RedSea Posted April 1, 2009 Hargeysa, Somaliland(Badacasonline)...Wa rar degdeg ah oo haatan naga soo gaadhay xarunta dalka Somaliland ee Magaalada Hargeisa ayaa waxay sheegayaan in sideed Dal ay maanta ku dhawaaqeen ictiraaf buuxa ay u fidiyeen Somaliland. Artinani waxay timid 18 kadib markii ay Somaliland lasoo noqotay Qaranimadeedii 1960 ka luntay taarikh markay ahay 1991. Wasiirka arimaha dibada mudane Abdullahi Mohamed Ducaale ayaa waxa uu sheegay in Somaliland ay mutaysatay aqoonsigeeda aduunwaynuhuna kala soo daahay, laakin uu Ilaahay umahad naqayo in samirka iyo mintid nimada somaliland aakhirkii ay midho dhashay. Wadamada haatan soo dhaweeyey Somaliland ayaa waxaa ka mid ah South Africa, Ghana, iyo Rwanda oo Africa ah iyo England, France, Norway, Sweden, Findland iyo Balguim. Waxaa kale oo lafaliyaa ee Maraykanu isna uu ku xigi doono. Waxa kale oo uu sheegay in imika usuurto galayso dalka in ay la macaamili karaan aduun waynaha, horumar baaxad wayna ay ka keeni doonaan. Sidoo kale maanta axsaabta dalka, wasiirada baarlamanka iyo guurtida ayaa maanta fagaaraha Khayriyada ee magaalada Hargeysa kala hadlay kumanaan qof oo muwaadiniin ah oo iyagu isusoo baxay kadib markii ay warkan farxada leh ay ku waa bariisteen. Hadaba waxaanu waraysi layeelanay Qawdhan Maygaag Warsame oo isagu ka mid ahaa dadkii maanta isu soo baxay waxaanu uu yidhi " wallahi maanta waa maalin aad iyo aad u farxad wayn. In badan ayaanu geed gaaban iyo mid dheer ba u fuulnay si aanu ictiraaf uhelno. Waxaa aad iyo aad ugu mahad celinayaa Rabbiga caza wajalaha ah ee maanta nagu guuleeyey in aanu helno xaqayagii Qaranimo oo runtii naga maqnaa in badan". Halkan kala soco waxii tafaasil ah ee soo kordha. Maxamed Cali Xasan. Hargeysa, Somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 1, 2009 cool....Is not April fools day is it Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 1, 2009 ........ APRILLLLLLLLLL Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 1, 2009 ^Waraa Jb wali ma foolaneysaa? Red...Since you are devout..Isn't April fool's day anti-Islamic? Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted April 1, 2009 April??? this news is real. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 1, 2009 ^Ootay...recognition aa...dude,the ruling party is accusing Kulmiye of plotting coup, and setting up government in Burco come April 6. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted April 1, 2009 Hargeysa, Somaliland(RsNews) Major European powers, including France,Britain, along with the United States, officially recognized Somaliland, even as officials took pains to point out that it should not serve as an invitation or precedent for other groups hoping to declare independence. As a result, the reverberations were felt from now neighboring countries Somalia, Djabouti, Ethiopia and Kenya. In a letter to Dahir Rayaale Kahin, UK Prime minsiter Gordon Brown wrote “On behalf of the Majesty Queen Elizebeth and the British people, I hereby recognize Somaliland as an independent and sovereign state. I congratulate you and Somaliand citizens for having taken this important step in your democratic and national development.” Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 1, 2009 ^I guess you have abandoned Godane and Ceyrow's cause. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdulladiif Al-Fiqih Posted April 1, 2009 ^Che-nimanka hadi recognition heleen xaad uggu diidi boowe? Allow sahal. Shankaroon sidkeediina dhaaftey dhalina-weysay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted April 1, 2009 Originally posted by Che -Guevara: ^I guess you have abandoned Godane and Ceyrow's cause. Nice try. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 1, 2009 ^Not really..You like to have your and eat it too, but that's here nor there. Geenyaale...I don't think any say whether they are recognized, but I'm opposed to secession. But it does happen, I hope it facilitates the Balkanization of Ethiopia. I would like to see Oromia and Ocadenia! Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted April 1, 2009 Why is everything debateable with you? Dig up old archives where we discussed this before. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted April 1, 2009 Originally posted by Mujahid:RedSea: Meeshan Rag La'aan aa kajirto ..halo ciidamiyo ....maxaa garbasaar tafta lagu dhagan yahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 1, 2009 Imisaad isa saari lahayd adigu ? Quote Share this post Link to post Share on other sites