Paragon Posted July 1, 2008 Dagaal Culus oo ka soconaya qeybo ka mid ah degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Submitted by wararka on Tue, 07/01/2008 - 15:07. Muqdisho.01.July.2008.(Sh.M.Network)-Dagaal Culus ayaa waxa uu ka soconayaa qeybo ka mid ah degmada Hodan ee Gobolka Banaadir oo fariisin u ah Ciidamada dowlada KMG iyo Kuwa AMISOM. Goobaha uu dagaalku ka soconayo waxaa ka mid ah fagaaraha Tarabuunka,Xaafada taleex iyo isgoyska KM4,waxaana dagaalka u dhaxeeyaa Ciidamada dowlada KMG iyo kuwa AMISOM iyo xoogaga ka soo horjeeda joogitaanka Ciidamada Ethiopia iyo siyaasada KMG. Lama oga qasaaraha soo gaaray dhinacyada dagaalamaya,waxaana laysku adeegsanayaa hubka nuucyadiisa kala duwan,iyadoo daryanka madaafiicda laga maqlayo inta badan qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho. Wixii ku soo kordha kala soco Shabelle.net. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 1, 2008 ^^^So they attack in a populated area. Then their supporters cry about the civilains who are caught in the battle. Shame. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted July 1, 2008 ^How about those who camped themselves in the middle of civilians as cover and now cry for them? You don't see the irony I guess. If you say you are concerned about civilian security, which is what the resistance movement is fighting for, and you know your presence amid them will bring them harm, then, as military combatants, why don't the camp you support move to military barracks rather than civilian areas? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 3, 2008 ^^^Adeer the TFG and allies entered Mogadishu without a fight, the clowns were defeated in the bush and then ran off. Then they started using the cities heavy populated areas as launching pads, causing the urban fighting which caused much mayhem. The irony is one side is using the children and women as shields to full fill their ambitions from afar in Asamara, then they ahve their fellows puppet lines about, genocide and civilain killings. Its a smart formula. Quote Share this post Link to post Share on other sites