xiinfaniin Posted June 16, 2010 Keynaanka soo caanbixiyo calanka uu saaray Eebahay cizeeyoow markuu caalamka uu dhiibey Ee loo camiray goobta oow curadnimow heesay Cuqdad iyo ninkii ciilqabaa cay la gooniyahe Inta kale tahniyad caama iyo dira codkoodiiye Caqligaa kabiir laga noqdaa oo la citibaaraaye Waxaan caarid gelin baa jiroo laga cabsoonayne Ciza sharefle weeyoo ninragi ku camaloodaaye Cajamigu wakaa caashaqoo loo ciyaartumaye'e Inkastooy cakirantahay dawladnimo oo ciirsantahay jeerkan Waa calan jamhuuroo, dunida la citirafaaye'e Caan weeye taariikhda uu caalamkan yimiye Sayidkii cukaashaha ahaa markuu caabis diriraayey Timacade codkiisii markuu calanka saaraayey Ee uu kii kufriga caayey ee ciida gelinaayey Cawaalihii sameeyeyiyo raggii caalamkan kifaaxay Ee curiyey oo dhaliyeybaad ciriq wadaagtaane'e Cimrigiis jiryow khaatimaan kuu codsanayaaye Curudkii Magoolow eebahay ku callimi diinta Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 16, 2010 This is overkill now Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted June 16, 2010 2 ama 3 thread baad ku qortaye, maxaad mid kale ugu gooni yeeshay? Ma siduu kuugu soo degaad ka yaabtay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
UZTAAD Posted June 16, 2010 woow, war xiin waa gabay khatey ah baad ka soo tuurtey runti. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted June 16, 2010 ^ Why don't you have a go Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted June 16, 2010 Grievers stay clear! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 16, 2010 Actually it was meant for Doodwadaag. No matter. And considering the nonsensical rubbish that passes here as a political commentary, this is a gem Here it is Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 16, 2010 ^^Adeer cid dirso Hadal maan haynaynaa maantoo dhan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 16, 2010 Aboow Axmed duqa boota badanaa.Oodweyne bacaadka iskeyn aas ladhahey dharkaa iga wasaqoobaa ku dhahey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 16, 2010 Adi korkey lee ma taaban kartaa baa hadalka Oodweyne la midyahay, duqa And it is due to the fact he lacks the ability to knit two verses together EDIT: Oodweyne, I am not a poet. Never claimed to be one. But when intellectually stimulated, I am known inaan burqado sidii wabiga niil Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted June 16, 2010 Originally posted by Oodweyne: Haatu , Adeer , kaygu waa dahab oo mid isaga la culeys ah marka la soo rido, ayuu jawaab u noqon lahaa. Inta taa ka horeysase, wax loo jawaabo oo nuxur ama naxwe weyn ku fadhiya halkan kuma heyno; yaa, saaxiib ... No excuses xaaji. Tu lala dhaco baa lagaa sugaayaa hadii kale iska sii soco. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted June 16, 2010 That's the spirit Oodka. Iska dhici ninka Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 16, 2010 Originally posted by Oodweyne: Mr. Xiiny , Waar ma iska hubtaa, halkaa, yaa xaaji ... ^^Yes. Laakiin caawa miyaad qaad u qaadaysaa raggii aan ogaa This is my stance. Dadkaaan wiilka heesay ka xun isugu yeer kuligood ninyahow, and I will say in the rhetorical traditions of my forefathers : Duqsiguba hadduu ururo oo ururo oda kastuu sheegto Agaanka kama qaadi karo haan la aaburayeye Anna iguma aadaan haddey wada afmaalaane’e edit: signature kaan aqriyey oo naf ma lihid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 16, 2010 Xiin iyo Oodweyne. Adi aabahaa waa kanaa adna aabahaa waa kaanaa. Kii aabihiis la hordila waaye. Ciyaal Kismaayo would know this Xiin? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 16, 2010 ^^Waraa ii dhaafa Oodweyne, luqaddii boqoradda uusoo tarjumaayaaye, waa yaqaan sida rag loola ficiltimo Quote Share this post Link to post Share on other sites