Sign in to follow this  
General Duke

Somali PM and President in Libiya meeting Qadafi

Recommended Posts

Nairobi:Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya iyo wefdi uu hoggaaminayo oo saaka u kicitimay Liibiya

- Sunday, March 27, 2005 at 15:01

 

Nairobi(Allpuntland)-Ra'iisal Wasaaraha DFKMG ah ee Soomaaliya mudane Cali Maxamed Geeddi iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa saaka waxay ka dhoofeen magaalada Nairobi iyaga oo ku sii jeeda dalka Liibiya.

 

Wefdiga Ra'iisal Wasaaraha ayaa waxaa ka mid ahaa Ra'iisal Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha Xuseen Maxamed Caydiid iyo Ra'iisal Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Maaliyadda Saalim Caliyow Ibrow iyo xubno kale.

 

Wefdigaan ayaa socdaalkoodu ka danbeeyey sida wararku sheegayaan martiqaad rasmi ah oo ay ka heleen madaxda dalkaas ,iyadoo ay hore halkaa ugu sugnaayeen wefdi qaran oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha DFKMG ah ee Soomaaliya mudane Cabdullaahi Yuusuf Axmed ,waxaana wararku intaa ku darayaan in muddo labo ilaa saddex maalmood ah uu safarkoodu qaadan doono.

 

Iimaan Cali Cabdi

 

Allpuntland,Nairobi,Kenya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ra’iisal wasaare Cali Maxamed Geedi oo ka

degay Garoonka Diyaaradaha ee Triboli

 

Ra’iisal wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi iyo wafdi la socda ayaa maanta ka anbabaxay magaalada Nairobi ee dalka Kenya iyadoo ku sii jeeda magaalada Triboli ee dalka Liibiya halkaasoo uu ku sugan yahay madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya.

 

Socdaalka oo hore u qorsheysnaa shalay ayaa dib ugu dhacay iyadoo hogaamiyaha Liibiya ku haray magaalada Aljeris oo dhowaan lagu qabtay shir madaxeedkii dalalka Jaamacadda Carabta, waxaana socdaalka Ra’iisal wasaaraha ugu daba tegayo madaxweynaha dalka Liibiya la xiriiraa sidii qorshaha dowladda loo hordhigi lahaa hoggaamiyaha Liibiya oo taageero dhaqaale looga doonayo.

 

Xubnaha socdaalka ku wehliya Ra’iisal wasaaraha ayay ka mid yihiin: Ra’iisal wasaare ku xigeennada Saalim Caliyow Ibrow, Xuseen Maxamed Ceydiid, wasiirka waxbarashada Cali C/llaahi Cosoble iyo xubno kale.

 

Warar goor dhaw na soo gaaray ayaa waxay sheegayan in Prof. Cali Maxamed Geeddi uu caga dhigat dalka Liibiya,iyadoo halkaasi ku soo dhaweeyen saraakiil ka tirsan Liibiya.

 

Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com

Midnimo Information Center wararka@midnimo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo la kulmay Ra'iisul Wasaaraha Liibiya

 

Axad, March 27, 2005 (HOL)@20:30GMT: Wararka naga soo gaaraya magaalada Tripoli ee dalka Liibiya ayaa sheegaya in Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed uu kulan la yeeshay Ra'iisul Wasaaraha dalkaas Dr. Shukri Maxamed Ghanim, kaasi oo ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo ay ugu waa weynaayeen in ay Dowladda Liibiya ka qeybqaadato dib u dhiska iyo nabadeynta Soomaaliya.

 

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ayaa kulankaas wuxuu mahadcelin ugu jeediyay Dowladda Liibiya iyo Hoggaamiyaheeda Col. Mucamar Al-Qadaafi oo shacabka Soomaaliyeed garab taagnaa tan iyo wixii ka dambeeyay bur burkii dowladdii hore, wuxuuna Madaxweyne Yuusuf ka rajeeyay Dowladda Liibiya in ay sii waddo kaalmadii ay siin jirtay Dowladdii Soomaaliyeed.

 

Sidoo kalena Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ayaa booqday Gurigii uu Mareykanku duqeeyay ee uu horay u deganaa Col. Qadaafi iyo Gurigii uu Caqiidka Liibiya ku qorsheeyay kacdoonkii uu ku qabsaday dalkiisa, iyadoo uu sidoo kalena Ubax dhigay taalo loo dhisay dadkii ku dhintay dagaalkii ay Liibiyaanku la galeen Talyaaniga. Sidoo kalena waxaa la filayaa in ay wafdiga Madaxweyne C/llaahi Yuusuf la kulmaan Col. Mucamar Al-Qadaafi, kaasi oo ay weydiisan doonaan taageero Dhaqaale iyo mid Mileteri oo ay cagaha dhulka ku saarto dowladda Soomaaliyeed ee jadiidka ah.

 

Horay waxaa dalkaas u booqday dhowr jeer Madaxweynihii hore ee TNG-da Md. C/qaasim Salaad Xasan oo dhowr jeer dowladdiisii ay ka heshay dhaqaale aan muuqan wax loogu qabtay shacabka Soomaaliyeed, marka laga reebo dad kooban oo siyaabo kala duwan dhaqaalahaas wax uga helay.

 

Dhanka kalena, Wafdi uu hoggaaminayo Ra'iisul Wasaare Cali Maxamed Geedi ayaa saakay waxay ka amba baxeen magaalada Nairobi ee dalka Kenya, iyagoo ku sii jeeda magaalada Tripoli ee dalka Liibiya oo uu uga sii horeeyo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed.

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis) Hiiraan Online

sxiis@hiiraan.com

Mogadishu, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

I found some other news in arabic

 

127-3.jpg

 

الأخ قائد الثورة وعمله الدؤوب لتحقيق المصالحة الوطنية ÙÙŠ الصومال

 

 

جدد الرئيس " عبد الله يوس٠" رئيس جمهورية الصومال اشادته بجهود الأخ قائد الثورة وعمله الدؤوب لتحقيق المصالحة الوطنية ÙÙŠ الصومال .. مؤكدا على اهمية استمرار هذه الجهود حتى يعم الاستقرار والسلام ÙÙŠ هذا البلد.جاء ذلك خلال اجتماع الأخ أمين اللجنة الشعبية العامة للاتصال الخارجي والتعاون الدولي معه بطرابلس صباح أمس. وتم خلال هذا الاجتماع التطرق الى الاتÙاق الذي تم بموجبه تشكيل الحكومة والبرلمان الصوماليين.. حيث أكد الرئيس "عبدالله يوس٠" ان الحكومة والبرلمان يضمان كاÙØ© شرائح ومكونات الشعب الصومالي كخطوة على طريق تحقيق السلام والاستقرار ÙÙŠ هذا البلد الاÙريقي.

 

Ùˆ قام الرئيس "عبد الله يوس٠" رئيس جمهورية الصومال والوÙد المراÙÙ‚ له بزيارة ظهر أمس إلى بيت الأخ قائد الثورة الذي صمد ÙÙŠ وجه العدوان الأمريكي الأطلسي الÙاشل على الجماهيرية عام 1986 Ø¥Ùرنجي اطلع Ùيها على آثار العدوان الذي تعرض له هذا البيت الصامد .

 

وقد دون رئيس جمهورية الصومال خلال هذه الزيارة كلمة ÙÙŠ سجل الزيارات جاء Ùيها :-

 

هذا البيت العظيم هو مقر القائد العظيم الأخ "معمر القذاÙÙ‰" الذى تعرض للاعتداء الأمريكى والأطلسى الجائر .. اننا نأس٠لما حدث من ظلم واعتداء وسعداء بأن الله العلي القدير سلٌم ونجّا الأخ القائد العظيم من تلك المؤامرة الغربية .

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

actually all the Libyan press made headlines of the meeting between YEEY and QADAFI,

 

Here is more:

 

الرئيس الصومالي يقوم بزيارة إلى بيت الأخ قائد الثورة الذي صمد ÙÙŠ وجه العدوان الأمريكي

الأطلسي الÙاشل على الجماهيرية عام 1986 Ø¥Ùرنجي

 

إننا نأس٠لما حدث من ظلم واعتداء وسعداء بأن الله العلي القدير سلٌم ونجٌى الأخ القائد العظيم من تلك المؤامرة الغربية

 

 

قام الرئيس عبد الله يوس٠رئيس جمهورية الصومال والوÙد المراÙÙ‚ له بزيارة ظهر أمس إلى بيت الأخ قائد الثورة الذي صمد ÙÙŠ وجه العدوان الأمريكي الأطلسي الÙاشل على الجماهيرية عام 1986 Ø¥Ùرنجي اطلع Ùيها على آثار العدوان الذي تعرض له هذا البيت الصامد

 

وقد دون رئيس جمهورية الصومال خلال هذه الزيارة كلمة ÙÙŠ سجل الزيارات جاء Ùيها :-

 

هذا البيت العظيم هو مقر القائد العظيم الأخ /معمر القذاÙÙ‰/ الذى تعرض للاعتداء الأمريكى والأطلسى الجائر .. اننا نأس٠لما حدث من ظلم واعتداء وسعداء بأن الله العلي القدير سلٌم ونجٌى الأخ القائد العظيم من تلك المؤامرة الغربية .

 

كما قام الرئيس عبد الله يوس٠رئيس جمهورية الصومال بزيارة صباح أمس إلى البيت الواقع بتاجوراء والذي كان العهد المباد قد خطط لإجهاض حركة الثورة Ùيه بمحاولة إعتقال الأخ قائد الثورة ÙÙŠ هذا البيت بعد أن أحست أجهزة العهد المباد القمعية بخطورة ما يقوم به الأخ القائد من إعداد للثورة لإقتلاع جذور ذلك العهد المباد.

 

الرئيس /عبد الله يوسÙ/ دون خلال زيارته لهذا البيت كلمة جاء Ùيها :-

 

زرت هذا المكان اليوم وأحمد الله على انتصار ثورة الÙاتح العظيم الثورة الانسانية./اوج

 

 

 

and here is more news

 

 

 

الرئيس الصومالي يعبر عن تقديره العالي للأخ قائد الثورة على جهوده من أجل تحقيق الأمن والسلام والاستقرار ÙÙŠ الصومال

 

عبر الرئيس عبد الله يوس٠رئيس جمهورية الصومال عن تقديره العالى للاخ قائد الثورة على جهوده من اجل تحقيق الامن والسلام والاستقرار ÙÙ‰ الصومال وحرصه على وحدة اراضيه واعرب الرئيس الصومالي خلال الاجتماع الذي عقد بينه وبين الاخ امين اللجنة الشعبية العامة مساء أمس بطرابلس عن امله ÙÙŠ ان تتواصل جهود الاخ القائد حتى يعم السلام هذا البلد العربي الاÙريقي .. وقد تم خلال الاجتماع بحث اÙاق التعاون الثنائي بين الجماهيرية العظمى والصومال والسبل الكÙيلة بدعمه وتطويره ./أوج

 

 

 

 

 

more news read:

 

al-zaxful akhdar

al-fajrul jadiid

al-shams

 

al-jamaahiiriyah

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

here is the overall main points of translation of those arabic news:

 

 

Somali president appreciates Ghadaffi efforts

-----------------------------------------------

President Abdullah Yousef of Somalia, expressed his profound appreciation of the efforts of the Leader of the Revolution in realizing security, peace and stability in Somalia and his keen interest in the territorial integrity of its land.

 

During his meeting with the Secretary of the General Peoples Committee in Tripoli, the Somali president expressed his hope for the continuation of the Leader's efforts to bring peace to this Arab African country.

 

Horizons of bilateral cooperation between the Great Jamahiriya and Somalia, as well as the ways and means to promote and develop it, were also discussed.

 

 

----------------------------------------------

 

President of Somalia / visits the house of the Leader

 

 

President Abdullah Yousef and his accompanying delegation visited the house of the Leader of the Revolution , that withstood the American NATO failing aggression on the Jamahiriya in 1986. He saw the effects of the aggression to which the house was subjected.

 

President Abdullah noted in the visitors' record the following:

 

This great house was the residence of the Leader Muammar al Gathafi which was subjected to the American NATO aggression. We regret that such injustices and aggression had taken place and we are happy that God saved the great Leader from that western conspiracy .

 

 

-----------------------------------------------

President of Somalia / lays wreath

 

President Abdullah Yousef of Somalia laid a wreath on the monument of martyrs of al -Hanni battle, one of the heroic battles waged by the Libyan free fighters against the Italian invading forces during Italian colonialism period and he read al-Fateha Soura as a mercy upon the pure souls of the martyrs.

 

President Abdullah Yousef also laid a wreath on the monument of the failed American NATO aggression against the Jamahiriya in 1986, and he read al-Fateha Soura as a mercy upon their pure souls. He also laid a wreath on the grave of the freedom fighter Mohammed Abdasslam Hamid Abu Miniar al-Gathafi and he read al-Fateha Soura as a mercy upon his pure soul.

 

 

-------------------------------------------------

 

President of Somalia / visits the house in Tajoura

 

 

President Abdullah Yousef of Somalia, visited the house in Tajoura, which the former decadent regime targeted to abort the revolutionary movement, being planned in that house, by attempting to arrest the Leader of the Revolution in this house after the former repressive decadent regime felt the seriousness of the preparations made by the leader of the revolution such as preparations to uproot that decadent regime.

 

President Abdullah Yousef noted during his visit to this house the following:

 

" I visited this place and thanks God for the victory of the great al Fatah Revolution, the humanitarian revolution " .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

^^^^LOOOOOOOOOOOOOOOOOl...!!

 

next he will be visiting the toilet used by the Great leader of the Jamahiriya, and the President Yusuf will be happy that in his life time he has seen a symbol of history.... :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^^^waryaa Juma, don't let Duke hear u saying that, the Yeey is doing well, Indhacade is trapped in Baydhabo, Shariif lost the action, what do we wait, we wait that YEEY will bring many Tikniko from Triboli to take part the Xaabsade-Indhacade-Madoobe-Gaduud exircise of who is stronger in action.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Nuune, many thanks for the translation.

Juma is just being himself, all sorry and sad and living the lie that Yusuf Inda Cade and likes can beat ina Yeey.. Keep dreaming..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rahima   

Tikniko from Triboli to take part the Xaabsade-Indhacade-Madoobe-Gaduud exircise of who is stronger in action.

You say it so jokingly, like it's not a possibility smile.gif .

 

A man such as CY (judging from his overly decorated war record) is more than capable of such acts.

 

But as per usual, who suffers, the innocent, mainly women and children, damn these men :mad: .

Share this post


Link to post
Share on other sites

let me add these let as wait when C/Y and Geedi land in Jowhar or any place in somalia to see what is going to hapen ppl like Indha cade and xaabsade lol. wareer badanaa dowladaan soo ma ka soo takto Kenya and at least show as something

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this