Jacaylbaro Posted July 8, 2009 Golaha Wakiilada ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa cod aqbaliyad ah ku eryay Komishanar Axmed X. Daahir Bidaar oo Komishanka doorashooyinku soo jeediyeen in aanay la shaqayn Karin taas oo keentay inay ka fadhiistaan Golaha wakiilaa Somaliland. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, ayaa sida sharcigu dhigayo Komishanka ayaa u soo gudbiyay Madaxweynaha Xubintan oo Xisbiga UCID ah, Madaxweynuhuna waxa uu u gudbiyay erigiisa Golaha Wakiilada. Golaha Wakiilada fadhigoodii maanta oo uu gudoominayay ku-simaha Gudoomiyaha, ahna Gudoomiye ku xigeenka koowaad Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa waxa ay Mudanayaashu cod aqlabiyad ah ku eryeen Komishanar Axmed X. Daahir Bidaar oo xisbiga UCID u soo xuleen Komishanka. Arintan ayaa waxa uu ku dhawaaqay Gudoomiye ku xigeenka koowaad Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale in cod aqlabiyad ah lagu eryay laguna diiday Komishanar Axmed X. Daahir Bidaar oo xisbiga UCID u soo xuleen Komishanka isagoo xusay in xisbiga UCID ay shaqsi kale soo gudbsitaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted July 8, 2009 Summary in English please. Reasons for suspension. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted July 8, 2009 Faysal oon biya ismarin unbuu ahaa bay ila tahay mr. Bidaar. Ma cid baa la shaqeyn karta! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Herer Posted July 8, 2009 Waa Sharci Daro iyo Gardaro cad inay Golaha Wakiiladu aay xilka ka qaadan mudane Ahmed Bidaar Haji Dahir. Ahmed Bidaar Haji Dahir Wuxuu ahaa shakhsiga kaliya ee runta ka sheegi jiray ariimaha Elections-ka. Waxa u ahaa the only member ee ka soo horjeeday musuqmaasuqa meesha ka jira.Wuxu iska fogayay lunsiga hantida Ummada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 8, 2009 Originally posted by m_aden_nur: Waa Sharci Daro iyo Gardaro cad inay Golaha Wakiiladu aay xilka ka qaadan mudane Ahmed Bidaar Haji Dahir. Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted July 8, 2009 Waiting for that summary JB Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 8, 2009 why are they doing this this whole komishanka doorashada iyaka wax qassaya oo aan ka dacaad ahayn inay doorasha qabtaan. wa wax la yaab leh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Herer Posted July 8, 2009 Originally posted by Xaaji_xundjuf: why are they doing this this whole komishanka doorashada iyaka wax qassaya oo aan ka dacaad ahayn inay doorasha qabtaan. wa wax la yaab leh. Meeshan lacaq ayumba lagu cuunayaa.Waxay u yimadeen in Pockets-ka buuxsadan hadhowna waxay oodhanayan the Elections has been Postponed due to undefined reasons. Waxqabad meesha ma talo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted July 8, 2009 Is this another fix for the often delayed Presidential election.? Silaanyo waa loo tashaday. Quote Share this post Link to post Share on other sites