin taariikhduna tahay 3-da August uu si rasmi ah uga bilaabmi doono guud ahaan gobolada iyo degmooyinka dalka si isku mid ah ololaha doorashada madaxtooyada ee ay ugu beratayaan xisbiyada qaranku, taasoo sida ku xusan shaxda jadwalka uu ugu soo horaynayo, isla-markaana uu ololihiisa bilaabi doono Xisbiga Kulmiye, Salaasadana Xisbiga UDUB, Halka Arbacada oo ah maalinta saddexaadna uu kaambaynkiisa bilaabi doono Xisbiga UCUD, sidaana ay isugu xigi doonaan oo kaambaynka ku wadi doonaan, ilaa laga gaadhayo 25-ka bisha September oo uu ku egyahay ololuhu, taasoo uu nasiib u yeeshay inuu ugu dambeeyo ololaha xisbiga UCID. Sida uu Komishanku xusay waxa uu kaambaynku hakan doonaa Laba Maalmood ee Ciidda Barakaysan ee Ramadaan. Sida Qorshaha Shaxda habsami u socodka ololaha doorashada ee xisbiyadu ku loolamayaan ku xusan, waxa uu socon doonaa maaln kasta laga bilaabo goortu sheegtu markay tahay 8 subaxnimo laga gaadhayo 12 duhurnimo ee gelinka hore. Iyada oo uu hadana dib u bilaabmayo 2 duhurnimo ilaa laga gaadhayo 6 galabnimo, habeenkii ayaanu kaambaynku socon doonin sida ku xusan qorshaha iyo nidaamka uu u dejiyay Komishanka Qaranku. Warsaxaafadeedkan Komishanku soo saaray ayaa ku beegmay xilli ay ka dhex-aloosan tahay xisbiyada tartamaya ismarin waa ka dhan ah go’aamadii dhawaan komishanku ka soo saaray ee uu ku laalay in doorashada lagu galo bilaa diiwaan-gelin iyo waliba sarkaalkii Hay’ada Interpeace ee laga mastaafuriyay wadanka ka dib markii komishanku ku eedeeyay inuu Somaliland ka dhex-wado isku *** dhinacyada doorashadu khusayso, isla-markaana uu ku fashilmay inuu shaqadiisa ka soo baxo oo balanqaadyo badan oo hay’adaasi ku codsatay in wakhti la siiyo si ay natiijo sax ah uga soo saarto oo ay kala shaandhayso dadkii iska diiwaan-geliyay gobolada iyo degmooyinka jamhuuriyada Somaliland. Asxaabta ay ku khaysayso arrintani oo aanu la xadhiidhnay si aanu wax uga waydiino aragtidooda ku wajahan ayaanay noo suurto-gelin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 2, 2009 inu berri oo ah Isniin taariikhduna tahay 3-da August uu si rasmi ah uga bilaabmi doono guud ahaan gobolada iyo degmooyinka dalka si isku mid ah ololaha doorashada madaxtooyada Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted August 2, 2009 Good news. the election will be held. we will insha Allah see a smooth transition of power, and somalia will be better for it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 2, 2009 It is happening in Somaliland not in Somalia niyow ..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted August 2, 2009 Its the samething to every other country in the world. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted August 2, 2009 Originally posted by Jacaylbaro: It is happening in Somaliland not in Somalia niyow ..... ^^ war bal horta doorashadda allaha si nabad ah ku rido ninyahow Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 2, 2009 Dee bal intaa u sheeg oday Xiin ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted August 2, 2009 hmm, and has the registeration been nullified? wiht all the money spent, double registratin, child counting? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 2, 2009 Just suspended for the moment ,,,,,,, no more excuses to postpone the elections again. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted August 2, 2009 Eebe ha idin fududayo Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted August 2, 2009 So how can u have an election with no voter registration?? Its putting the cart before the horse. Its not gonna work. Looks like count down for sland blow-up has started. I am shocked about the number of pple who cancelled their trips to sland this year due this election fup!! a real bummer to say the least. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 2, 2009 were you in charge of writing down the visitors and how many canceled ?? ,,, u must be mistaking Somaliland to those red-houses who did not get much gals this week ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
GAAROODI Posted August 2, 2009 Jacaylbro i used to ask myself why you end your contribution with never argue with an *****. But now i know why. Its seems that Rudy is standing at the airports counting the people who have gone this year, looooooooooool. From the families that i know i am probably the only one who hasnt gone and that because i was there for 6 months and just returned a month ago. loooooooool. In the case of child registeration, looooooooooool. These people think its Europe, this is Africa and you will always incounter human error and i dont doubt that in some cases it probably happened, but its very funny how they try to knock us down continuesly even though what we have achieved they could never achieve in the next 100 years, so keep going, As my good friend Fredrich Nietizhche argued, what doesnt kill me makes me stronger. Your hatred of me and my country makes me want to be independent even more. looooooooooool. Quote Share this post Link to post Share on other sites