Abwaan Posted October 29, 2008 STRAIGHT FROM THE ARCHIVE OF ABAAQAROOW! Breaking News Wasiirka Arimaha Dibada dalka Ethiopia oo maanta Booqasho Kuyimida Magaalada Muqdisho. iyo Halyeeyda Jabrti oo shir kuleh Madaxtooyada Muqdisho. (Abaaqaroow)- Wasiirka Arimaha Dibada dalka Ethiopia Halyeey siyuun Misfin ayaa maanta ka soodagaya degay Garoonka Aadan Cadde international ee Magaalada Muqdisho. Halyeey Siyun Misfin ayaa kulan gaar ah waxaa uu kula qaatay Xarunta Madaxtooyada ee Vila Somalia Madxweeynaha Dowlada KMGS Halyeey Cabdullaahi Yuusuf Axmed Xafidahullaah kulankasi oo aan si dhab ah loo ogeeyn labada masuul waxa ay uga wada hadleen labada halyeeya ayaa ah saaxiiba aad iskugudhawah dhanka siyaasada. Halyeey Siyum Musfin oo aan la shaacinin Imaanshiisa Muqdisho, ayaan ilaa iyo hada la ogayn inta uu dalka joogayo, iyadoo uu dhowr jeer oo horay yimid magaalada Muqdisho, halkaas oo kulamo kula yeeshay Madaxda sar sare ee Dowladda Soomaaliya. Waxaa la arkayay ciidamo lixaad leh oo wata taangiyo iyo Madaafiic Waaweeyan ah ayaa la dhigay wadada isku xirta Villa Soomaaliya ilaa garoonka Diyaaradaha Muqdisho, iyadoo ay soo gelbiyeen wasiirka arrimaha Dibadda Itoobiya Halyeey Siyum Musfin Ciidamada Amisom ee hoos taga Midowga Afrika. Booqashada uu Wasiirka Arimaha Dibada Ee Dalka Ethiopia uu ku yimid Dalka Somalia ayaa waxaa noqoneeysaa tii labaad ee uu dalka ku yimaado tan iyo markii Xilka Loo magacaabay Ra’isul Wasaare Md.Nuur Cadde. Wixii Warar ah ee ku soo kordho kulankasi kala soco Abaaqaroow hadii uu illaah inoo Saamaxo. Xafiiska Wararka Abaaqaroow.com 29.03.2008 Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 29, 2008 As you might have known for long time , or heard of, a sick man owns that website, he is well known, and used to be what is called "da.baqoodhi" for Tigreey when he was there long ego, and upto now, he is in Sweden, and runs his breakin news from Gothenburg. Anyone else know this guy, am sure alot of you know or heard of him!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdulladiif Al-Fiqih Posted October 29, 2008 ^ I have seen the hate and filth that he writes. Ninku reer nacabaa waxaas usameeyaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites