Sign in to follow this  
Cowke

Galmudug Hold Graduation Ceremony For Students. (PICS)

Recommended Posts

Cowke   

Xaflad shahaadoonsiin ah oo kadhacday hotel embessy ee magaalada gaalkacyo

 

Xafladan ay sooqaban qaabiyeen maamulka dugsiga sare ee s.y.l oo siweyna loosoo agaasimay ayaa waxa ay kadhacday magaalada gaalkacyo waxaana xafladan ey aheyd mid shahaado lagu gudoonsiinayay aradadii sanadkan kaqalinjabisay dugsiga sare ee s.y.l waxaana khalkaas kusugnaa masuuliyiin katirsan maamulka galmudug iyo marti sharaf kale

 

ayaa waxa ay aheyd mid lagadareemayay qaabka loosooqaban qaabiyaymid waxaana halkaas kahadlay maamulka dugsiga sare ee s.y.l culuma udiin halkaas kasooqeyb galay.

 

waxaana ugu horeyn halkaas kahadlay shiiq muxuyadiiin shiiq yuusuf bare oo ah gudoomiyaha jimciyada alixsaan islamarkaana ahaa aas aasayaashii dugsiga sare ee S.Y.L waxa uuna kasheekeeyay sidii ay kusoobilaabeen dhismaha iyo fikirkii dugsi sare oo magaciisu yahay S.Y.L waxa uuna umahadceliyay dhamaan intii kaqeb qaadatay hormarintaa dugsiga sare ee S.Y.L waxa uuna kuladardaarmay ardadii kaqalinjabisay dugsiga sare s.y.l inay aqoontooda kor uqaadaan.

 

waxaa halkaas isna kahadlay wasiirka waxbarashada galmudug burhaan warsame cigaal oo erayo hambalyo ah udiray ardadii kaqalinjabisay dugsiga sare ee s.y.l waxa uuna wasiirku kudheeraaday wax qabadkii wasaarada waxbarshada mudadii ayjirtay isagoo kacodsaday maamulada dugsiyada inay lashaqeeyaan wasaarada waxbarashada

 

isagoona sheegay in waxlataabankaro ay qabatay wasaarada waxbarashada waxuuna ugubaaqay bulshada in loobaaahanyahay inlalashaqeeyo maaamulka galmudug oo uusheegay hadaaney helin taageerada bulshada galmudug inaaney kaligood waxba qaban karin

 

iskusoo wadaduuboo xafladaas ayaa aheyd mid siwanaagsan usioogabagaboowday.

 

Liibaan C/laahi Faarax Qaran

SBC International- Gaalkacyo

 

1_2.JPG

 

2_1.JPG

 

3_1.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this