Jacaylbaro Posted May 13, 2008 Odayaasha Dhaqanka Beesha ****** ayaa shaaca ka qaaday in maamulo u gaar ah dadka soomaaliyeed ay samaystaan islamrkaana ka madax banaan dowlada KMG ah si ay u noloshooda u seefe gareeyaan . Afhayeenka Odayaasha dhaqanka beesha ****** Axmed diiriye cali oo saxaafada U warmayey ayaa shaaca ka qaaday inay taagersan yihiin maamulo gaar ah oo ay samaystaan Umada soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku abtirsada Beesha ****** . Axmed diiriye oo ay saxaafdu weydiisay su,aalo ay kamdi ahaayeen hadii maamulo ka madax Banaan dowlada KMG ah sow taasi Noqonmayso Mid dowlada kasoo horjeeda ayuu waxuu ku jawaabay ,adeer waxaan u malaynayaa inaysan Jirin dowlad macno badal lihi waayo waxayba u taag la,dahay goobihii ay joogtayu marka inta laga gaarayo Dowlad dalka soomaaliya u dhalata waxaa haboon in maamulo dadku inay samaystaan si Loo Helo deris wanaag iyo nabad . Hadalka nabadoon axmed diiriye ayaa kusoo beegmaya Xili ay Magaalada cadaado lagaga dhawaaqay maamul ka madax banaan dowlada KMG ah oo ay samaysteen dadka ku dhaqan deegaankaasi islamrkaana ay taageereen Odayaasha dhaqanka beesha ****** . Iskusoo Wada Duuboo maaha markii Ugu Horaysay ee ay ka hor Yimaadaan siyaasada dowlada Odayaasha dhaqanka beesha ****** iyadoo ay kal Hore ay sidan u cambaareeyeen Cidiamada shisheeye ee dalka ku sugan iyo dowlada KMG ah inaysan marnaba xal U keenayn Umada soomaaliyeed iyadoo ay shacabka la Gudboon tahay inay aayahooda ka tashadaan. afnugaal.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
wacdaraha_aduunka Posted May 13, 2008 seefe gareeyan looool Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted May 13, 2008 adeer waxaan u malaynayaa inaysan Jirin dowlad macno badal lihi waayo waxayba u taag la,dahay goobihii ay joogtayu marka inta laga gaarayo Dowlad dalka soomaaliya u dhalata waxaa haboon in maamulo dadku inay samaystaan si Loo Helo deris wanaag iyo nabad . He took the call of Maakhirian Shift Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 13, 2008 does that mean you agree with him ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites