Qudhac Posted December 8, 2008 somaliland will defend its borders from those uncivilised barabarians from puntland, who live in the 15th century. Aint i proud of my Nation Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 8, 2008 I just love when Xunjuf and Duke are debating ,,, don't know why Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ms DD Posted December 8, 2008 Qudhac qac baad tahay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted December 8, 2008 So duke's argument is Pirates can't be stopped? lol. The nato warships couldn't stop them, because they never knew where these pirats operate and how . SL having better luck doesn't surprise me at all. SL navy may not be the answer to all piracy, but this Maydh we talking about here. That is our backyard. I am pretty sure the SL navy, however powerful or otherwise can man handle them. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 9, 2008 We have our own ways to deal with the pirates ,,, not coz we have carriers but there is always another way. Xoog maaha ee waa xeelad ,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 9, 2008 Secessionists as a whole. You can not be serious about this nonsence, oops you are. The EU is sending warships to tackle the pirates, the UN is passing resoloutions to deal with the pirates. The whole world wants to know about the Pirates. What on earth is a non recognised basket case region of the poorest country in the world going to do to the Pirates? Nothing lads. Qudhac, how are ya mate, still mad about $150 million dollars taxes collected by the Eyl contingent? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted December 9, 2008 jacayl indeed its not about mighty warships but the knowledge of locality. duke like i said before you were yesterday story, today you not relevant, sorry mate thats politics, so stopp begging for attention. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted December 9, 2008 Duke lool...did you forget the pirates are desperate fishermen as well? lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 10, 2008 Waar those pirates are managed by a high level committee ... that is why the guy is mad about the SL fighting against them if you know what i mean ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 10, 2008 Ciidanka Illaalada Xeebaha Somaliland oo ku Dabajira Budhcad badeed la Sheegay inay Dhuumasho ku Soo Galeen Xeebta Laas-Qoray iyo Jasiirrada Rabshiga ee Gobolka Sanaag Hargeysa (Qarannews)-Ciidanka ilaalada Xeebaha Somaliland ayaa hawl gal ka wada Gobolka Sanaag, taasoo ay ku baadi goobayaan budhcad badeed la sheegay in ay firxad ku soo galeen deegaano ka mid ah xeebaha gobolka Sanaag. Ciidanka Illaalada Xeebaha oo uu hogaaminayo taliyaha Ciidanka ayaa shalay galinkii danbe ka ruqaansaday fadhiisimadooda Maydh iyo Xiis si ay gacanta ugu soo dhigaan budhcad badeeda soo galay Xeebta Laas-qorey iyo Jasiiradda Rabshiga. Warkan waxa uu xaqiijiyay Taliyaha Ciidanka Illaalada Xeebaha ee Gobolka Sanaag Mr. Maxamed Yuusuf Maxamuud (Otto) oo kolkaa ku sii jeeday isaga iyo ciidankiisuba deegaanada Laasqorey iyo Jasiiradda Rabshi.. Taliyaha Ciidanku waxa kale oo uu sheegay in Budhcad badeeda Soomaaliya ay ku soo biireen rag uu sheegay inay isugu jiraan Yemeniyiin iyo Hindi iyo Ajanabi kaleba kuwaas oo isu xulufaystay inay Qafaashaan Maraakiibta, taasoo ay ka helaan dhaqaale badan. Waxa kale oo uu Taliyuhu noo xaqiijiyya in Budhcad badeedan soo gashay Deeganada Xeebaha gobolka Sanaag ay ka yimaadeen meesha la yidhaahdo EYL iyo Nawaaxigeeda oo ka tirsan Gobollada Dhexe ee Wadanka Soomaaliya isla markaan ah Meelaha ay budhcad badeeda Soomaaliya kaga duusho maraakiibta Maraya Biyaha Gacanka Cadmeed iyo Badweynta Hindiyaba. Taliyuhu waxa kale oo uu intaa ku daray in Budhcad badeedan oo waayadan danbe Afduubkii Maraakiibta ka heshay dhaqaale Xoogle ay Sheer (Share) wadaagaan Masuuliyiin badan oo ka tirsan Maamul Goboleedka Puntland ee Somalia iyo Ganacsatada Waawey ee reer Puntland qaar kamid ah. Isaga oo taliyuhu ku tilmaamay in aan la kala garanayn maamulka Puntland iyo nimanka Budhcad badeeda ah ee weerarada Ba'an ku haysa Maraakiibta. Quote Share this post Link to post Share on other sites