Wiilo Posted October 5, 2004 Waxaad Sheegtaan magaca ninkii marka uu Qu'raanka aqrinaayo ay jeclaan jirayn asxaabta iyo malaa'ikta sida quruxda badan uu u aqrinaayo oo kaliya. Jizaakallaah dhammaantiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Golden Girl Posted October 5, 2004 wiilo sis. ninkaas magaciisa ma xasuusti, ee ninkii oo habeen layl asoo dukaanaayo ee maaligta samada kasoo dagtay si ee quraankiisa u dhageesato? i remember inaa suwar min xayaati saxaaba ka aqristay ninkaas laakinse magaciisa ma xasuusti now. Ok, anina suaal aa ku daro! 1)yaa waaye nimankee kusoo dagtay aayadda ugu dambeyso ee suuratu mujaadala?, especially hal nin ee kusoo dagtay 2) yaa waaye ninkii loo baxshay ghasiilul malaaikah, oo maalinkii badar markoo shahiiday malaaigtu ee dhaqday?! 3) yaa waaye saxaabiyaddi la oran jiray mutakallimatul quraan, oo 40 yrs quraan kaliyah ku hadleesay?? kasoo qeeb qaata dhamaan, musaabaqaddana wada bi idnillaah! wassalaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted October 5, 2004 Sister waan ku xusuusinlahaa balse i don't want spoil my quesion, but i will tell the name of the Asxaabigaas Insha' allaah, sis. Quote Share this post Link to post Share on other sites