Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland president Axmed Siilaanyo receives a delegation From Britain

Recommended Posts

Republic of SOMALILAND

Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL

Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefdi Balaadhan oo ka Socda Dawladda Britain oo kala ah Ergayga gaarka ah ee Dawladda Britain u qaabilsan Arrimaha Somaliland iyo Soomaaliya, Mudane, matt baugh, Safiir ku xigeenka Safaaradda BRITAIN ee Itoobiya, John Marshal iyo Madaxa hay’adda Mucaawimadda ee qaabilsan Britain , DFID, xafiiskeeda Magaaladda Nairobi Alaister Fernte.

Madaxweynuhu wuxuu Wefdigan uga waramay Xaaladda Guud ee dalka ee dhinacyadda Siyaasadda, Dhaqaalaha, Nabad gelyadda iyo Arrimaha Bulshadda, iyo Qorshaha Xukuumadda Somaliland ee ku aadan horumarinta dalka.

Madaxweynuhu waxa uu Weftiga uga waramay Xaalada Nabad gelyo ee Gobolka iyo sida ay Xukuumadu Diyaar ugu tahay inay wadamada Jaarka iska kaashadaan Adkaynta Nabad gelyada Gobolka sidoo kalena ay Beesha caalamka kala Shaqayso Dagaalka lagula Jiro Argagixisada iyo Budh-cad baddeeda.

Kulankan, waxa dhinaca Somaliland Madaxweynaha ku wehelinayay, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Debedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar.

ALLAA MAHAD LEH

Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse )

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

Republic of SOMALILAND

Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL

War-Saxaafadeed

Share this post

Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha Somaliland oo qaabilay wafti ka Socda Dawladda Britain

Written by Qaran news

Oct 04, 2010 at 06:59 AM

Hargysa,(Qarannews)-Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefdi Balaadhan oo ka Socda Dawladda Britain oo kala ah Ergayga gaarka ah ee Dawladda Britain u qaabilsan Arrimaha Somaliland iyo Soomaaliya, Mudane, matt baugh, Safiir ku xigeenka Safaaradda BRITAIN ee Itoobiya, John Marshal iyo Madaxa hay'adda Mucaawimadda ee qaabilsan Britain , DFID, xafiiskeeda Magaaladda Nairobi Alaister Fernte, Sidaasi waxa lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada, oo uu ku saxeexnaa afhayeenka madaxtooyadu, warsaxaafadeedkani oo nuqul ka mid ah uu soo gaadhay shabakada qarannews, waxa uu u dhignaa isaga oo dhamaystiran sidan hoos ku xusan

Madaxweynuhu wuxuu Wefdigan uga waramay Xaaladda Guud ee dalka ee dhinacyadda Siyaasadda, Dhaqaalaha, Nabad gelyadda iyo Arrimaha Bulshadda, iyo Qorshaha Xukuumadda Somaliland ee ku aadan horumarinta dalka.

Madaxweynuhu waxa uu Weftiga uga waramay Xaalada Nabad gelyo ee Gobolka iyo sida ay Xukuumadu Diyaar ugu tahay inay wadamada Jaarka iska kaashadaan Adkaynta Nabad gelyada Gobolka sidoo kalena ay Beesha caalamka kala Shaqayso Dagaalka lagula Jiro Argagixisada iyo Budh-cad baddeeda.

Kulankan, waxa dhinaca Somaliland Madaxweynaha ku wehelinayay, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Debedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Dr. Maxamed Cabdillaahi Cuma.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Madaxweyne Siilaanyo oo Qasriga Madaxtooyadda ku qaabilay wafti balaadhan oo ka socda Dawladda Ingiriiska

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefdi Balaadhan oo ka Socda Dawladda Britain oo kala ah Ergayga gaarka ah ee Dawladda Britain u qaabilsan Arrimaha Somaliland iyo Soomaaliya, Mudane, matt baugh, Safiir ku xigeenka Safaaradda BRITAIN ee Itoobiya, John Marshal iyo Madaxa hay’adda Mucaawimadda ee qaabilsan Britain , DFID, xafiiskeeda Magaaladda Nairobi Alaister Fernte.

Sidaa waxa lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyadaoo uu ku saxeexan yahay Af-hayeenka Madaxtooyaddu oo u dhignaa sidan:-

Madaxweynuhu wuxuu Wefdigan uga waramay Xaaladda Guud ee dalka ee dhinacyadda Siyaasadda, Dhaqaalaha, Nabad gelyadda iyo Arrimaha Bulshadda, iyo Qorshaha Xukuumadda Somaliland ee ku aadan horumarinta dalka.

Madaxweynuhu waxa uu Weftiga uga waramay Xaalada Nabad gelyo ee Gobolka iyo sida ay Xukuumadu Diyaar ugu tahay inay wadamada Jaarka iska kaashadaan Adkaynta Nabad gelyada Gobolka sidoo kalena ay Beesha caalamka kala Shaqayso Dagaalka lagula Jiro Argagixisada iyo Budh-cad baddeeda.

Kulankan, waxa dhinaca Somaliland Madaxweynaha ku wehelinayay, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Debedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Waddamada Reer Galbeedka oo ilgaar ah ku Eegaya Xaaladda Soomaaliya iyo Saraakiil ka Tirsan Dawladda Ingiriiska oo Booqasho ku Yimi Somaliland

Beesha caalamka oo ka cabsi qabta in colaadaha Soomaaliya saamayn ku yeeshaan dalalka kale ee dunida iyo mandaqada Geeska Afrika

Hargeysa (Jam)-Wadammada reer Galbeedka oo uu hormuud ka yahay dalka Maraykanka, ayaa ilgaar ah ku eegaya xaaladaha isbedbedaya ee mandaqadda Geeska Afrika, gaar ahaan colaadaha ka tagaan magaalada Muqdisho oo laga cabsi qabo inay saamayn dhinaca ammaanka ah ku yeelato dalalka dariska iyo beesha caalamka, iyada oo shalayna uu Somaliland soo gaadhay wefti ka socda dawladda Ingiriiska.

Shirar iyo baaqyo is daba-joog ah oo lagaga hadlayo arrimaha Soomaaliya iyo in beesha caalamku Somaliland ula macaamisho si ka duwan qaababkii hore loola dhaqmi jiray, ayaa bishii u dambaysay sii xoogaysanayey, iyada oo Qaramada Midoobay iyo kooxda la socdka arrimaha Soomaaliya oo ka kooban Maraykanka iyo dalal reer Yurub ah toddobaadadii tagay lagu falanqeeyey dhibaatooyinka aafeeyey Soomaaliya.

Sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay afhayeenka madaxtooyada Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse), madaxweyne Siilaanyo, ayaa shalay qaabilay wefti Ingiriiska ah oo uu hoggaaminayo ergayga gaar ah ee dawladda Ingiriiska u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Mr. Matt Baugh, iyada oo Md. Siilaanyo weftiga uga waramay xaaladda siyaasadeed ee Somaliland.

Warsaxaafadeedka madaxtooyadda ka soo baxay ee lagaga hadlay kulanka ay wada yeesheen madaxweyne Siilaanyo iyo weftiga Ingiriiska ahi, isaga oo faahfaahsan waxa uu u qornaa sidan:

“Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu maanta [shalay] xafiiskiisa ku qaabilay wefti ballaadhan oo ka socda dawladda Britain oo kala ah ergayga gaarka ah ee dawladda Britain u qaabilsan arrimaha Somaliland iyo Soomaaliya Mudane Matt Baugh, Safiir-ku-xigeenka Safaaradda Britain ee Itoobiya Mr. John Marshal iyo madaxa hay’adda Mucaawimada ee qaabilsan Britain ee DFID, xafiiskeeda magaalada Nairobi Mr. Alaister Fernte.

Madaxweynuhu waxa uu weftiga uga warramay xaaladda guud ee dalka ee dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha, nabadgelyada, arrimaha bulshada iyo qorshaha xukuumadda Somaliland ee ku aaddan horumarinta dalka.

Waxa kaloo Madaxweynuhu weftiga uga warramay xaaladda nabadgelyo ee gobolka iyo siday xukuumadda Somaliland diyaar ugu tahay inay waddamada jaarka iska kaashadaan adkaynta nabadgelyada gobolka, sidoo kalena beesha caalamka kala shaqayso dagaalka lagula Jiro argagixisada iyo budhcad-badeedda.

Kulankan waxa dhinaca Somaliland Madaxweynaha ku wehelinayay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Debedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar,” ayaa lagu yidhi warsaxaafadeedka ka soo baxay madaxtooyada Somaliland.

Ku-xigeenka xoghayaha difaaca Maraykanka James Steinberg oo dhawaan arrimaha Soomaaliya ka hadlay, ayaa sheegay in xasilooni-darrada ka taagan Soomaaliya ay dhibaato qaran ku tahay dadka Soomaaliyeed, Afrika iyo guud ahaanba caalamka.

“Waa dhibaato in labaatankii sanno ee tagay Soomaaliya xasili la’adahay, iyada oo taasi sababtay waxa aynu hadda indhaheena ku aragno ee budhcad-badeednimada, dagaalyahanada ajaanibka ah ee Soomaaliya ku qulqulaya iyo kooxo Soomaaliya ku sugan oo taageeraya hadhaaga Al-qaacidada bariga Afrika,” ayuu yidhi ku-xigeenka difaaca Maraykanku, iyada oo horena kaaliyaha xoghayaha arrimaha Afrika u qaabilsan Maraykanka Johnnnie Carson uu sheegay in Maraykanku beddelayo siyaasadii uu kula dhaqmi jiray Soomaaliya, isla markaana Maraykanku Somaliland iyo maamul-gobleedka Puntland ula macaamili doono si gaar ah oo gaadhsiisan heer diblamaasiyadeed.

Dawladda Sweden oo ka mid ah dalalka reer Yurub, ayaa hore u shaacisay inay Somaliland la yeelan doonto xidhiidh fiican oo gaadhsiisan heer dawladeed, isla markaana mucaawimooyinka loogu tallogalay si toos ah loo siin doono, iyada oo aan la soo marin doonin gacan saddexaad.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this