Sign in to follow this  
General Duke

Baidoa: TFG leadership relationship, strong with no major issues

Recommended Posts

Baydhabo: Sh. Aadan Madoobe: “ Ma jiro khilaaf weyn oo u dhaxeeya madaxda sare ee dowladda”

24. September 2007

 

Baydhabo(AllPuntland)- Guddoomiyaha Baarlamaanka FKMG ah ee Soomaaliya Md. Sheekh Aadan Maxamed Nuur “Madoobe” oo maanta la hadlayey xildhibaanada Baarlamaanka ee ku sugan magaalada Baydhabo ayaa sheegay in uusan jirin khilaaf siyaasadeed oo weyn oo u dhaxeeya madaxda dowladda balse ay jiraan kala fikir duwanaansho iskula aadan horumarinta dalka.

 

“Waa been hadalada fadhi ku dirirada iyo idaacadaha qaarkood ay sheegayaan, waxaana idiin cadeynayaa in mas’uuliyiinta sare ee dowladda ay dhawaan imaanayaan Baydhabo kuwaasoo diyaar u ah wax walba oo aan soo jeedino” ayuu yiri Sheekh Aadan Madoobe oo sheegay intii uu Muqdisho joogay ay si caadi ah u wada kulmayeen isaga, Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha.

 

Sheekh Aadan Madoobe mar uu ka hadlayey xarigii Guddoomiyaha sare ee Maxkamadda Dr. Yuusuf Cali Haaruun ayaa sheegay in si sharci ah loo xeri karo mas’uul kasta oo danbi gala waayo sharciga ayaa wax walbo ka weyn, aniguse ma hubo sababta lagu xeray Guddoomiyaha waana la baari doonaa ayuu yiri Guddoomiyaha.

 

Gabagabadii Sheekh Aadan Madoobe ayaa ku tilmaamay safarkoodii Sacuudiga inuu ahaa mid guul ah oo wax weyn u soo kordhinaya dhinaca dib u heshiisiinta isagoo u mahad naqay dowladda Sacuudiga oo mar walba gacan siisa shacbiga Soomaaliyeed.

 

Cali Muxiyaddiin Cali

AllPuntland, Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxda sare ee DF oo isku dhagan

 

Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 24-Sebtember-2007

 

Hogaanka sare ee dowlada KMG ah ayaa ilo wareedyo soo baxaya ay sheegayaan in ay ku sii jeedaan magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka haalkaasi oo uu shalay gaaray gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya.

 

Safarkaani madaxda dowlada ugu jeedaan Baydhaba ayaan la aqoon ujeedka ka dambeeya , iyadoo safarkaani uusan aheyn mid horay loo sii shaaciyay.

 

Waxa uuna safarkaani soo baxayaa xilli warar soo baxaya ay sheegayaan in qilaaf uu u dhaxeeyo xiligaan madaxda dowlada KMG ah ee Soomaaliya kaasi oo la sheegay in baarlamaanka uusan wax ka ogeyn.

 

Gudoomiye ku xegeenka koowaad ee baarlamaanka Soomaaliya Dalxa ayaa tibaaxay in baarlamaanka wax ka ogeyn qilaf la sheegay in uu u dhaxeeyo madaxda dowlada KMG ah.

 

Ka dib safarkaani ayuu madaxweyne Yuusuf u ambabaxayaa dhanka dalalka carbeed halkaasi oo uu madaxda dalalkaasi kala soo hadlayo ka qeyb qaadashada ciidamada nada ilaalinta.

 

Maryama Xuseen Axmed

seymyuun@hotmail.com

Muqdisho,Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Last Updated: Monday, 24 September 2007, 11:20 GMT 12:20 UK

 

Somali violence amid sacking row

Three soldiers and two civilians have been killed in an Islamist attack on a Somali government base in southern Mogadishu, say residents.

Rocket-propelled grenades were launched at the base before both sides engaged in an hour of heavy clashes.

 

Two weeks ago, the Islamist-dominated opposition vowed "to liberate Somalia from the Ethiopian invaders".

 

Meanwhile, the sacking of a minister over the weekend is leading to growing reports of a split in the government.

 

Since the Islamists were ousted by Ethiopian troops last year, hundreds have died in an insurgency.

 

Power struggle

 

The UN Secretary-General's Special Representative for Somalia, Ahmedou Ould Abdallah, made his first visit in his new role to Mogadishu on Saturday.

 

He held talks with President Abdullahi Yusuf and Prime Minister Ali Mohammed Ghedi amid suggestions that a rift is growing between the two Somali leaders.

 

 

This comes as Somalia's attorney-general and his deputy were sacked at the weekend.

 

It followed the arrest of the country's chief justice on charges of corruption and abuse of power.

 

Attorney-General Abdullahi Dahir has refused to accept the decision, made by Somalia's cabinet, saying only the president could sack him.

 

Mr Dahir is reported to have told a local radio station that any attempt to free the chief justice would be resisted by force

-------------------------------------------------

 

I will always take the BBC's word over what Seymuun(whohever the hell she is)says.

 

Adeer,no ammount of damage control is capable of stopping this row.Its obvious,it was bound to happen & this is a faling(ailing)puppet govt.

 

The boys that brought them to power,have seen their ineptitude and as such are not coming forth with the promised goodies,I.E Peace keeping troops. Face it,your little stooge govt will be brought down & the sooner you accept that the better for your (mental)health.

 

Ramadan Kareem btw

Share this post


Link to post
Share on other sites

lool. Its laughable that you are still clutching to straws. The TFG is together and if change arises it will not make a single difference. Remmeber many have gone with the wind, the warlords [Qaynyare, Musa, Aydeed Jr] , the confused former Parliment speaker. Though the system still was in tact.

 

As for trusting the BBC[Yusuf Garad] One can not expect such a media to ever make accurate reporting since they are fed by the defeated groups media master.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by The Duke:

lool. Its laughable that you are still clutching to straws. The TFG is together and if change arises it will not make a single difference. Remmeber many have gone with the wind, the warlords [Qaynyare, Musa, Aydeed Jr] , the confused former Parliment speaker. Though the system still was in tact.

 

As for trusting the BBC[Yusuf Garad] One can not expect such a media to ever make accurate reporting since they are fed by the defeated groups media master.

The BBC english service is led by Yusuf Garad? :D:D

 

In anycase,i will take the bbc(along with Yussuf Garad) over some random puntlander(cali Muxidin) or that Non starter Maryama anytime.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Its obvious you would take Yusuf Garad's words over any Pundland Somali's. Its simple to any observer that its the clan prisam that makes you sing so loudly adeer.

 

However you do sound desperate, since all you are peddling today is that there is a political difference within the TFG. Thus you lost all hope with regards to your clans military might, your warlords declerations and your exiled leaders mad rants from Asmara.

 

I hope you recover adeer.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweye Yuusuf Iyo Geeddi Oo Ku Sii Jeeda Baydhaba(Sababta maxay Tahay

Posted to the MOL September 24, 2007, 9:23 am

 

Hogaanka sare ee dowlada KMG ah ayaa ilo wareedyo soo baxaya ay sheegayaan in ay ku sii jeedaan magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka haalkaasi oo uu shalay gaaray gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya.

 

Safarkaani madaxda dowlada ugu jeedaan Baydhaba ayaan la aqoon ujeedka ka dambeeya , iyadoo safarkaani uusan aheyn mid horay loo sii shaaciyay.

 

Waxa uuna safarkaani soo baxayaa xilli warar soo baxaya ay sheegayaan in qilaaf uu u dhaxeeyo xiligaan madaxda dowlada KMG ah ee Soomaaliya kaasi oo la sheegay in baarlamaanka uusan wax ka ogeyn.

 

Gudoomiye ku xegeenka koowaad ee baarlamaanka Soomaaliya Dalxa ayaa tibaaxay in baarlamaanka wax ka ogeyn qilaf la sheegay in uu u dhaxeeyo madaxda dowlada KMG ah.

 

Ka dib safarkaani ayuu madaxweyne Yuusuf u ambabaxayaa dhanka dalalka carbeed halkaasi oo uu madaxda dalalkaasi kala soo hadlayo ka qeyb qaadashada ciidamada nada ilaalinta.

 

Mudugonline.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qodobadii looga hadlay Kulankii ka dhacay Villa Somaliya ee Mas'uuliyiinta DFKMG

Last Updated::2007-09-25 18:52:24

 

Muqdisho:- Kulan xasaasi ah oo maanta ka dhacay Xarunta Villa Somaliya ee Muqdisho ayey ka qeyb galeen

Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha DFKMG.

 

Kulankan ayaa ahaa mid labo waji lahaa, ayadoo qeybtii hore ee kulamadan ay Madaxweynaha DFKMG C/laahi Yusuf Ahmed iyo Ra'iisul Wasaare Cali Maxamed Geedi ay kulan u gaar ah yeesheen.

 

Kulankaasi ayaa la sheegay in uu horudhac u ahaa kulamo ay labada mas'uul ka yeelanayan sidii ay meel isula dhigi lahaayeen xal u helida khilaaf soo kala dhexgalay labadaasi mas'uul oo la xariira dhinaca maamulka iyo waliba dhaqaalaha Dowlada Federaalka.

 

Kulankaasi ayaa la shaacin wixii kasoo baxay, ayadoo kulan labaad oo isla maanta ka dhacay Xarunta Villa Soomaliya ay si wadajir ah uga qeyb galeen Madaxweyne Yusuf iyo Ra'iisul Wasaare Geedi, kulankaasi labaad ayey ku wehliyeen Guddiga Amniga Qaranka.

 

Kulankaasi ayaa looga hadlay sidii loo adkeyn lahaa amniga dalka, gaar ahaan weerarada ka dhaca gudaha magaalada Caasimada ah ee Muqdisho ee lala beegsado Ciidamada DFKMG iyo kuwa Itoobiyaanka ah.

 

Sidoo kale kulankaasi ayaa lagu soo qaaday dagaaladii todobaadkan ka dhacay xadka u dhaxeeya maamulada Puntland iyo Somaliland.

 

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this