Sign in to follow this  
Koora-Tuunshe

Eritrea: Hardline Somali opposition confess their Arab financiers

Recommended Posts

Qaahira: Isbaheysiga Asmara oo shaaca ka qaaday in ay dhaqaale & Taageero kale ka helaan Dawlado Carbeed.

 

Qaahira(AllPuntland)- Hogaamiyaha Isbaheysiga la baxay Dibu Xoreynta dalka Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa shaaca ka qaaday in ay dawlado Carbeed ka helaan dhaqaale & taageero Siyaasadeed.

 

Hogaamiyahan oo ka hadlayay magaalada Qaahira oo uu hada joogo ayaa sheegay in ay Xukuumada Masar ka heleen Dhaqaale fara badan wuxuuna sheegay in ay Masar dhaqaalahaasi ugu talagashay sidii dalka Soomaaliya looga saari lahaa Ciidamada dalka Itoobiya.

 

Sheekh Shariif wuxuu sheegayaa in aysan Masar ka helin wax hub ah ,markii ay soo baxday Eedayn ka timid dawladda Faderaalka ee Soomaaliya oo ku aadan in hub ay Masar siisay Kooxaha ka soo horjeeda dawladda faderaalka ee Soomaaliya.

 

Sarkaalkan ka tirsan Isbaheysiga Asmara wuxuu kaloo shaaca ka qaaday in ay wadamo kale oo Carbeed ka helaan taageero badan ,balse wuxuu diiday in uu sheego halka ay Hubka ka helaan.

 

Qiritaanka in ay Isbaheysigan dhaqaalaha ka helaan dawladdo Carbeed ayaan meesha ka saareyn in ay dhici karaan talaabooyin kale oo ku aadan taageero Hubeed oo lasiiyo Isbaheysiga Kooxaha ka soo horjeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.

 

F. C. Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Important Notice

 

Fadlan address me as ADAN HASHI CEYROOW(ex-Abtigiis & Tolka) when replying to my comments or posts. I need to keep the name of the hero stay on the lips of Somali's for a long time.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this