AYOUB Posted October 27, 2010 Ma garanayo wax la yiraahdo Puntland ee waxaan aqaan “Bintiland” ~ Jamac Garaad Cali Some reactions... “runtii waan la yaabay markaan maqalay qof isin lagu sheegayo oo gafka heerkaas gaarsiisan u ka dhacay oo aan hadana raali galin ka bixin asaga iyo dadka u matalo oo u ku hadlo magacooda, waxaan is weydiiyay sidey noqon laheyd hadii isim kale oo beelaha Puntland Jecel ka mid ah uu gaf nocaas oo kale ah u geysto Isinka gafay beeshiisa?? Inkastoo haweenka Soomaaliyeed melkastoo ay jooganba gafi ka dheertahay, oo aysan u qalmin in loo gafo oo golo lakeeno,wax rag ka dhaxeeya lagu matalo oo laga dhigo wax docwalba yaal ah oo loo adeegsado arimo siyaasadeed ayadoo cay laga dhigayo. waxaan anigu qormadeyda ugusoo gudbinayaa haweenka Soomaaliyeed iyo kuwa Puntlandba inaan xaal kasiiyo qadafka gabanka maradu ka dhacday” Ceydaruus “walaalayaal kheyr allaah ha idin siiyo waxaan rabay in aan idin ku bararujiyo hal arin oo ah mar walba oo la dhaliilayo qolo waxaa lagu mithaalaa gabdho mathalan waxaa laleeyahay xukkaamta carabta waa gabdho khawanada oo dhan waa gabdho sida ey carabtuyiraahdaan نساء بعمائم ولحي gabdho gar iyo cimaamada leh arinkaasna inaga ka gabdha ahaan aad ayuu noo xanuujiyaa oo aan uga xumaanaa maxaa yeelay wax khalad ah oo aan galnay malaha si inaloogu mithaaliyo dadka xunxun dhammaan mujaahidiinta iyo inta kheyrka jecel waxaan ka codsanayaa in ey ka fogaadaan waxaan rajeynayaa in aad ku aqbashaan waanadeyda qalbi furan...” umu saara Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 27, 2010 Source? Source? Source? unless your grandious delusional is overtaking you. However, in my view, if the said Garad made such a remark I can not help but call it irresponsible. A man on his caliber should be very selective the way he frames his comments. Or, to mature must be in order. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 27, 2010 taleexi ,, Garaad jamac garaad cali invented ssc so you should support him no matter what , no garaad selebaan in the house saaxib. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 27, 2010 Xaaji: Having different opinion than his, sometimes, doesn't mean that I don't support SSC objectives. Unlike secessionists, we still have the choice of disagreeing on some matters. Garad Saleban is also another elder of whose opinions I'm strongly against. With that, where is the source of this? you guys don't have clothes. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted October 27, 2010 ^ Two sources given are not nough? Click on one of the names and you'll even find an audio of the comments. Mise isagoo nool oo leh "bintilan" baynu ku hor keena? later I'A Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 27, 2010 Garaad jamac gave the nick Binitland thats a fact. Taleexi wu dhageystey wu is diidsinaya laakin lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 27, 2010 Dhegahaygu waxaanay maqlin ha ku khasbin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 27, 2010 Originally posted by Taleexi: Dhegahaygu waxaanay maqlin ha ku khasbin so garaad jamac garaad cali didn't say bintiland what did he say then Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 27, 2010 Garaad Baa Wax Ka Sheegay Puntland Maxaa Ka Gala Somalidiidka ???? Labadan VIDEO ayaa waxa ee khuseeyaan Somaalidiidka, inta ee ka sheekeenayaan Bintiland iyo wax aan loo dirsan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted October 27, 2010 ^^^^ dude you are way behind those videos are almost 19 years ago not present. anyhow Libaan tell us why Pland isn't helping you to liberate las anod? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 28, 2010 Originally posted by Libaahe*: ^^^^ dude you are way behind those videos are almost 19 years ago not present. anyhow Libaan tell us why pirateland isn't helping you to liberate las anod? The issues between SSC and Puntland is NOT your business, Sir Fakatay are your business, those videos are still relevant today There was never a war between SSC and Puntland in the past, and insha Allah there never will be one. Calling Puntland is nothing, compared to what happen in 1990s between Habraha Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted October 28, 2010 Libaan 1 Question though. do you think a man from Gashaamo/Hargeysa/Burco will watch Erigavo being invaded and occupied by puntland? the answer is no. it baffles me though why puntland doesn't care about L.A anymore or even coming to your rescue? so much for cousins. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 28, 2010 Originally posted by Libaahe*: But habraha help each other out when they need each other the most and united against a common foe for example against siad bare. do you think a man from hargeysa/burco will watch erigavo being invaded and occupied by puntland? the answer is no. it baffles me though why puntland doesn't care about L.A anymore or even coming to your rescue. Habraha didn't help each other in 1980s, Ethiopia was helping SNM clan militia, yes most of habro were watching Hargeisa and Burco in 1980s, the Habro elite were sipping Mango in Mogadishu. Egal was working for Siyad barre as late as 1990 as head of chamber of commerce, Riyaale as Senior Spy, Abdurahman working as Diplomat for siyaad (now Somalidiid Parliament speaker), Faisal Waraabe was siyaad informer, etc As well, most Somali diid wasiiro remained as part of Siyaad Barre Government even after 1988 First leader of Somalidiid land became the prime minister of Aydeed, after he lost to Egal Cadde and Faroole are bad cousins, But majority of Puntland are good The majority of Puntland people are helping SSC people to liberate SSCland, yes Faroole & his faction betrayed SSC people. so people of SSC have no problem with people of Puntland, the problem is Faroole and his faction Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted October 28, 2010 so ethiopia liberated burco, hargeysa, erigavo for them and they didn't work together? your delusional. so you think puntland is trying to help you liberate ssc? this is from your own websites such contradictions. Faroole "Waxaan Uga Digaynaa Raysal Wasaaraha Kooxaha Puntland Wax U Dhimaya" (SSC) Written by jidbaale Saturday, 16 October 2010 08:16 Madaxweynaha maamul Goboleedka Waqooyi bari C/Raxmaan Sheikh Maxamed Faroole ayaa markii ugu horeysey ka hadlay Ra’iisal wasaarha cusub ee Soomaaliya. Faroole oo waraysi uu siiyey BBCda lagu waydiiyey sida uu u arko magacaabista Maxamed C/Laahi Maxamed ayaa sheegay in uusan aqoon ninkaas laakiin uu ilaacadaha ka dhagaystay, Faroole oo hadalkiisa ay ka muuqanaysey cabsi badan iyo cabasho ayaa Ra’iisal wasaraha ka codsaday in uusan taageerin waxaa uu ugu yeedhay kooxo shido wada oo xafiisyada qaar laga taageero.wuxuuna yidhi" waxaanu uga dhigaynaa raysal wasaaraha oo ah nin cusub in uu gacan siiyo kooxaha Puntland wax u dhimaya, waxaa kale oo aanu u sheegeynaa in uu kooxahaas iska fogeeyo oo aysan isticmaalin, Arintan oo uu ula jeeday Hogaanka SSC isla markaana uu lee yahay waxaa laga taageeraa xafiiska Madaxweynaha ee uu Agaasimaha ka yahay Dr:C/Kariim Xassan jaamac, ayuu sheegay in ay arintaas ka qabaan wel wel iyo walbahaar. halkan ka dhagayso Wuxuu sheegay in Ra’iisal wasaraha uu ka filaayo, cadaalad iyo in uu raaco sad bursigii maamulkiisa uu u saxiixey Cumar C/Rashiid, Faroole wuxu sidoo kale ka cawday in aan laga tashan magacaabista ra’iilsal wasaraha. Shalay subax ayey ahayd markii wasiiru dawlaha xidhiidhka caalamiga ah uu sheegay in aan Beesha Puntland xaq u lahayn in ay qabato wasiirka koowaad. Wuxuuna sheegay in laga dhacay booskaas beeshiisa, oo uu ula jeeday *********. hadalka Faroole oo u muuqday samir taag waayey ayaa nuxurkiisu ahaa, Ra’iisal wasaraha waan soo dhaweynaynaa laakiin waan in uu uusan sameyn wax aanan raali ka ahayn. Quote Share this post Link to post Share on other sites