Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Baro Gobollada iyo Degmooyinka Soomaali Galbeed

Recommended Posts

Gobollada iyo degmooyinka Soomaali Galbeed saan ayee u kala baxaan. Waa sagaal gobol iyo ku dhawaad konton degmo [badanaa waa tuulooyin, inkastoo degmo la leeyahay].

 

Gobolka Afdheer:

  • Baareey
  • Ceelkari
  • Codcusbo [ :D ]
  • Hargeele
  • Jarati
Gobolka Dhagaxbuur:

  • Dhagaxbuur
  • Dhagaxmadoow
  • Gaashaamo
  • Awaare
Gobolka Dooloow:

  • Danood
  • Booq
  • Galadi
  • Qoriile
  • Wardheer
Gobolka Godey:

  • Cadaadle
  • Abaaqaroow
  • Dhanaan
  • Feerfeer
  • Godey
  • Iimeeyda Labaad
  • Qalaafe
  • Mustaxiil
Gobolka Jigjiga:

  • Jigjiga
  • Dhagaxle
  • Gursum
  • Awbarre
  • Wajaal
  • Xarshin
  • Qabribayax
Gobolka Liibaan:

  • Dooloow
  • Mooyaale
  • Filtu
  • Nageyle
Gobolka Nogob:

  • Fiiq
  • Iimeey
  • Salaxaad
  • Xamaro
  • Sagag
Gobolka Qoraxey:

  • Qabridahare
  • Dhoobweyn
  • Shaygoosh
  • Shilaabo
Gobolka Shiniile:

  • Dirirdhaba
  • Dawaanle
  • Xarar
  • Shiniile
  • Ayshica
  • Casbuli
--------------

 

Next leyli, the occupied NFD.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sayid   

Any idea if Djibouti is interested joining after having completed the rest of SomaliWeyn? Qorraxeey anay iskaleh, Qalaafana Anay... smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

 

Gobolka Afdheer:

  • Baareey
  • Ceelkari
Codcusbo [
:D
]
Hargeele
Jarati

MMA, sxb it is Godcusbo and not Codcusbo, Godcusbo waa meel ay cusbadu ku badantahay, waa tuulo yar oo gabigeeduba cusba miiran, meel baad iska jeexan habeenkii, waaga markuu baryaad u imaan hoggii oo ka buuxo cusbo, waana meesha kaliya ee Itoobiyoo dhan u qeebiso cusbada iyo dhulka Soomaalida oo dhan.

 

 

Libaax Sankataabte, sxb most of all these towns are under Soomaalida gacantooda though ay iska maamusho Itoobiyaan, intaas oo tuulana Oromo waxba kuma laha mana sheegan karto, tuulooyinka ay muranka nagula jiraan Oromadu waxey badankood ku yaalaan meelaha Harare iyo Jigjiga u dhaxeeso iyo Dirdawa oo ay Oromo iskaba yeelatay, laakin Dirdhaba waa iska federal oo Soomaali xataa maamulka qeeb bey kaga jirtaa, Hararna iyagaaba naga qaatey walaw ayba dagaan Soomaali, marka afarta listiga ugu danbeeso ayagaa nagu heesto inta kale se anagaa maamulno Soomaalida.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tahliil   

Thanks Nune for clarifying those points...

 

Magaladee Dagalkii ugu dambeeyey ee Chineseku ku dhinteen ka dhacay....I couldn't see it in the list?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   
Tahliil, sxb tuuladaa ay shidaalka Chineseku ka baarayeen waxay aheyd Sandhoore, waxeyna ka tirsantahay Gobolka Dhagaxbuur, Sandhoore listiga kuma jirto waayo darajada magaalo ma wadato, darajo tuulo ahaanna lama dhihi karo walaw ayba ka taaganyihiin cooshado iyo doqoshyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sayid   

Somalis lost territories only where SPDP decided to live in peace with the enemy. Those Somalis got awakened after their land has been demarcated to Oromo....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this