General Duke Posted May 14, 2009 Hay’adda daryeelka Bulshada Puntland source Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 14, 2009 Xeer Madaxweyne. Wednesday, 13-May 2009 Garowe,Puntland:Waxa a xafiiska Madaxweynaha DGPl ka soo baxay xeer Madaxweyne oo Lambarkiisu yahay 32,kuna saabsan magacaabida agaasimaha Guud ee hay’adda daryeelka Bulshada Puntland.magacaaabid a Mas’uulkan ayaa waxa ay ka dambaysay ka dib markii ee golaha xukuumadda DGPl ay isku raaceen shirkii Khamiislaha ahaa in la dhiso Hay’ad u adeegta Bulshada Puntland sida Agoomaha,Danyarta,cu ryaamiinta iyo dadka waayeelka ah. Hadaba xeerkan ayaa waxa uu u qornaa sidatan: Xeer Madaxweyne Lr32 ee May10,2009,kuna saabsan Magacaabidda Agaasimaha Guud ee Hay’adda daryeelka Bulshada Puntland. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Puntland qodobkiisa 54aad faqradiisa 19aad. Markuu arkay: Baahida weyn ee loo qabo Agaasin guud oo ka hawlgala Daryeelka Bulshada. Markuu tixgeliyey: Aqoontiisa iyo waayo aragnimadiisa xaga agaasinka hawlaha bulshada. Wuxuu xeeriyey: 1.in Cabdishakuur Maxamuud Cilmi loo magacaabay Agaasimaha guud ee Hay’ada Daryeelka Bulshada Puntland(Puntland agency for social welfare-PASWE). 2.xeerkani wuxuu dhaqan gelaya marka uu saxeexo Madaxweynuhu. Dr:Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud. Wuuna saxeexay Madaxweynuhu. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 14, 2009 Hmm ,, good one Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 14, 2009 ^This is good, but where's the budget coming from? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdinasir Kadawo Posted May 14, 2009 ^coming from the sea I guess. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 14, 2009 ^^^If comes from the sea to help the welfare of the poor then whats the issue? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdinasir Kadawo Posted May 14, 2009 that's fine by me Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 14, 2009 ^^^If it was not "fine by you" then it would not make a bit of fifference would it now? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdinasir Kadawo Posted May 14, 2009 the only place i make difference is my home. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 14, 2009 ^^^Which is not in Puntland. Understood dear brother. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdinasir Kadawo Posted May 14, 2009 How do you know where my home is? I guess you are SOL's self-appointed psychic. But let me tell you that you are the most rubbish psychic in the world, because anything you have read about me turned out wrong. So give it up, bro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 14, 2009 ^^^I know what you represent and it aint Puntland adeer. You are one of those haters. Dont watch that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 14, 2009 M/weyne Faroole oo magacaabay hay'ad qaabilsan daryeelka hawlaha bulshada, & amar lagula dagaalamayo burcad badeeda. Garowe, May 14 | Wareegtooyin ka soo baxay madaxtooyada Garowe, uuna ku saxiixan yahay M/weynaha Puntland C/raxmaan M. Faroole ayaa lagu magacaabay: a) hay'ad qaabilsan daryeelka bulshada, iyo b) amar lagula dagaalamayo burcad badeeda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdinasir Kadawo Posted May 14, 2009 What irony, you accusing others for being haters. I may hate few individuals among others your warlord uncle Yeey and other warlords, but you - the biggest hater of all, you hate anyone not belonging to your clan, anyone who doesn't have same view as you, anyone who criticise uncle Yeey, anyone who criticise Puntland, shall I go on? No I leave it there. Having made my point you probably don't give F@CK what I think about you. But hey, guess what? I don't give F@CK either what you think about me. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 14, 2009 ^^^You are just angry that one has labeled you correctly. Your ironic response to this comment shows what you are deep down. A hater. Quote Share this post Link to post Share on other sites