Xaaji Xunjuf Posted March 17, 2010 Maamulka Puntland Oo Isu Diyaarinaya In Uu Weerar Ku Qaado Buurawadal. Written by Jidbaale.com Wednesday, 17 March 2010 10:19 Garoowe(Jidbaale.com):-Wararka naga soo gaadhay magaalada Garoowe ayaa waxa ay sheegayaan in uu haantan ka socdo Madaxtooyada Puntland diyaar garow loogu jiro sidii loo weerari lahaa magaalada Buurawadal, halkaas oo ay ku sugan yihiin xubnaha Khusuusiga iyo madax-dhaqameed ay ka mid yihiin Garaad Jaamac Garaad Cali Iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil. Qorshan ay abaabulayso Puntland ayaa waxa hormuud looga dhigayaa sida qorshuhu yahay Wasiirka Ganacsiga Xasan Faarax Jaamac (Xasan Geerash), oo isagu aad ugu ololaynaya in uu hormuud ka noqdo weerarka Buurawadal. Arrintan ayaa waxa ay ka danbaysay ka dib markii uu saaka Xasan Faarax (Xasan Geerash) deegaanka Buurawadal kala soo kulmay waji gabax, isaga oo ula tagay qorshe uu ka waday maamulka Puntland Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, isla markaana uu ka diiday Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil arrimahan ay soo hordhigeen maamulka Puntland, oo soo wakiishay Xasan Faarax (Xasan Geerash). Xasan Geerash ayaa kula soo noqday magaalada Garoowe qayla dhaan iyo isaga oo sheegay in aanay arrin kale hor oollin maamulka Puntland aan ka ahayn in weerar lagu qaado deegaanka Buurawadal. Waxaana ilo xog ogaal ah oo ku sugan madaxtooyada Garoowe sheegeen in haatan loogu jiro diyaar garow sidii weerar loogu qaadi lahaa deeganka Buurawadal, iyada oo heegan la galiyey Tignikada Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/samad Cali Shire. Xasan Geerash ayaa sida la xusuusan yahay maamulka Hargeysa xilligii uu ka tirsanaa u adeegsan jiray qorshayaasha sidan oo kale ah. Arrimahan is daba socda ayaa waxa ay ka danbeeyeen markii shalay go'aamo ay soo saareen qaarka mid ah madax-dhaqameedka SSC iyo maamulka Puntland, kaas oo qeexay in loodaba fadhiisto maamulka Puntland wax ka qabashada Laascaanood, isaga oo uu maamulkuna sheegay in aanay hadda awood u lahayn in ay soo celiyaan Laascaanood ee laga sugo xilligay wax qaban karaan. Magaaladda Buurawadal ayaa iyana lagu ansixiyey shalay hoggaanka SSC Dr. Saleebaan Xaglatoosiye iyo Col. Cali Sabarey, ka dib markii golaha Khusuusigu kalfadhigoodii ugu horreeyey yeesheen shalay, iyaguna ay doorteen Guddoomiye, una doorteen Col. C/risaaq Gacamey. Jidbaale.com jidbaale.com@gmail.com Last Updated on Wednesday, 17 March 2010 14:01 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 17, 2010 Xasan Faarax Jaamac (Xasan Geerash) oo weerar ku ah Issimada SSC ee Jooga Buura (Buurowadal) 17.03-10 Wararka hada ka soo baxaya madaxtooyada Puntland ayaa sheegaya in uu jiro diyaar garow loogu jiro sidii loo weerari lahaa Magaalada Buurawadal oo ay ku sugan yihiin Issimada SSC oo ay ka mid yihiin garaad Jaamac Garaad Cali iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil waxaana wahiliya Dhamaan Golaha Khusuusiga. Qorsha Weerarka ayaa ka danbeeyay kadib markii uu buurowadal tagay Xasan Faarax Jaamac (Xasan Geerash) oo waday qorshe loo soo dhiibay kaasi oo ahaa in logo danbeeyo soo celinta Magaalada lascanood Maamulka Puntland. Waxaasi ganafka ku dhufatay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil unna sheegay “adigu kii iibsaday baad tahay Gobolka Sool beenta nagala tag. Xasan Faarax Jaamac (Xasan Geerash) ayaa carar ku soo galay magaalada Garoow kadibna sheegay in la weeraro Magaaalada Buurawadal, waxaana haatan la diyaarinayaa Tiknikadii Faroole iyo Col. C/samad oo ah madaxweyne ku xigeenka Puntland, waxaana tiknikadani Khaas u tahay madaxtooyada Puntland. Waxaanu idiin soo gudbin doonaa taariikhdii Xasan Faarax Jaamac (Xasan Geerash) Waxii wararka kala soco widhwidh online Yusuf Cali Nuur Xafiiska Radiowidhwidh ee Garoowe Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted March 17, 2010 Do the Garaad's have their own army in Buurawadal? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 17, 2010 Originally posted by NGONGE: Do the Garaad's have their own army in Buurawadal? I heard garaad jamac he has his own personal guard but I don’t think they have tiknikos and shit Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted March 17, 2010 Nonesenses and Stuff according to NGONGE. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted March 17, 2010 ^^ Which is why I asked about the Garaad's army. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted March 17, 2010 I would have beleive this if the attack was coming from SL but I see no reason and need from Puntland to attack Burowadal. It's all about kutiri kuteyn... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 17, 2010 Originally posted by A_Khadar: I would have beleive this if the attack was coming from SL but I see no reason and need from Puntland to attack Burowadal. It's all about kutiri kuteyn... So why is jidbaale and widhwidh reporting this, the most reliable khuusuusi websites Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted March 17, 2010 ^^ I don't know why and where they get their sources. I am not like many secessionists who only believe whatever their trusted clan based websites say. I do my own logical reasoning process. For this piece, I have to wait and find more facts to believe it. Logically I don't see why Puntland wants to attack Burowadal because technically it's under their control already and almost all Garaads are in Garowe having talk with the admin.. This is aint making any sense to me yet. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 17, 2010 The khuusuusi capital is in buurowadal , the khuususi cant go to tukaraq and it can go to garowe. U realize that right The same way Xaglajifiye cant go to garowe the khusuusi is trapped in between Somaliland And Farooles Militia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 17, 2010 This khuusuusi business is getting boring, it seems nothing is going to change in sool and it will still be under somaliland no matter how many "khuusuusi" tuulo meetings are held. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted March 17, 2010 ^^Are you sure, Sacad ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 17, 2010 I said it seems when did i said i was 100% sure? Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted March 17, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: The khuusuusi capital is in buurowadal , the khuususi cant go to tukaraq and it can go to garowe. U realize that right The same way Xaglajifiye cant go to garowe the khusuusi is trapped in between Somaliland And Farooles Militia. Aa saad isleedahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 17, 2010 I blame Garaad Saleebaan on this ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites