Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

The pirate parliament discuss issues concerning Banning the khuusuusi

Recommended Posts

Ibtisam   

Talk about being boxed in from all corners :eek:

 

Is it not worrying that PL and SL agree on something? Seems strange.

Share this post


Link to post
Share on other sites

They think faroole is their political cousin, I don’t know what they mean by that, but it makes sense For the khuusuusi, not so much for the pirates though.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by *Ibtisam:

Talk about being boxed in from all corners :eek:

 

Is it not worrying that PL and SL agree on something? Seems strange.

Not really-someone sends them the script.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Oo Kusii jeeda dalka Ethiopia

 

Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Puntland Jenraal Cabdisamad Cali Shire ayaa lagu wadaa inuu dhowaan u duulo dalka Itoobiya halkaas oo uu kula kulmi doono madaxda dalkaasi.

 

Safarka Madaxweynaha ayaa ku beegan 22.June.2010 oo ka dhiman mudo ku hal asbuuc ah,waxaana ku wehelin doona masuuliyin ka tirsan Xukuumada Puntland oo ay ka mid yihin Wasiirka amniga Puntland Jenraal Yuusuf Axmed Kheyr iyo Wasiirka Kallumaysiga iyo Kheyraadka Badda Maxamed Faarax Aadan.

 

Wasiirka Kallumaysiga oo maanta wareysi khaas ah siiyey warbaahinta Horseed Media ayaa sheegay in ujeedka safarkaas uu yahay mida koowaad xirrirka ka dhaxeeya labada dhinac ee Puntland iyo Ethiopia.

 

Wuxuuna hadalkiisa ku daray in sidoo kale masuuliyinta Dowladda Itoobiya kala hadli doonaan gawaaridii dhowaan ay Ciidamada Itoobiya ka kaxeysteen degmada Buuhoodle ee xarunta gobolka Ceyn iyo weliba dagaaladii dhowaan halkaas ka dhacay sidii looga hortagi lahaa in waxyaabo la mid ah ay mar kale ka dhacaan halkaasi.

 

Dhowaan Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud ayaa waxaa uu sheegay in wefdi heer sare oo ka socda Dowladda Puntland ay tegi doonaan dalka Itoobiya

 

Isha: Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Arguably, SSC has its fair share of the blame but one thing remains undeniable. SL, PL and SSC are in the same boat --their common interests are intertwined and inseparable-- With all that said; if this recent, surreal alliance between PL & SL, which intends to oppress/undermine SSC struggle and mute their just voices, stays in place. Be mind SSC is capable of making a hole in the boat and drowning it that will in turn make this relative peaceful part of the country a hell on earth. I assume that won’t be anyone’s interest. Inta nabadu joogtaa ninba labo nin le’eg yahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xildhibaan Faarax Sulub"Jabhada SSC waa mid xasilooni daro iyo kala qoqob ka shaqaynaysa".

Warkii 17-Jun-2010 iyo Qormadii: NEWS

Xildhibaan Faarax Sulub oo ka mid ah baarlamaanka Puntland,isla markaana ah xildhibaan ka soo jeeda Buuhoodle oo shir jaraa'id ku qabtay Buuhoodle ayaa si kulul wax uga sheegay Hogaanka SSC,taasoo uu ku tilmaamay mid qas ka dhex wada umada,colaad iyo dhibna abuuraysa.

 

 

Mr Sulub oo ka mid ahaa wafti dawlada Puntland u dirtay Buuhoodle ayaa ku soo noqday Garoowe,wuxuuna ka warbixiyey waxay kala soo kulmee safarkoodii Buuhoodle,wuxuuna sheegay inay hawlo badan halkaas ka qabteen,isla markaana waxa uu ku eedeeyey waxa uu uug yeedhay jabhada SSC,inay abuurtay dhibaatada halkaas ka dhacday,oo intii aanay imaan deegaankaas uu ahaa deegaan nabdoon.

 

"Muhiimada safarkayaga waxay ahayd inaan dadka u sheegno in nabadooda ilaashadaan oo waxba aysan dhaafin dhagna aysan jalaq usiin Jabhad saldhigeedu yahay silic oo sida la ogyahay Soomaali meesha dhigtay,mid kale Guddi ayaa Dowladda u saartay soo afjarida xiisado ka dhacay Buuhoodle iyo soo xuuraansi xaalka Gobolka Cayn oo ay qalalaaso ka wado Jabhada aanu anagu u aragno mid xasilooni daro iyo kala qoqob qaran ka shaqaynaysa,soo celinta deegaanada maqan waxay u taalaa Dowladda Puntland inkasta ha ku qaadatee" ayuu yidhi Xildhibaan Sulub oo sheegay inay ku guulaysteen inay dadkii ka qaxay Buuhoodle inay guryahoodii ku soo celiyaan.

 

Sidoo kale waxa Sulub ku eedeeyey maamulka Somaliland inay ka baxaan dhulka ay haystaan,isagoo ku tilmaamay inay dhibaato ku hayaan shacabka.

 

Afnugaal News Desk.Garoowe

 

Contact:info:afnugaal.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this