Malika Posted May 16, 2008 The clouds of uncertanity was looming over Jac's head yesterday..In the troll thread he mentioned something about there being tensions in SL..hmmm could it have been his way of coping with this anxiety he was feeling yesterday..hence his posting this thread while under stress.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 17, 2008 looooool@malika,, these odayaal were part of the tensions as well ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted May 17, 2008 Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Waxa anshax xun kuwa dagaal iyo dhiig muslin ku baaqaya ee u guntan habeen iyo maalin sidii ay maatada ugu khamaari lahaayeen ,,,, they should be ashamed. Waxa ka sii anshax xun kuwa kula midka ah ee difaacaya ee raba dadka dhimanaya inay debedda iyo TV yada ka daawadaan lakin aan lahayn xiniinyo ay qori ku qaataan oo ay ragga isku arkaan ,,,,,,,,,,, Belo, war maandhoow wiilku indha adakaa horta? War nimankaad shaley ku soo duusheen ee aad maatidooda barakiciseen 'in the name of Somaliland' ayaad maanta na leedahay inay iska kiin cesheen waa 'diigyo cabnimo'? Adeer if you want to do a hat-trick, perhaps it'd be more fitting if you come up with a more elaborate trick. This one (which by the way comes across as hypocritical) surely is too obvious for even habarta bowd-ka joogta . Pull a different kind of wool over our eyes and we might have delude ourself into thinking you've done it . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 17, 2008 Yaa ku soo duulay horta ?? ,,,,,,, Wuxuu ahaa kacdoon ay dadku sameeyeen oo bugland meesha lagaga saarayay with the support of Somaliland of course ,,,,,, cid meeshooda laga qabsan karaa ma jirto hadii run la isu sheegayo imikana dadkii deegaanka uun baa meesha maamulaya ,,, haday rabaan bal ha soo duulaan tageen then aynu aragno cidda ku dhimata ,,,,,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted May 17, 2008 ^^Somaliland supporters-ka, goormay yimaadeen LaasCaano? Ka hor se yaa ka talinayey? Ciddii ka talineysey haddii ciidan duullaan ah ku yimaado, iyaga iyo maatidoodiina qaxaan, taa maxaad u taqaan? Qaraabo salaan? 'Unaided' local uprising? miyaad tiri? Adeer you got good comedy . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 17, 2008 Afartii meesha ka talinayay dadkoodii baa ku kacay oo meesha ka eryay iyaguna qaarna way soo noqdeen qaarna waaka garowe afku ku dheeraaday ee harraadku ku dili gaadhay ,,,,,,, ma waxaad i leedahay cid kele ayaa timid oo laaska qabsatay ?? ,,, walee waxaan garan la'ahay inaad ogaan isu indho tirayso iyo inay bes kaa tahay ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites