Saalax Posted October 15, 2010 Wasiirka Ka Tirsan Maamulka Puntland Oo Maanta Qarax Lagula Beegsaday Badhtamaha Magaalada Boosaaso Boosaaso(OWN)- Wasiirka Warfaafinta maamulka Puntland Cabdixakiin Axmed Guuleed ayaa maanta Gaadhi uu saarnaa Qarax Lagula Beegsaday Badhtamaha Magaalada Boosaaso ee Maamul Goboleedka Puntland. Waxana ay wararku intaas ku darayaan in wasiirka uu soo gaadhay dhaawac fudud, halka uu hal qof oo kale uu dhaawac culusi soo gaadhay iyagoo saarnaa Gadhi nooca loo yaqaano Land Cruiserka marayeyna Badhtamaha Magaalada Boosaaso Aroornimadii hore qiyaas ahaan 0830 Subaxnimo. Ma ahan markii ugu horaysay oo mas,uul ka tirsan puntland qarax lagula eegto gudaha Magaalada boosaaso horay ayaa gudoomiyaha gobolka bari Sh Cabdi Xaafid Cali Yuusuf Qarax lagula eegtay gaadhigiisii oo aanuu nasiib wanaag la socon. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sophist Posted October 15, 2010 Inlaalilaah, that is my old mate- I was talking to him two days ago abut the footie! I hope it is not serious. S Quote Share this post Link to post Share on other sites