General Duke Posted April 21, 2009 Dagaal ka dhacay Kismaayo Kismayo, Somaliya (Calanka.com) 21-April-09 Warar goor dhow inaga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in uu dagaal u dhexeeya kooxaha Islaamiyiinta ah ee ku sugan gobolkaasi uu soconayo, kaasoo bilowday habeenkii xalay ahaa. Dagaalkan oo iminka qaboobay islamarkaana si teel-teel ah iminka u socda ayaa waxaa ku dhintay inta la ogyahay 3-ruux halka ey 10-kalena ey ku dhaawacmeen, waxana iminka la isku hor fadhiyaan meel u jirta 20-30 kilo mitir bartamaha magaalada Kismaayo. Dagaalkan oo aan la ogeyn sababta uu u qarxay ayaa waxaa ey wararka qaar sheegayaan in uu salka ku hayo maamulka gobolka oo baryahanba ey xiisadi ka taagneyd. Waxaa uu sidoo kale dagaalkani yimid kadib isku-day la doonayay in lagu heshiisiiyo kooxaha Islaamiyiinta ee ku wada sugan magaalada Kismaayo islamarkaana maamulka isku hay. Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 21, 2009 Ciidanka Mucaskarka Al-Faaruuq oo iska caabiyey Maleeshiyaad soo weeraray xalay Fariisamahooda Posted to the Web Apr 21, 16:45 Kismaay:-War naga soo gaaray dhawaan Magaalada Kismaayo ee xarunta G/ Jubada hoose ayaa sheegaya in dagaal uu xalay ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo gaar ahaan deegaanka Cabdalla Biroole oo 40.KM ka xigta Galbeedka magaalada Kismaayo. Maleeshiyaad qabiilka ****** ah ayaa xalay fiidkii si lama filaan ah waxaa ay weerar ugu soo qaadeen fariisimo ay ku sugnaayeen ciidanka Mucaskarka Faaruuq LagtCaaanoole, ciidanka Mucaskarka Faaruuqa ayaa waxaa dagaalkii xalay uga dhintay 2 askari,dhinaca maleeshiyaadka soo weerar tegay ayaa waxaa ka dhintay 4 askari waxaan ka dhaawacmay ilaa 7 askari. Ciidanka xoogagga Mucaskarka Faaruuq ayaa iska caabiyey weerarka lagu soo qaaday fariisamahooda xalay waxaan ciidanka Mucaskarka Faaruuq ay dagaalkii xalay ku qabsadeen gadiid aan cadadkooda aan weli hellin. Ciidanka Mucaskarka Lagta Caanoole ayaa aad u adkeeyey amaanka goobaha ay gacanta ku hayaan,maalmihii ugu danbeeyey ayaa Magaalada Kismaayo waxaa ka jira Khilaaf u dhexeeya Xoogagga ku wada sugan Kismaayo khilaaf kaas oo ku salaysan dhismaha Maamulka cusub oo ay yeelato magaalada. Ilo wareed aan xog waraysanay oo ku sugan magaalada Kismaayo ayaa waxaa uu noo sheegay in dagaalka xalay ay soo abaabulle rag ay garanayaan balse waxaa uu ka gaabsaday in uu si cad u sheego waxaase uu sheegay in xooga gga ku sugan Kismaayo rag ka mid ah ay qayb ka yihiin dagaalkii xalay walow uusan si cad u cadaysan oo uu ku gaab saday. Waxaa jira cabsi laga qabo in ay magaalada Kismaayo ay ka abuuranto is gaanshaanbuuraysi arinkaas oo ay caan ku tahay magaalada Kismaayo iyo Gobollada Jubooyinka,is gaashaanbuuraysiga ayaa waxaa laga baqayaa in uu salka ku hayn karo qaab beeleed iyo qaab ururo Islaamiga dhexdooda ah Warka oo faahfaahsan ayaaan dib idin kala socodsiin doonaa Insha Allaahu. Halgan.net [ April 21, 2009, 05:38 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted April 21, 2009 how come system did not censored *****. soo qabiil ma aha. warka noo barbalaariya. qolooyinkee is diriray. [ April 21, 2009, 05:39 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mintid Farayar Posted April 21, 2009 Clarification from up North: The Caanoole group hails from Puntland traditionally. The old clannish competition for control of the Jubba Valley and its critical outlet to the sea, Kismayo, still continues. The same groups are wearing an Islamist shirt now (very in vogue, currently). If you need any further clarifications, just ask away Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted April 21, 2009 I thou Kismaayo administration is now controlled by people who hails from Puntland. NO. waa na wareeiseen. yaa iga gadanaya labada guri oo aan ku leehay. any one... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mintid Farayar Posted April 21, 2009 Actually several 'Islamist' groups took over different parts of Kismayo with the expulsion of Barre Hiraale. All of them are segregated from each other by each militia's clan-exclusivity. Not much has changed except the 'tol' militia men pray more regularly now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted April 21, 2009 This is just a post-script. The real storyline concerns the very real and intractable tension between Al Shabaab allying themselves with the Gedo clan and Ras Kambooni relying on the Dhoobley clan. Al Shabaab has so far resisted all calls by Sheikh Turki himself to change the "temporarily" designed Al Shabaab-majority administration in the region. We will see what fruits the deliberations bear. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 21, 2009 So Mr Gabbal, it is between those mentioned clans afterall, u do make quick conclusion sxboow Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 21, 2009 ^^^lool. Gabbal is a master at making up stories, the admin is between Canool, Raskamboni and Al Shabaab, no Gedo clans are even mentioned and there is an agreement on the ground. This fight was Xiin reported. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted April 21, 2009 Ok. The admin in Kismaayo consist of 7 members. Chairman: Al shabaab vice Chaiman: Al shabaab Security: Al shabaab finance: Al shabaab Justice: dont know Dacwada: Al shabaab and One more. question is where do Canoole and Kaambooni comes in to picture. I may be wrong. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 21, 2009 Duceysane, the question is, where do the said Alshabaab hail from!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted April 21, 2009 Not at all Nuune, because the clans themselves are not central to the picture. It is the Islamist groups who are challenging each other (what we would call "xiniinyo-taabasho") . Naturally Ras Kamboni has its supporters, for clan reasons or not, on one side and Al Shabaab has been taking a very pro-active move to ally themselves with the Gedo side recently. The competition itself is not new but Xassan Turki taking sides is. If you remember when the alliance of the Islamist groups first took on Barre Hiiraale's personal militia, they set up an administration that was majority Al Shabaab (the Gedo Islamists who begun the war against Barre himself were Al Shabaab) but there was great dissatisfaction among Kamboni side and men like Ibarhim Shugri Abu Zaynab even publicly aired their defection. However Turki himself bestowed legitimacy on that administration and so peace reigned. That administration was itself supposed to be temporary for a 6 month basis but Al Shabaab has deafened itself to calls for change after the time has lapsed. Now Turki himself joined the fray calling for a new administration and still Al Shabaab has continued to resist. This is where the present hostilities are emanating from and why each group is trying to campaign for support within the local community if war becomes necessary. Then you also have Barre Hiiraale and the militia he has gathered continuing to eye things from Dollow and a division between the alliance that defeated him is most certainly good news for him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 21, 2009 Gabbal is wrong. Clan has nothing to do with this. The Kismayo admin that was set up before came to expire. It was commissioned for six months. It was between three Islamic entities; Alshabab, Caanoole, and Kambooni groups. Now both Kambooni and Canoole groups are demanding a new admin be established. Alshabaab is agreeing in principle but is suggesting few modifications. This fight i have no clue how it started but the city was tense past few weeks. Gabal as always is good at injecting tribal politics where it does not belong Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted April 21, 2009 I have a feeeling in Caanoole meesha lagu riixayo ee uusan actorska Kismaayo big ka hayn. what do I know I am badow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 21, 2009 ^^^lool. Barre and his militia will never come back to Kismayu, that’s an old redundant dream , the mans mothers farm was looted a few days ago and he has no more militias. also Turki is under pressure from the local population to make changes as the remit for the admin has long seized and Al Shabaab are under great pressure in Mogadishu and also there is a growing rift in Baidoa and hence do not have the stomack to lose their allies in Kismayu. Turki has sided with his deputy and companion in Hizbul Islam Shiekh Mohamed Mire chief of the growing power that is Canoole. Kismayu is having a golden age with the Calanlay market open and the city booming This issue is a small thing and the power balance has shifted long ago. Quote Share this post Link to post Share on other sites