A_Khadar Posted July 22, 2010 Dadka reer SOOL, SANAAG iyo CAYN muddo intee le'eg bay ku ogaanayaan dhagarta iyo dibindaabyada TELESOM? Su’aashan jawaabteed intaynaan u guda gelin bal aan is xasuusinno TELESOM waxay tahay iyo ficiladeeda. TELESOM waa shirkad isgaadhsiineed oo bixisa adeegyada telefoonnada Mobileka, telefoonka caadiga ah ee xadhkaha ku habaysan, Internet-ka, codka (Voice) , iyo xog-tebinta (Data). Shirkaddan Waxaa lagu asaasay sannadkii 2001 magaalada Burco oo hoos timaadda maamulka qabiileedka la baxay ‘Somaliland’ ujeedadiisuna tahay in ay ka go’aan Somalia inteeda kale. Inkastoo shirkadda n mulkigeeda ay sheegtaan shakhsiyaad gaar ah kuwaas oo si weyna u taabacsan gooni-isug-taagga, haddana siyaasadda ay u shaqayso waxaa haga maleeshiyada SNMta ee ka talisa Hargeysa. Read More Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 22, 2010 So now a telecom company is the enemy of Somalia hilarious Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted July 22, 2010 ^^ Sow nimanka marka WidhWidh la qabsado, qadka taleefonka jara maaha , xaaji? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 22, 2010 wa ciilad farsamo boowe Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted July 23, 2010 Interview with Gudoomiyaha Shirkadda Telesom Buuhoodle I felt bad for the guy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted July 23, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: wa ciilad farsamo boowe Yeah cilad farsamo... what a con-incident... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted July 23, 2010 hold on i though dahabsiil was the number 1 "enemy of zoomaliweyn" or has has that been relegated to no 2 Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted July 23, 2010 Lool well make your own telesom then. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted July 24, 2010 Hold on to your butts rer Sool. How is freaking phone company an enemy #1 of Somalia. buahahahah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted July 25, 2010 ^ Ok, so Telesom is #1, who hold #2 and #3? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 25, 2010 ^^ dee cadawga labaaad wa dahabshil Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted July 25, 2010 ^ Oh, let me guess, Daallo is #3. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 25, 2010 Habar dhali wayday aleelo ku waalatay ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites