Xaaji Xunjuf Posted March 17, 2010 Originally posted by Jacaylbaro: I blame Garaad Saleebaan on this ,,, Garaad selebaans new nick is garaadka garowe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 17, 2010 War Deg Deg ah: Ciidamo Weerar ah oo ku Baxay B/ Wadal Wednesday, March 17, 2010 War hada naga soo gaadhay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegaya in ay halkaas ka baxeen maleeshiyo hubaysan oo wadata 5 tikniko ah. Maleeshiyaadkan ayaa waxay ku wajahan yihiin deegaanka Buura wadal oo ay ku sugan Yihiin Madaxdhaqameedyo ay ka mid yihiin Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil. Maleeshiyaadkan ayaa waxaa ay u badan yihiin ilaalada Faroole, ayadoo amarkaa ay qabaan uu yahay in ay weeraraan Ciidamada SSC iyo madax dhaqameedka ku sugan halkaas, Ciidanka SSC ee ku sugan duleedka magaalada Buura wadal ayaa ayaguna heegan galay waxayna diyaar u yihiin in ay ka jawaabaan Cadawga soo weeraray. Hadii dagaalkani dhaco waxaa ay noqonaysa markii koowaad ee si badheedh ah uu maamulka Puntland ssc ayadoo la rajeynayo in dagaalku ka wada qarxo gudaha magaalooyinka Puntland oo dhan maadaba ay joogaan askar SSC iyo shacaba kuwaasoo hubaysan. Wararka ka soo kordha lasoco goor dhaw, Horufadhi..com Quote Share this post Link to post Share on other sites