ansaar17 Posted February 18, 2007 Cabdulaahi Yusuf oo arimo caafimaad u yimid london saaka Posted on Sunday, February 18 @ 09:42:34 EST by editor 18/02/2007, Onkod News, London: Madaxweynaha Dawladda kumeel-gaarka soomaaliya Cabdulaahi Yusuf Axmed ayaa saaka waxaa uu yimid London isagoo kasoo duulay Magaaladda Nairobi ee Dalkaasi Kenya xalay xilli danbe, waxaana haatan Madaxweynuhu uu dagay Hotel ku yaala Magaaladda London oo la filayo in uu daganaan doono ka hor inta aanu la kulmin dhakhaatiirta caafimaadka oo sanad walba baaritaan ku sameeyo xanuunka Madaxweynuhu uu ka qabo Beerka. Madaxweynuhu waxaa kaloo la filayaa inta uu joogo London in uu la kumlo Wasiiro ka tirsan Dawladda Britain iyo Jaaliyadda Soomaalida ee ku dhaqan dalkan Britain xilli dad badan oo Soomaali ah ay si weyn uga soo horjeedaan Siyaasadda madaxweyne Cabdulaahi Yusuf ee ku aadan Soomaaliya iyo joogitaanka Ethiopia ee gudaha Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Maanta safarka uu ku yimid london waxaa uu qaadan doonaa ugu yaraan 7 maalmood oo uu joogi doono si uu u maro baaritaan caafimaad iyo kulamadiisa Siyaasadeed. Madaxweynaha ayaa Maalmaha soo socda kulan gaar ah la yeelan doona dhakhtarkiisa gaarka ah oo ka howlgala Cisbitaalka Cromwell ee ku yaala Magaalada London oo kamid ah Cisbitaalada gaarka loo leeyahay oo Dhakhaatiirta ka howlgasha ay kamid yihiib kuwo carbeed. Madaxeyne Yusuf ayaa waxaa 1996kii waxaa lagu sameeyay qaliin dhanka beerka ah , xiligaasi oo loo galiyay beer caafimaad qaba oo in mudda ah uu ku shaqaynayay, sidoo kale Madaxweynaha waxaa si joogta ah uu usoo booqanayay London tan iyo xiligaasi si uu ula socdo caafimaadkiisa. Onkod News : lets hope he dies of liver failure. Quote Share this post Link to post Share on other sites
LayZie G. Posted February 18, 2007 I was thinking not long how easy it would be for someone to just put a bullet between odayga's eyes, but I guess with his many health problems, it won't be long now before heart,kidney etc take over, or unless muslim militia blows him up first. Quote Share this post Link to post Share on other sites
EboniQue Posted February 18, 2007 ^^ I had the same thougts. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taliban Posted February 18, 2007 Originally posted by LayZieGirl: I was thinking not long how easy it would be for someone to just put a bullet between odayga's eyes Would you consider to be that someone? If so, would you pull the trigger? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Azmaya Posted February 18, 2007 nayada LayZieGirl iyo EboniQue bal is marjiya, ka naxa oo nafta waa Colonel Abdullahi Yusuf Ahmed, President of Somalia. bal eega, raagnimo ka muuqata Nin rag ah ba laga sheekeya, dee nin nacaas ah bal ya ka hadla? noolo waliga ina yeey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
EboniQue Posted February 18, 2007 ^^ Maxaan ka naxi waa criminale. As they say ONE MAN CRIMINAL IS ANOTHER MAN'S GEESI. GACAN KU DHIIGLE GEESI MAAHA IN MY BOOK. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharif_seylaci Posted February 18, 2007 haa naga dhinto aabihey naarre Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fanisha Posted February 18, 2007 Intuu caruur iyo ciroole diley meelkale ayaa looga jari habaar qabe.AY calooshiis u shaqayste shaqaa laga qaban. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted February 19, 2007 Okay folks now focus...>Melez is the enemy of the state. All of his servents will topple down with him, if Master, Melez goes down. If he dies, another puppet will simply take over, perhaps Geedi and I heard Geedi is even better butt kisser than Yey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taliban Posted February 19, 2007 Originally posted by Shucayb: If he dies, another puppet will simply take over, perhaps Geedi and I heard Geedi is even better butt kisser than Yey. Good point. The top traitor is just one of many, as there are many deputies, lieutenants or junior traitors who would gladly replace him. What needs to be dismantled is the system. Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted February 19, 2007 see what alcohol will do to you!! first thing that goes away is the lever. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taako Man Posted February 19, 2007 Some people here think they are malakiil maut. His time may come after yours. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garaad Bari Posted February 19, 2007 HEY folks this guy had this problem for the last 16 yrs and he is still going, doing his day to day business,,,,, so my Q to all his haters is do you have anything else to report? Mise xaalkiinu waa habartii dhali wayday ku habsaantay aleelo!!!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 19, 2007 Dadku jecelaa inay arkaan wax dhinta iyo wax jaba ,,,,,,, :mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jabarjaan Posted February 19, 2007 You guys are haters maxaa la habaartameysaan dadka dalka wax idiinku qabanaya ama wax ka qabsanaya ha habaarina ee iska aamusa ama orda oo idinka wax qabsada forumka saas u ha usoo taagnaanine Quote Share this post Link to post Share on other sites