Xargaga Posted January 18, 2006 SIYAARO SIYAARO SIYAARO WAA SYAARADII AABAHA SOOMAALIYEED. Waa irir samaali aabihiis.(sh.Abdirahmaan samaali) irir waa neynaasta sh. abdi raxmaan. Waxaa la ogeysiinaya dadweynaha somaaliyeed meel kasta ay joogaan in lagu qabandoono wadanka Sweden, magaalada Gothenberg siyaaradii sh.samaali waxaana loga hadlidoonaa tariiq dii shiiska iyo dad kii ow la kulmay.Qasii dooyinki sh. samaali waxaa kamid ah. Aslaamo cley kom yaa baxro nawaali ab ta dau bi madxi shiisk samaali sheikh Samaale Maxamad oo ah reer Aala bin Caqiil bin Abi Dhaalib oo ah aabaha ay ka soo farcameen somaali badnan keeda ( 60 % )Hada kahor ayaa lago qatay guriga Aadan cade ee ahaa madax weeni hii kowaad ee somaliya. sanadka markow ahaa 1960 waxaana lagu qaban doonaa wadanka Sweden, magaalada Gothenberg siyaaradii sheikh Samaale. Siyaarada waxaa la qabandoona maalinta taarikhda ay tahay 1da mey 2006. Shekha waxaa ka soo farcamay 9 ka samaale oo kala ah 1. Gardheere Samaale 2. Mayle Samaale 3. Xammare Samaale 4. Xariire Samaale 5. Gariire Samaale 6. Irir Samaale 7. Maqarre Samaale 8. Garaare Samaale 9. Yaabur Samaale. wexey isleyi hii *******. Shekh Samaale waxaa lagu siyaarta Yurkud, gobolka Bakool. Sheikha Samaale waa aabaha somaalida waana halka magaca somaalida uu ka soo jeedo. Sheikh Samaale waxay isku waqti ahaayeen Sheikh Maxamad ********* oo ka soo jeedo Umawiyiinta. Waxaa lagala soo xiriiri karaa siyaaradaasi guddiga qaban qaabada oo kala ah Sheikh Abdi Ali iyo Sh. Fuad Xaaji Maxamad A ala-al-Caqiil bin abii dhaalib Ka soo qaybgal wanaagsan iyo gacmo furan oo idin leh caaqilka samaali Sh. Abu Fuad haaji mahamad aala –alcaqiil bin Abdi dhaalib. alaqeliah@hotmail.com Ku noqo beejka dayniilecom @hotmail.com [ January 18, 2006, 03:24: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted January 18, 2006 Dayniile is a tabloid. Everything written there is to garner reaction sxb. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 18, 2006 Anigaba Jinoole Samaale ayaa la i dhahaa. Faracii tobanaad ee Sheekh Shariif Xaaji Samaale ayaan ahaa. See iiga tagi karaan? Barkee? [*holds his fingers on one hand together, shaking*] Quote Share this post Link to post Share on other sites