RedSea Posted September 13, 2009 ^^^Iskadaa kuwani wax badan sheegi mayaan. Waa iska predictable waxoodu. Funny thing is they trying to put on sad face and being sympathetic and all. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted September 13, 2009 Beentii 18 sano la dhisayey baa qaraxdey, Eebe ha kala qaboojo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted September 13, 2009 "Beeni raad malaha" horee soomaalidu ku maahmaahday, meel gaadhimeeso riyada beenta ah ee ina riyoode ee ah in dalka lakala qeybiyo, 18 sano kadib beentii lug malaha oo waa qaraxday They say "If two thieves quarreled, what was stolen emerges." now the two thieves are the 2 warlords Riyaale and Siilaanyo Markaa Illaahay asagaa weyne haa ka badbaadiyo shacabka masaakiinta ah dhibta ee wadaan, nimankaa danahooda gaarka ah ku howlan, oo dadka danba ka laheen, insha Allah Quote Share this post Link to post Share on other sites