Sign in to follow this  
ansaar17

Mid ka mid ah Shaqalaha Tigreega oo ay waraysatey BBC Africa

Recommended Posts

ansaar17   

25/02/2007, Onkod News, Muqdisho: Madaxweyanaha Dawladda kumeel gaarka Soomaaliya cabdulaahi Yusuf Axmed ayaa ka sheegay BBC Focus on Africa mar su'aal la weydiiyay sida uu u arko hadalkii Xuseen Caydiid ee ahaa in Soomaaliya iyo Ethiopia la isku dari doono ayaa waxaa uu ku jawaabay Cabdulaahi Yusuf" Anigu nin fayow uma arko Xuseen Caydiid'' waxaa Wariyuhu uu ku celiyay sideed xubin ka tirsan Dawladda ugu sheegaysaa qof aan caadi ahayn ama waalan waxaa uu ku celiyay'' hadii Xuseen uu yiri hadalkaas in Ethiopia iyo Soomaaliya la isku darayo waxaan u arkaa nin waalan''

 

Codkaasi waxaad ka dhagaysan kartaa Idaacadda Focus on Africa ee London fadhigeedu yahay.

 

waxaadna ka gali kartaa webkan: http://www.bbc.co.uk/worldservice/focusonafrica/

oo aad ka dhagaysan karto waraysigaasi.

 

Dhanka kalana Xuseen Caydiid oo Khadka Taleefanka ugu waramayay Onkod News isagoo ku sugan meel aan soomaaliya ahayn isla markaana codsaday in aan meesha uu joogo la sheegin ayaa sheegay in '' hadalka cabdulaahi Yusuf uu yahay mid ka tarjumaya aqoontiisa Siyaasadeed isla markaana uu Odaygu laftiisu yahay qof aan Caadi ahayn hadii uu aniga igu tilmaamay nin waalan ayuu Xuseen u sheegay Onkod News.

 

Caydiid waxaa uu intaasi ku daray in aanu isagu rabin in Soomaaliya lagu daro Ethiopia hase yeeshee uu ula jeeday xiriir dhexmara labada dal oo daris ah.

 

Hadaba Dhagaystoow sideed u aragtaa dawladda iyo Khilaafka labadan Mas'uul u dhaxeeye ee midba midka kale ku tilmaamayo qof waalan.

 

kusoo *** fikirkaaga emailka: onkod@london.com

 

Onkod News, Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D at 'shaqaalaha Tigreyga.'

 

Meesha hadana maanakoobiyonimo mee isku badashay?

 

Hebel asagaa waalan; maya, asagaa qac eh; maya, kaas aa jinoole eh; maya, kanaa lagu jiraa; maya, maba fiyoowa ninkaas; maya, naftirkiisa ayaa lagu buuqaayaa; maya, buufis aa ku dhacay; maya, waa lagu soo degay; maya, kistoo ayuu qafiifay; maya isla hadalka ayaa ku batay; maya, saarka in laga tumo waaye; maya, booramaha aa kistoo soo salaamay ... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this