Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland: A NEC member was suspended

Recommended Posts

Golaha Wakiilada ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa cod aqbaliyad ah ku eryay Komishanar Axmed X. Daahir Bidaar oo Komishanka doorashooyinku soo jeediyeen in aanay la shaqayn Karin taas oo keentay inay ka fadhiistaan Golaha wakiilaa Somaliland.

 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, ayaa sida sharcigu dhigayo Komishanka ayaa u soo gudbiyay Madaxweynaha Xubintan oo Xisbiga UCID ah, Madaxweynuhuna waxa uu u gudbiyay erigiisa Golaha Wakiilada.

 

Golaha Wakiilada fadhigoodii maanta oo uu gudoominayay ku-simaha Gudoomiyaha, ahna Gudoomiye ku xigeenka koowaad Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa waxa ay Mudanayaashu cod aqlabiyad ah ku eryeen Komishanar Axmed X. Daahir Bidaar oo xisbiga UCID u soo xuleen Komishanka.

 

Arintan ayaa waxa uu ku dhawaaqay Gudoomiye ku xigeenka koowaad Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale in cod aqlabiyad ah lagu eryay laguna diiday Komishanar Axmed X. Daahir Bidaar oo xisbiga UCID u soo xuleen Komishanka isagoo xusay in xisbiga UCID ay shaqsi kale soo gudbsitaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Herer   

Waa Sharci Daro iyo Gardaro cad inay Golaha Wakiiladu aay xilka ka qaadan mudane Ahmed Bidaar Haji Dahir.

 

Ahmed Bidaar Haji Dahir Wuxuu ahaa shakhsiga kaliya ee runta ka sheegi jiray ariimaha Elections-ka. Waxa u ahaa the only member ee ka soo horjeeday musuqmaasuqa meesha ka jira.Wuxu iska fogayay lunsiga hantida Ummada.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by m_aden_nur:

Waa Sharci Daro iyo Gardaro cad inay Golaha Wakiiladu aay xilka ka qaadan mudane Ahmed Bidaar Haji Dahir.

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Herer   

Originally posted by Xaaji_xundjuf:

why are they doing this this whole komishanka doorashada iyaka wax qassaya oo aan ka dacaad ahayn inay doorasha qabtaan. wa wax la yaab leh.

Meeshan lacaq ayumba lagu cuunayaa.Waxay u yimadeen in Pockets-ka buuxsadan hadhowna waxay oodhanayan the Elections has been Postponed due to undefined reasons.

 

Waxqabad meesha ma talo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this