Sign in to follow this  
General Duke

Sharif Hotel Vs Walid Abdalla it's a new game

Recommended Posts

Sharif Ahmed already had his plate full. Now he has to worry about the eve ludicrous rous and corrupt Walid Abdalla who blames Sharif Hotel for making him lose his Nobel Peace price as the man who brought peace to Somalia. Thus now Walid Abdalla and his puppet Nur Cade and that other clown Ahmed Abdisalaan are holding meetings in Foreign capitals to work out away of getting rid of Sharif Hotel by engineering a new reconciliation conference for Somalia.

 

There is talk of setting up new Federal state for the south and bringing the all the stakeholders together what ever that means. The group have approached Xasan Dahir as well as Sharif Xasan who attended their first meeting in Dubai.

 

Thier argument is simple Sharif Hotel has failed and it's time for something new.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho:Axmed Walad Cabdalla iyo Nur Cadde oo wada qorshe maamul goboleed loogu dhisayo K/Soomaliya marki ay fashilantay dawladda Shariif

28. juli 2009 

 

APL

 

Muqdisho(AllPuntland )-Wakiilka Q/M u qaabilsan arimaha Soomaliya Axmed Walad Cabdalla iyo Safiirka Soomaliya u jooga dalka Talyaaniga Nur Cadde ayaa ka wada magaalada Nairobi olole maamul goboleed loogu dhisayo K/Soomaliya markii ay fashilantay dawladda madaxweyne Shariif.

 

Olalahan ayaa la dareemay markii Nur Cadde iyo Walad Cabdalla ay ka soo qaadeen magaalada Muqdisho odayaal dhaqameedyo K/Soomaliya ka soo jeeda oo uu ugu horeeyo imaamka beesha Mudulood Imaam Max'ud iyo waxgarad kale .

 

Qorshahan ayay wararku sheegayaan in uu wado Walad Cabdalla oo hada damacsan in uu caalamka mar kale ka gado maamul goboleed ku saleysan qaab qabiil .

 

Nur Cadde iyo Axmed C/Salaam oo mar soo noqday Ra'isal wasaare iyo ku xigeen ayaa hor boodaya qorshahan , waxaana ka mid ah dawladaha olalaha ku jira Talyaaniga iyo dawlado kale oo midawga Yurub ah.

 

Qorshahan ayaa mar kale si kale loo dhigo waxaa dad badan ay ku micneeyeen maji xaabin la maja xaabinayo dawladda Shariif oo wali waqti badan uu u harsanyahay.

 

Lama oga waxa uu ku dambeyn doono ololahan ay horboodayaan Walad Cabdalla iyo Nuur Cadde , waxaase uu ku soo aadayaa xili dawladda Shariif ay ku fashilantay dhamaan heykalkii dawladnimo.

 

Si kastaba dad badan oo adaroosa xaalada Soomaliya ayaa isku deyga Walad Cabdalla iyo Nuur Cadde ku tilmaamay oraahdi Soomaliyed ee oraneysay "Waa socon weyne aan orodno"

Share this post


Link to post
Share on other sites

Warbixin hoose: Gogogl xaar siyaasadeed oo ku saabasan maja-xaabinta Dowlada Sheikh Shariif oo wajigiisi koowada ka dhacay Dubai.

 

Kulan loogu gool xaarayay kal fadhi guud oo ay isugu imaanayaan Siyaasiyiinta kasoo hor jeeda Madaxweynaha Somalia Sheikh Shariif Sh. Axmed ayaa wuxuu ka dhacay Magaalada Dubai.Kulankaas oo u maal galinaayay soona qaban qaabiyay Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Somaalia Ahmedou Ould-Abdallah (Special Representative for the UN Secretary-General for Somalia) ayaa waxaa daadihanyay Axmed Cabdisalaan, waxaana kasoo qeyb galay dad u badan ganacsato ay isku beel yhiin Aaxmed Cabdisalaan, wasiiro ka midah xukuumada Sharmaarke oo una hogaaminayay Wasiirka Maaliyadda Shariif Xasan Shiikh Aadan, Safiirka Somalia loo magacaabay dhawaan ee Dalka Talyaaniga Nuur Xasan Xuseen (nuur Cadde) iyo Siyaasiyiin iyo Aqoonyahano kala duwan oo soo xoojiyay Shirkaasi.

 

Kulankii shirkaan oo u furay Axmed C/salaan ayaa waxaa lagu falanqeyaya waxyaabo badan oo ay kamid yhiiin fashilinta iyo mijaxaabinta Dowlada Sheikh Shariif, ayadoo in badan wax la iska weydiiyaya sida ugu sahalan ee loo bur burin lahaa Dowlada hada jirta iyo sidii caalamka looga dhaa dhicin lahaa in ay Dowladani ku fashilantay waxyaabihii loo unkay, isla mrkana ay garab martay heshiiskii jabuuti ay wada gareen Mucaaradkii hore ee ARS iyo Dowladdii TFG oo u kamid ahaa nabad kusoo dabaaladi Caasimada Somalia ee Moqdisho.

 

Ugu horeyntii waxaa hadalka qaatay xubno muhiim ahaa oo ka socday, isla markaana matalayay Sheekha mayalka adag ee Xasan Daahir Aweys, kuwasoo sheegay in sheikhu diyaar u yahay ka qeyb qaadashada howashani, una soo dhaweynayo dhismaha Dowlada Cusub iyo awood qeybsi rasmi ah iyo in dalka laga saaro Ciidamada Shisheeye waa sidey hadalka u dhigeene.

 

Intaa kadib waxaa asna markiisa hadalkii qaatay oo ka qudbeeyay goobtii Ahmedou Ould-Abdallah oo asgu hada u muuqda ninka Dalka Madaxwynaha ka ah,wuxuuna ku nux nuxsaday inuu ugu horeeyntii ku faraxsanahay qabsoomida kulankaan oo u sheegay inuu fursad labaad u yahay umada Somaliyeed waa suu hadalka u yiriyee, wuxuuna tilmaamay in u isagu diyaar u yahay qadashada kalintiisa oo ah ka dhaadhicinta beesha caalamka gaar ahaan QM, Midowga Africa, IGAD,Jaamacadda Carabta, Mareykana, iyo Midowga Yurub sidii ay u taageeri lahayeen howashaan, isla markaan ay u bixin lahayeen Dhaqaalaha lagu socod siinayo kulanka labaad iyo ka mira dhalinta Dib u heshisiinta Umada Somaliyeed waa siduu hadalkee u dhigaye.

 

Nasasho yar kadib ayaa waxaa dib la isugu soo noqday gaba gabadii kulanka halkasoo u hadalo gaaban ka jeediyaya Nuur Cadde wuxuuna ku dheeraaday xilaga ay soo bilaabatay halganka umada Somaliyeed looga xoreenayay wax uu ugu yeeray kaligiis Taliya asgoo ula jeeday Dagaalkii jahli nimada ahaa ee lagu baabiyaya Qaranimadii Somaliyeed ee 1991 Asalkana u ah mushkilada umadan heysta maanta , waxuuna ka sheekeyaya howasha ay usoo mareen isaga iyo Saxiibadiis waa Axmed C/Salaan iyo Ahmedou Ould-Abdallah fashilinta Dowladii ay ka midka ahaayeen ee Mudane C/laahi Yuusuf wuxuuna xusay inuu qorshahu ahaa dhisida Awood mideeysan oo ay ka mid yihiin koxdii ASMARA ee u hogaaminayay Sheikh Xasan Daahir Aweys waa siduu hadalka u yiriyee, isla markaana wuxuu hoosta ka xariiqay ineey markaan ka go’antahay dhisida Dowlada sal adag oo ka hirgasha dhamaan koonfurta Somalia, waxaana xusid mudan inuu ka shanqaraiyay hadii la doorto inuu dhisayo qorshe ka fashilamay Allaha u naxariistee Gen. maxmed Farax Caydiid  oo ahaa hirgalinta 11-Gobol oo laga hir galiyo koonfurta Somalia qorshaasoo ay ku gaaren Magaalada Dirirdhabe Gen.Caydiid, Cabdiraxmaan Tuur oo ka socday markaa SNM iyo Maxmed Cumar Jees oo asna ka socday SPM, balse markii danbe oo ay isku dhaceen Cali mahadi Maxed xooga hakad galay qorshaahasi, hayeeshee wuxuu dib Caydiid u soo kiciyaya kolkii danbe oo u meesha ka saaray jaale Jees asgoo ka baxay heshiiskii ay wada galeen, wuxuuna ku dhawaaqay in Beelahii UNS oo markaa u matalaya ay kaligood xaq u leyihiin sheegashada 11-ka Gobol ee u rabay inuu ka hir galiyo Konfurta Somalia lagasoo bilaabo Gaalkacyo ilaa iyo Libooya Xuudud Dalka Kenya ay tahay Deegana ay leeyhiin Besha UNS.

 

Gunaanudkii Hadalka ayuu Mudane Nuur cadde ku balan qaaday inu sameenayo 11-ka Gobol  oo ay xaq u leeyihiin beeshiisu waa hadii loo doorto Madaxweyne nimada Somalia kadib markeey Mija xaabiyaan Sheikh Shariif , hadal kan oo buuq badan dhaliyaya ayaa waxaa ka carooday ka qeyb galayaal badan oo kasoo jeeday Beeshiisa hoose  kuwasoo ka biyo diiday Hindisaha ay ku macneyeen in loo soo dhiibay Mudane Nuur Cadde.

 

Gaba gabdii kulankaas ayaa waxaa asna hadalo ka jeediyaya Wasiirka Maaliyadda Shariif Xasan Shiikh Aadan asagoo ka hadlay ariktidiisa ku aadan kulanka iyo turan tureenta Xukuumada u ka midka yahay, wuxuuna asgu ku dhuftay in diyaar u yahay ka qeyb qaadashada qorshaha lagu mija xaabinaayo Sheikh Shariif, wuxuuna sharaxaad ka bixiyay in loo bahanayahay hal abuur mug weyn iyo xulashada shakhsiyaadka ku haboon ka mira dhalinta howashaan, wuxuuna u soo dhaadhacay damaciisa Siyaasadeed isgoo markaa hordhigaya shuruudo howl wadeenada Shirka, wuxuuna carabka ku adkeeyaya in loo balan qaado marka hore intuusan si buuxda ooga mid noqon xubnaha fir fircoon ee fulinaaya is raacinta Dowlada Sheikh Shariif in uu noqnayo Gudoomiyaha Baarlaamnak Somalia iyo in looga danbeenayo soo xulida xubnaha beeshisa ee ka mid noqnaayo Hadii Dowlad la yagleelo, isla markaana u isagu yahay ninka kaliya ee wax u qondeenaya qeybta Beeshiisa.

 

Isku soo wada duubo kulankii gogol xaarka ahaa ayaan noqon mid mira dhal ah, kadib markii la isku afgaran waayaya Codsiyadii ay soo jeediyeen labada muden ee ka la ah Nuur Cadde iyo Shariif Xasan, waxaa ayana caqabad kale noqtaya eedeyn ay qaar ka mid ah ka qeyb galayaashi shirku u soo jeediyeen Taliyaha Nabadsugida Dowlada Somalia Maxamed Shiikh Xassan oo kasoo jeeda Beesha Shariif Xasan, isla markaana jagada u hada ku magacaaban yahay ku helay keenid u keenay Shariif Xasan madaama u ahaa Xogheynta iyo Istafka Shariif Xasan xiligii u ahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia,buuq iyo is qab qabsasho kadib ayaa waxaa si buuxda la isugu afgaratay in kulan labaad la isugu yimaado Magaalada Nairobi.

 

waxaan xubnihii shirka kasoo qeyb galay intooda badan ay u boqoolen Magaalada Nairobi, ayadoo u hogaaminayo Mudane Nuur Cadde oo halkaa ka wada oloole siyaasadeed, halka u Mudane Shariif Xasan u safray Dalka Malaysia si markaa u soo mareeyo Dhaqaale u dhiganayo Dalkaasi. 

 

Dhinac kale Indheer garadka arimaha Siyaasada Somalia ayaa aad uga digay dhibaatada ay keeni karto kulamada Siyaasadeed ee soo kala horjeeda ee kasocda Dunida dacaleeda, waxeeyn ugu horeyntii tilmaamen xilka qaadista la sheegay in lagu sameeyay Taliyaha Nabadsugida waloo aan wali si cad (offical) ah loo shaacin ay hadan tahay Fariin ku wajahana kulankaan ka dhacay Dubai oo u indhaha ku hayo Madaxweynaha Somalia Sheikh Shariif iyo in ay xitaa dhici karta in u Sheikh Shariif ooga xijaabanaayo eedaha u Ahmedou Ould-Abdallah ka diyaariyay Madaxwynaha, kuwasoo la xiriir Qafaalashadii Labadii nin ee Faransiiska ahaa oo u madaxweynuhu damacsanayahay inuu isaga dusha u saaro inta aan lagu eedeyn inuu dayacay Saraakishii Faransiiska, tasoo dhaxal siisay Mudane Maxamed Shiikh Xassan inuu u cararo Magaalada Nairobi oo u iminka ku sugan yahay.

 

Sidoo kale waxaa xusud mudan hadana waajiba ah in digniin laga bixiyo sida ay waxgaradka Somaliyeed ooga qeyliyeen khiyamooyinka iyo Qanimeysidka u wado Wakiilka Qaramada Midoobey Ahmedou Ould-Abdallah oo had iyo goor isagu farah kula jira siina huriya qalaalsaha an saldhigadka laheyn ee ka aloosan Gayigeena Somalia isgoo raadinaya in u ku helo xogoo shilimaad ah dhiiga Somaliyeed ee qul qulaya, ayadoo u horeyna digniin usoo saaray Hawl wadeenka sare ee Jamciyada Qurumaha ka dhexeysa, Dr. Samir Sanbar oo si gaar ah uga digaya fadeexadda ba'an ee ka soo socota heshiisyada gurracan iyo Dib u heshisinta beenta ah ee la midka ah kana xumaankara fadeexaddi ku dhacday will uu dhalay Xoghayihii hore Kofi Annan oo lunsaday lacag aad u fara badan oo laga helay mashruucii oil for food ee dalka Ciraaq, Howla wadeenkaan ayaa ku taliyay in indhaha lagu hayo dhaq dhaqaaqa iyo shirarka faraha badan ee uu qabanayo Ould-Abdallah, balse dadka Somaliyeed ayay u taala wax kaqabashadeeda.

 

Firo gaar ah Ahmedou Ould-Abdallah wuxuu durbo guda galay dirida  fariinta beenta ah ee u ku doonayo dhaqaalo u helo.wuxuuna  Toddobaadkii tagay u gudbiaya  wargeyska The Washington Post mqaal uu halku dhig uga dhigay masuuliyadda beesha caalamka

 

 

 

 

 

Allidamaale.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by General Duke:

Sharif Ahmed already had his plate full. Now he has to worry about the eve ludicrous rous and corrupt Walid Abdalla who blames Sharif Hotel for making him lose his Nobel Peace price as the man who brought peace to Somalia. Thus now Walid Abdalla and his puppet Nur Cade and that other clown Ahmed Abdisalaan are holding meetings in Foreign capitals to work out away of getting rid of Sharif Hotel by engineering a new reconciliation conference for Somalia.

You are one of the last person I expected would believe this rumors - but then again desperation has no limits , does it?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Juje, I was in an attendence in a meeting held in MPLS with Ahmed Abdisalaan and he kept repeating that this government has not added anything new and has failed. Then I heard these rumours thus my friend you seem to be trusting or simply hiding the conspiracy. Sharif has failed and Walid Abdalla is looking for a new project

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

^^

Ok, so Ahmed C/Salan is right and for the first time in spite of them toppling adeero you are adamant that Ould Abdalla , Nuur Cadde and C/salaan are doing the right thing.

Sxb Regardless of what you assume or the little rumors that excite your imagination this government has multiple tasks and a big agenda to fulfill. So you can keep preaching from the towers of Twin City just keep watching how things begin to unfold pre and post Ramadan Insha Allah.

Believe me Duke the surface will change whether you will like it or not I don't know but it will certainly be better for Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lool adeer the Duke wants some change that's positive for the Somali people if you are now giving us timelin when the western & others will intervene & attack Al Shabaab then it's most welcome, I hope it's not hot air like the Djibouti peace process and the peace dividend that the people of Mogadishu are enjoying right now. As for Walid Abdalla, Nur clown and the other they are even worse than Sharif Hotel and thus will only end up making things worse. They are just masking thier utter failure and despair at how bad Sharif is performing. Anyhow keep us updated all we see now is a government that controls one Villa and not a single region.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

Thier argument is simple Sharif Hotel has failed and it's time for something new.

Same old story! The next leader will have the same problem. Sh.Sharif is a good man. He is working under immense conditions. Give peace a chance. Peace is better than any tangible benefits a leader delivers.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Most Somali's want a better environment than the one they have been in the past 20 years, they could care less who the President is. The problem is that it is his friends and those who he used to claim leadership off that are the most hostile to him. Now if it's true and Walid Abdalla has turned on him then there is something about this Sharif hotel that changes his friends into foes, what is it?

Share this post


Link to post
Share on other sites

How many times do i have to hear such "the government has failed and it's time for something new" statement ?

 

 

I told you ........... It is not going to be so long for Sharif. He is going to join A/qasim and Yey very soon.

 

Just wondering ,,, what is next ,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ If you stand in line long enough you have a chance of eventually becoming the president of Somalia. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

It is interesting how Walad Abdalla’s naive agenda for Somalia has gravitated towards a pathway he is no longer relevant nor is in control. The naïveté in his diplomatic approach became clearly evident when he embarked on that famous “Yeey is the only problem. Ignore Al-Shabaab” project as per his friend's clanish bedroom whispers. Walad and Axmed Cabdisalan (who was recently seen screaming in Minneapolis that Shariif has "failed") are men who clearly do not comprehend the complexity of the Somali conflict and all that is intricate about the approach to solving it. Despite all the bizarre diplomatic choreography behind the scenes to once again brand another president as being “the problem”, Walad’s new political drivel will bare no fruit this time for he and his old project partners are naked men devoid of that essential commodity known as credibility.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Well put Libaax, Most Somalis who were concerned on Somali issues,and understood the Somali Conflict, knew the hasty appointment, the additional 200 MPs in less than a month or so, would not be a a quick fix to Somalia's problem, And I don't put all the blame on Walad, He is not Somali after all, but I blame those apportunists , instead of finding a lasting solution for Somalia, all they cared were positions, few dollars from UNDP, and donor agencies.

 

You will have to remember most of these politicians can not make ends meet, and they are morally corrupted, and however irregular the approach was, they didn't care.

 

Unles Somalia gets people who put Somalia's future before personal gains, egos, Fame, we will be in this shit. and the new conference must be held in Somalia, under a tree sponsored by Somalis.

 

Button up approach would be a better solution, which already workded in SL, and Puntland. the 4.5 formula also must be elimanated,it is a curse.

 

Nin Baahani waa Gun.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this